Ayub Amin

Ayub Amin وإنِّي صابر كما أمرتني فبشِّرنِي كما وعدتني

Waa wax iska caadi ah in tixsigu ku d**o alaabta furan.
04/11/2024

Waa wax iska caadi ah in tixsigu ku d**o alaabta furan.

03/11/2024

There's no substitute to hard work

“ Marka aad bilawdo inaad wax uun ka shaqeyso, haka baqin in aad guuldareysato hana ka tagin. Dadka sida daacada ah ugu shaqeya waa dadka ugu farxada badan”

31/10/2024

في السماء جنة وفي الأرض أمي

22/10/2024

Rabigeenow hadey nooga sugnatay boos Janadaada
Nagu-sug (xaqa) ilaa aan kala kulano adiga,
Hadey noo sugnaatay taa badal-keda
Allow Na hanuuni.. Na hanuuni .. Na hanuuni,
ka nadiifi Qalbiyadeena Xumaanta
Dib nogu celi xagaaga celin Quruxsan 🍁

21/10/2024

قَالَ يَٰقَوْمِ لَيْسَ بِى سَفَاهَةٌ وَلَٰكِنِّى رَسُولٌ مِّن رَّبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ❤️

Nabi Huud wuxu waaniyay Tolkiisi Qowmu caad aha wuxu u shegay iney ka haraan asnaamta ay caabudan o ay Alle kaliya caabudan isaga cid aaan aheyn aysan xaq u leheen in la caabudo.

Reer Caad Marki xaqa loo shegay kadib wexey dheheen : Waan ognahay ina rabto inaa Ilaahyadena ka tagno o hal ilaah kaliya Caabudno, waxeyna ku tilmamen inu yahay mid caqli gaaban o beenale ah, Wey aflagadeyen Nabigi dhama o loo sodiray Risaaladana loguso dhiibay ahana ergay Alle dhankiisa ka socdo iyagana ka dhashay o aan ahen nin meelo kale iyo dad aysan garanen ka yimid.

Jawaabtas xun ka dib Nabi Huud wuxu bilaabay inu Naftiisa ka difaaco waxa xun ay ku tilmaamen una cadeeyo shaqadiisa waxa ay tahay, isago u marayo hab asluub iyo xigmad leh wuxu ku dhahy : Qoom keygiyoow ma ihi waxaad igu timaameysan iimana sugnan nooc ka mid ah noocyada caqli gaabnida ah lkn waxan idinla imaaday xaq ka yimid xaga Rabiga Caalamka Abuuray.

Xigmadaha aayada 67 suratu Al-Acraaf ay xambaarsan tahay waxa ka mid ah : Qofka marku ku caaayo in aad iska diido iskana bari yeesho wixi aadan aheyn o u kugu tilmamay aad dhahdo " Maihi waxas" sida Nabi Huud o kale waxa isku bari yeelay Nabi Nuux marki ay Qoom kisi ku dhehen: waxan kuu aragna in aad baadi ku sugan tahay, wuxu ugu jawabay : ma ihi mid Baadi ku sugan, kadibna wuxu u cadeyay inu yahay Rasuul Alle xagiisa ka socdo.

Qur'aan ku wuxu na baraaya asluubta hadalka iyo jawaabaha ugu quruxsan e lasiiyo kuwa dadka ceebeeya ceebta aadan laheyn raba in ay dusha ka saraan;

Dadku wey ku caay doonan xita hada tahay qofka ugu wanagsan bulshada, sas awged muhim mahan in lala yaabo caay dooda sabab to waxaa horaay loo caayaay Rusushi Alle soodiray, waxa mihiim ah in jawaab asluubeysan aad siiso.
❤️❤️❤️

18/08/2024

Dunida Culeys baad ku tahay⌛
#𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐚

وَمِنْ ذُرِّيَّتِنَا أُمَّةً مُسْلِمَةً لَكَ ♥
15/06/2024

وَمِنْ ذُرِّيَّتِنَا أُمَّةً مُسْلِمَةً لَكَ ♥

08/06/2024

𝐓𝐨𝐛𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐬𝐨 𝐛𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐝𝐢𝐥 𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡 waxay boos weyn ah ka jogan islamka dhaxdisa waa maalmo leh faa'iidooyin iyo fadli, waxana ka mid ah :

