Abdisamed Da'ar

Abdisamed Da'ar waa bar kulan loogu tala galey dhalinta reer luuq

11/07/2023
02/05/2022

Kooshinku ileen waa fanaan
Lakin saxiib 2022 ayaad fanka soo gashey waad kasoo daahdee
Hussein M***a Mohamuud sxb kawaran

21/04/2022

Marka h**e salaan iga gudooma,
Marka xigta waxaan daawaday muuqaalkan ay duubeen dhalinyaradan oo ay ku sheegeen inuu yahay (prank) laakin aan u wanaagsanayn ,shirkadda DAHABSHIIL waa shirkad umadda u adeegto Lana aaminay marka kuma haboona in magaceeda si qaldan loo isticmaalo ama lagu dhibaateeyo dad soomaaliyeed waxaan rajeynayaa in ay ka waantoobi doonaan Mahadsanidiin

Dahabshiil

09/04/2022

Reer KG naga cilmi badan
Abdisamad

09/04/2022

Hello!!! Koonfur galbeed jawaabtaa?
Hoodo Garays Hussein M***a Mohamuud Hansare Media Cabdinuur Shikir

31/03/2022

Cakuye wax aan calaf lagu lahayn

29/03/2022

Maxaa loo yaqaan markaan oo kale geela
Hussein M***a Mohamuud Caabi Media Network Cabdinuur Shikir

27/03/2022

Talent way dhaaftey midaan...

23/03/2022

Hon. Abdullahi Godah Barre
Ayaa isaga baxay hoolka doorashada kadib markii uu ku harey wareega 1.aad ee doorashada

01/03/2022

Waa iska sidaan marka aad waydo kursiga xildhibaanimda
Allah maxaa rag badan sidaan u oynayaan
Hussein M***a Mohamuud

24/02/2022

xuud oo r.rooble ka codsadey in uu guddi umagacaabo soo celiya ciidamada ruushka ee Ukraine 🇺🇦xoogga ku galey
Tolow gudigaas yaa gudoomiye unoqon doona bashiir goobe mise 30 jir 30 million
Wardoone Mowliid Galwaaq Gaylan Media

SONNA maxaa ka qaldan hadalka fahad iyo gudigan maxaa la isu dulsaarey
20/02/2022

SONNA maxaa ka qaldan hadalka fahad iyo gudigan maxaa la isu dulsaarey

18/02/2022

Halkaa ayey mareysaa
Gudiga doorashada arintaan wax haka qabtaan haddi kale dad culimada ayaa u fatwooneysa

11/02/2022

Kkkkkkk ar dhib badanaa

06/02/2022

DegDeg: RW Rooble oo caawa magacaabi doona guddi wasiirro ah oo Guudlaawe Beledweyne ka soo celiya.

Hhh xigasho.

05/02/2022

Sheikh mustafa Allah xifdiyo

03/02/2022

Xareed

Cabdimaalik Muuse Coldoon ayay saaka maxkamada Hargeysa wax dambi ah ku weyday.
03/02/2022

Cabdimaalik Muuse Coldoon ayay saaka maxkamada Hargeysa wax dambi ah ku weyday.

02/02/2022

Wiilkaan magaciisa waxaa la dhahaa Xareed Cabdi Xuseen (Xuseen Xumaan).

Waa nin Mareexaan, Ree Xasan, Ibraahiin, ree Liibaan ah.

Walaalkiis waa Macalin dugsi ku nool degmada Baled Xaawo.

Wiilkaan wuxuu ari ku raacayey degta Xagarta Xagarsu oo uu qaraxa ka dhacay maalinimaddii 31.01.2022.

Qaraxa ayuu la kulmay asagoo u meeracayo arrigii uu raacayey wuuna anfariiray kadibna laamaha nabad-gelyada Mandera gaar ahaan KPR ayaa soo qabtay weyna jir dileen.

Derisnima walaalnimmo iyo mid amni inaga wada dhaxeyso laakiin mw ahan in dadka masaakiinta xoolo dhaqatada soo daaqsin raacay inaad ku ilhaanaysataan kuna banaaneysataaan waa Al-Shabaab

Ma ahan wiilkaan Al-Shabaab ee Laamaha ATPU/DMI/NIS ee Mandera degdeg Ku siiyo xoriyadiisa wiilkaan bilaa shuruud la'aan.

Muuqaal video ka soo duubteen weynu haynaa......

Midkaana waa kii markaad wiilka soo qabateen aad dhex keenteen goobta qaraxa ka dhacay.

Dadkaanaga beec ma ahan. State House Kenya.