1. 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐨 𝐚𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚 : acmaasha wanagsan e la sameeyo maalmahan waxa laga hela ajir wayn o mudaacaf ah ( laba'laab ah)
2. 𝐖𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐓𝐨𝐰𝐛𝐚𝐝 𝐤𝐞𝐧 𝐚𝐡 : waa fursad towbad ken ah mudan in Alle loola noqdo qalbi saafi ah iyo camal wanagsan
3. 𝐔 𝐢𝐬𝐭𝐚𝐚𝐠𝐢𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 : soomida sagalka maalin e ugu horayso bisha Dil-xij waa acmaal wanagsan o uu adoonku ugu dhawanayo Rabigiis
4. 𝐒𝐨𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 : Soonka maalinta carafo e ah malinta sagalad waxa laga hela 2 sano o dambi dhaaf ah waana malin badi muslimiinta ay u sooman sida soon wajib ah o kale qiimaha ay ledahay awged
5. 𝐃𝐢𝐤𝐫𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐤𝐛𝐢𝐢𝐫 : Alle kaligis o la weyneyo waa acmasha logu jecelyahay uguna qiima badan maalmahan
6. 𝐗𝐚𝐣 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐦𝐫𝐨 : Xajka iyo Cumrada oo la guto maalmahaas waa mid faa’iido weyn leh, xajiguna u ka noqonayo dambiyadisi horay o dhan xalay dhalay.
7. 𝐐𝐚𝐲𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐔𝐝𝐱𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 : Udxiyada maalinta gowraca waa mid loogu dhawado Alle si looga mahad naqo nicmadisa
8. 𝐒𝐚𝐝𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐱𝐬𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 : Waa maalmo labadiyo sadaqada iyo sama falka lo samenayo masakinta iyo dadka dhibataysan
9. 𝐀𝐪𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 : Badinta Aqrinta Qur'aanka iyo ku tadaburidisa, ahlul Qur'aan ku aadbay u badiyan aqrintisa maalmahan sharafta badan leh.
10. 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐢𝐛𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚 : Ku dadalida in saladaha lagu ilaliyo waqtigoda iyo kor dhinta sunoyinka iyo caawimada dadka nooc walbaa ay noqoto

Maalmahan waa maalmo qiima badan Alle subxanahu watacala u ku dhaartay waxaa loo arkaa fursad weyn oo ay muslimiintu ku kordhin karaan u dhawaanshaha Eebbe iyo kor u qaadida niyadooda iyagoo adeegsanaya camal wanaagsan iyo badinta cibaadooyinka kala duwan sida salaad, Qur'aan aqris, Sadaqo, Sama falka iwm.

عشر ذي الحجة𝐓𝐨𝐛𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐞 𝐃𝐮𝐥-𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡 waa tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah sida ku cad jadwalka Hijr...
07/06/2024

عشر ذي الحجة

𝐓𝐨𝐛𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐞 𝐃𝐮𝐥-𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡 waa tobanka maalmood ee ugu horreeya bisha Dul-Xijjah sida ku cad jadwalka Hijriyada.

𝐍𝐚𝐛𝐢 םבםב ﷺ wuxu dhahay : Majirto maalmo la sameyo camal wanagsan o u Alle ka jecel yahay maalmahan ( 10 ka Dul-xijah)

Maalmahan waaa maalmo faa'iido gaar ah u leh 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 kana qiima badan maalmaha sanadka intiisa kale sida darted waxaa haboon in la kor dhiyo ama la labo jibaaro sameynta acmaasha wanagsan

Waxaa ku beegan xiliga 𝐗𝐚𝐣𝐤𝐚 ee Muslimiin malaayin ah soo camiraan beydka Alle si ay u gutaan acmaasha xajka.

Waxaa maalmahan ka mid ah maalinta 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐟𝐨 oo lagu tiriyo maalinta ugu kheyrka badan sanadka marka loo eego dadka muslimiinta ah, iyadoo dhamaadka ay ku beegan tahay maalinta Ciidul Adxaa.

Qiimaha weyb ay keyihin maalmaan awged 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 Rabi kuma dhaarto ila shay misan culus mooye.

Maalmihi fadliga badna khayrka iyo barakada laha bishi xambarsaned aya ino dhalatay cawo 𝐃𝐮𝐥 𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡 𝟏𝟒𝟒𝟓
06/06/2024

Maalmihi fadliga badna khayrka iyo barakada laha bishi xambarsaned aya ino dhalatay cawo

𝐃𝐮𝐥 𝐱𝐢𝐣𝐚𝐡 𝟏𝟒𝟒𝟓

14/05/2024

رَبِّ اغْفِرْ لِي وَهَبْ لِي مُلْكًا لا يَنْبَغِي لأحَدٍ مِنْ بَعْدِي
Wuxu ku bilabay 𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐒𝐮𝐥𝐚𝐲𝐦𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐝𝐢𝐬𝐚 Towbad iyo Istiqfaar
Sababto ah majiro shay u hor istagi karo aqbalka ducada sida dunuubta o kale

Waxa laga yaaba adoonka inu waydiisto Rabigiis shay,
Balse waxa u dhexeya isaga iyo ijabaduna ay taha danbi u isaga galay

Haday Jawaabta ducadada soo daahdo xisaabaat-kaga dib ugu laabo
Fiiri danbiyada aad ku dhax hafatay, sababtas aya lagaga xabisay jawaabta ducadada

Haku fakirin in sababta wax lagu siin waayay ay tahay inad wax wayn dalbatay awgi, shay Alle aktisa wax wayn ka ah ma jiro

Wakan 𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐒𝐮𝐥𝐚𝐲𝐦𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐚𝐲𝐡𝐢 𝐒𝐚𝐥𝐚𝐦 𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐰𝐞𝐲𝐝𝐢𝐬𝐭𝐚𝐲 in isaga loo saqiro 𝐉𝐢𝐧𝐤𝐚 iyo 𝐃𝐚𝐛𝐚𝐲𝐬𝐡𝐚 iyo 𝐥𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐦𝐛𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚

Alle waa uu siiyay 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐨𝐨𝐝, lkn wuxu ugu horayn ku bilawday towbad inta uusan Alle wax waydisan ka hor
#كتاب رسائل من القرآن

Waxan ka faidaystay fursadi uso bandhigay Ustad Mohamed Muse Hassan  o ah agaasimaha SIMAD Innovation Lab  fursadaso u  ...
29/04/2024

Waxan ka faidaystay fursadi uso bandhigay Ustad Mohamed Muse Hassan o ah agaasimaha SIMAD Innovation Lab fursadaso u kuso bandhigy Astaan TV barnamijkeda 𝐀𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐓𝐚𝐥𝐤 qof walba o ka faidaystay wuxu nasib u yeshay inu koorso wax barasho free ah ka heli helo 𝐏𝐥𝐚𝐭𝐟𝐨𝐫𝐦 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 e 4,500+ o courses halka ku diyarsana ayan ka xushay mid aan aad u xiisenayay o ah 𝐁𝐄𝐂𝐎𝐌𝐈𝐍𝐆 𝐀𝐍 𝐄𝐍𝐓𝐑𝐄𝐏𝐑𝐄𝐍𝐄𝐔𝐑 o qima ahan dhan 69$ waxa farxad wayn ah in ka badan 3,000 dhalin yaro Soomaaliyeed in ay fursad u helan inay wax ka bartan Platform ka qarashaka ku baxayo qimihisaa ku dhawyahay 𝟏𝐌 $ hadi ay fursadawali si jirtana waxa si kordhayo tirada dhalinta ka faudaysataa iyo qarashaka ku baxayo runti howl yar mahan si sahlana kuma iman arinkan

Ustad kaalinti loga fadhiyay Qaranka ayad dusha u ridatay 𝐀𝐣𝐢𝐫 𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐄𝐛𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐲𝐨 fursad baahi wayn lo qabay ayad waqti badan iyo juhdi wayn ku bixisay xalinteda masha Allah

waxan macqul ah in janiska wali furanyahay nasibkaga tijabi link hoose fur halka iska diwan gali o ka faidayso

𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐬𝐨 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐦𝐨𝐭𝐨 𝐛𝐚𝐣𝐚𝐣 marka wax yar soconay darawalki ba arkay wiil dhinyaro wadada tagan wuxu iga...
14/04/2024

𝐆𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐣𝐢𝐦𝐜𝐨 𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝 𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐬𝐨 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐦𝐨𝐭𝐨 𝐛𝐚𝐣𝐚𝐣 marka wax yar soconay darawalki ba arkay wiil dhinyaro wadada tagan wuxu iga codsaday inu motada saarto wan ka aqbalay way heshiyen wunaso raacay wax aqoon ah uma lihi labadoda

Wiilka wuxu u muuqday nin dhalinyaro 25 jir ah wax yar marka soconay 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐥𝐚𝐬𝐨 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮 si uu u saarto ishayda ine aragto marabo wu qarsanaya ane haadka bajajta ayan si toos ah uga jeda isna maadama aan si toos ah u fiirinaynin wuxu u qatay ina u jedin o aan bojesanahay 𝐬𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐬𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐚𝐲𝐮 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮𝐠𝐢 haadka kala socda isla marki waxan galay fakir ku saabsan habki aan ku siin laha talo walalnimo oo wanagasan hadan si tooa ah ula hadlo waxan ka baqay inu xanaqo maxa afaarahayga kuso galiyay cml waan u fakirar wax yar kadib qorsha iguso dhacay talefanka dhagta saartay waxan iska dhigay sida ina qof la hadlayo shekadan hoose ayan dhaga hadal uga dhigay yanka kabo banoni ayu watay