Hadaad u danqanayso walaalkeena Tuura-tuura Qormadan oo meel kasta ku tuur.
By w samsam Abdikarim

31/01/2022

Madaxwaynaha ismaamulka Puntiland Siciid Cabdullaahi Deni, waxa uu rucle orod ugu jiraa hanashada kursiga ugu sarreeya JFS (Villa Somalia 🇸🇴). Si uu hankaa u xaqiijiyo na waxa uu qaaday tallaabooyinkan:

1. Waxa uu dagaal siyaasadeed dhiig-baxa la galay Madaxwaynaha JFS ee haatan, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

2. Waxa uu saaxiib siyaasadeed ka dhigtay Madaxwaynaha JL, Axmed Madoobe

3. Waxa uu marar iyo si heerar kala duwana fursado siyaasadeed oo wasakhaysan ugu abuurtay gacmaha mucaaradka fadhigoodu yahay Muqdisho ee labaxay Midowga Murashaxiinta iyo guddoomiyaha aqalka sare (Senatorka dooran ee Cabdi Xaashi)

4. Waxa uu xidhiidh daneed la toshay dawladda Imaaraadka (xukunka shaydaanka) si uu gacan dhaqaale uga helo

5. Waxa uu saaxiibtinimo heer dhexeeda la wadaagaa dawladda Kenya oo gacanta ku haysa saaxiibkiisa koowaad Axmed Madoobe.

6. Waxa uu dhawaan la wareegay talada guddiga doorashooyinka heer Federal, isaga oo adeegsanaya gacmaha R/Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu wali gacanta ku hayaa ninka aan xasiloonayn ama ku tashiga lahayn ee Rooble

7. Waxa uu jeexday shax-doorasho ama xisaab wali dhexda taalla oo u suurtagalinaysa (sida uu qabo) in uu dhammaan (100%) xildhibaanada Puntiland gacantiisa midig (bidix maaha !) kusoo xusho, halka uu saaxiibkii Axmed Madoobe-na sidaa oo kale ka rajaynayo

Intaasi waa dadaalka Siciid Deni ee ilaa hadda; laakiin maxaa caqabado horyaalla?

Waxaa laga xusikaraa:

1. Intii uu (Siciid) ku foogganaa fawdada Villa Somalia iyo farsamaynta 16'ka kursi ee Gedo, waxaa hal mar calaamatu su'aal fuushay 16'kii Boosaaso oo aan ilaa hadda maaro saxa loo hayn (wax u-eg' nabsi aan habeen dhixin)

2. Waxaa ilaa hadda hal xidhaale aan la furina oo horu-socodkiisa siyaasadeed saamayn toosa ku yeelan-doona xiisaddii Boosaaso, fashilka wareegtadii iyo weerarkii PSF, go'aankii Isamada awoodda, hab maamulka doorashadii tijaabada ahayd ee saddexda degmo, utumaha beelaha ee nooca xulashadiisa xildhibaanada Federalka iyo arrimo kale oo is barkan

3. Saaxiibkii Axmed Madoobe oo ay ku kala duwan-yihiin odoroska natiijada tartanka Madaxwaynenimo ee Villa Somalia iyo dawladda Kenya oo aan Siciid u arag murashaxa ugu habboon ee Farmaajo lagu jabin karo. Siciid, Kenya iyo saaxiibkii Axmed Madoobe makala qaadikaro (sidii 1 & 2); sidaa daraadeed waxa uu ku qasban-yahay in uu Axmed iyo Kenya isku qaato kuna qanciyo inay dhisaan (haddii kale Axmed buu waayayaa)

4. Xoogagga muuqda ee doorashada (KG, GM, HSh, Garabka xooggan Somaliland + Midowga Murashaxiinta) oo uuna sina ugu tashanayn! (markii laga reebo Rooble oo aan marna la isku hubin, marna wax badani gacantiisa kujirin iyo Garabka Cabdixaashi ee reer Woqooyi oo hadda lagu tirinayo dhinaca Khayre ama meel kale)

Halkaa markay joogto, odoroskaygu waxa weeye: Siciid Deni, haddii uu xaqiijiyo taageerada dhaqaale ee UAE iyo tan garab istaag ee Axmed Madoobe + Kenya, waxa uu shaki-la'aan noqon-doonaa ninka ugu fursadda wanaagsan Murashaxiinta mucaaradka ah; laakiin nasiib-darro fursaddaasi sina uguma goyn karto kursiga Villa Somalia; sidaa daraadeed, tartame-nimada Siciid Deni waxay si dad'ban ugu ololaynaysaa soo laabashada Madaxwayne Farmaajo
cali ismaaciil

Raggaan barri way soo wada bixi doonaan doorasho natiijadeeda lasii ogyahay
29/01/2022

Raggaan barri way soo wada bixi doonaan doorasho natiijadeeda lasii ogyahay

Ar see camal kursigaan malakala tuurtey malxiiska hoos socda maxaa waayo
25/01/2022

Ar see camal kursigaan malakala tuurtey malxiiska hoos socda maxaa waayo

24/01/2022

War bal waxaan eeg cabsan

23/01/2022

Dhaqankii h**e

23/01/2022

Abaarta Allah naga saaro

15/01/2022

Masha Allah

14/01/2022

Khudbadii maanta iyo sheekh cabdullaahi sheelh abuukar

Address

Luuq

Telephone

+252615018117

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisamed Da'ar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Luuq

Show All

You may also like