𝐀𝐬𝐜 𝐞𝐝𝐨 𝐬𝐞𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐢𝐧𝐤𝐢 𝐰𝐚𝐥𝐢 𝐛𝐚𝐥𝐰𝐚𝐝𝐢 𝐰𝐮 𝐢𝐬𝐭𝐢𝐜𝐦𝐚𝐥𝐚 𝐦𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐞𝐬𝐭𝐞 𝐚𝐲𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐢𝐬𝐢 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐤𝐮𝐬𝐨 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐚𝐛𝐮𝐮 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐚𝐧𝐨𝐨𝐧𝐢 mahan nin rabaa inu wax barashada heer ka gaaro shaqana qabsado e ninkas waqti yusan naga lumin hadu nin fican noqdo wax walba diyar ula nahay lkn intu waxan qaldan ku jiro isma na qaano 😃 𝐦𝐞𝐬𝐡𝐚𝐬 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐞𝐬𝐨 ayu si dag dag ah lacagti bajajta u diray halkasna noga haray isago ila dagalin iguna xanaqin taladayda hadu rabo yusan qadane dhagihisa ay ku dhibcen 😄 Talo iyo canan ban isugu daray ano aqoon

𝐓𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚𝐬 𝐡𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐮𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 wiilka side kuula muqata bal miisan ila saar

Ayub Amin

14/04/2024

🇮🇱 Israel xalay waxay u ahayd haben aysan arag tan iyo 1948, waxay la kulantay dharbaxo kaga timid Iran taso jawab celin u ahayd werarkeda safarada Iran e Suria

Yuhudu ma filaynin in weerar toos ah laguso qaadi karo iyado gar iyo gardaraba tagersanyihin Marekan, Uk iyo xulafadoda Europ

Qur'aan ku wuxu ino shegay cadawga islaamka ugu daran inay yihin Yuhuuda

لَتَجِدَنَّ أَشَدَّ ٱلنَّاسِ عَدَٰوَةً لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱلْيَهُودَ
Waxay dilen Anbiyo badan waxayna sixreen Suubanehena Muxamad ﷺ waxay ha miyeen dilka Xabiibkena, waa cadaw heer caalami ah cadawadodana aan la gamban cid walbo xanunjiso waxay mudan tahy in lo sacabo tumo

10/04/2024

When you edit your eid selfies so much it become Eid-ul filter😃

09/04/2024

Ciig wanagsan
Rabi hanaga aqbalo acmasheni wanagsaned

In ka badan 2.5 million aya so xadiray khatimka Qur'aanka cawo o 29 Ramadan ah 1445 masjidka Xaramka, waxa sida goor dha...
07/04/2024

In ka badan 2.5 million aya so xadiray khatimka Qur'aanka cawo o 29 Ramadan ah 1445 masjidka Xaramka, waxa sida goor dhaw ku dhawaqay wasarada arimaha gudaha.

Allahu akbar waa meel la xaadiro meesha ugu sharafta badan dunida
Anaga iyo iyagaba Rabi hanaga aqbalo acmashena suban

Cawa o ah 27 bisha Ramadan 1445 wa habenka logu rajada badanyahay inay tahay Laylatul-khardi aan badino ducada salada dh...
05/04/2024

Cawa o ah 27 bisha Ramadan 1445 wa habenka logu rajada badanyahay inay tahay Laylatul-khardi aan badino ducada salada dhaxdeda iyo salada ka dib

Rabi aan uga shekeno dhibatoyinka na haysta haa uga sheekey Alle wixi dhib iyo culays ah aad daremayso u cataw Alle xususnaw anbiyo adiga ka sharaf badan aya Alle uga shekesay dhibatada haysatay iyago og Alle inu ogyahay xaalkoda

Nabi sakariye Calayhi Salam ba Alle uga shekeyay lafihisi inay jilcen tintisi ay cirowday hawenaydisana ay noqotay mid aan dhalen kadib ayu Alle weydistay inu siiyo wiil diinta ka dhaxla waxana logu bishaareyay Nabi Sajariye Calayhi Salam

Rabi aan uga shekeno duruftena isago hayo dawadena guushena iyo caafimadkenaba
اللهم انك عفو تحب العفو فاعف عنا

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share