Axmed-Weyd Media Network

Axmed-Weyd Media Network Ree Axmed Community page.(Axmed-weyd)

Page-kaan waa mid u adeegayo danaha Beesha Ree Axmed --Mareexaan:fikir walbo oo nooc kasto ah wey soo dhaweynayaa Maamulka page-ka.Wixii Af-kaar ah WhatsApp-ka noogu reeb soo dhawaadda.

LUUQ.Waxaa dhaawac xooggan soogaaray Taliyihii Booliska degmadda Luuq , wararku waxeey sheegayaan in Taliyaha uu xabad k...
11/09/2024

LUUQ.

Waxaa dhaawac xooggan soogaaray Taliyihii Booliska degmadda Luuq , wararku waxeey sheegayaan in Taliyaha uu xabad kufuray askari katirsan kuwa kahawl gala degmada luuq.

Rabbi caafimaad taam ah hasiiyo Taliyaha.

Luuq oo laga dareemay Nabad iyo dawladnimo.Bulshadda kudhaqan degmadda luuq oo siweyn usoo dhaweeyay Abaanduulaha ciidam...
17/07/2024

Luuq oo laga dareemay Nabad iyo dawladnimo.

Bulshadda kudhaqan degmadda luuq oo siweyn usoo dhaweeyay Abaanduulaha ciidamadda milliteriga DFS qeybta 43-aad iyo jeeshkiisa Gaashaanle sare Rashiid Bohol,

Magaaladda oo xirneed ganacsi ahaan tan iyo intuu dagaalka kaqarxay ayaa maanta aad dadka magaaladda usoo buxiyeen ayagoo kuriyaaqa hawsha Nabadeynta ah oo uu wado Nabad-doon Rashiid Bohol.

"Luuq save weeye" ayaa aha kalmadda loogu isticmaalka badan yahay maqaayadaha iyo fadhi kudirirada eey bulshadda isugu timaado.

Axmed-Weyd Media Network
17-07-2024
Daawo.

XILDHIBAANAD DUNIYA SHEIKH AXMED IYO WASIIR AXMED CUMAR.Xildhibaanad  oo iska bari yeeshay warqad uu shalay soosaaray xi...
17/04/2024

XILDHIBAANAD DUNIYA SHEIKH AXMED IYO WASIIR AXMED CUMAR.

Xildhibaanad oo iska bari yeeshay warqad uu shalay soosaaray xildhibaan oo laga soo doorto koonfurta Balad-xaawo tasoo kusheegay ineey xildhibaanadda Sade kala noqdeyn Dawladda federalka aqoonsiga ,xildhibaanka ayaa waxaa sodog u'ah Madoowaha kismaayo heysto taasoo la'aaminsanyahay ineey soosaarista warqada kadambeyso hasa ahaatee Xildhibaanada Sade ayaa iska fagooyey wuxuu xildhibaanka soosaaray kuna gacan seeray.

Axmed-Weyd Media Network
17-04-2024
Daawo.

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO.Wasiir-dowlahaha Wasaaradda Bay'adda iyo is-bedelka cimiladaAhmed Mahamed Allaha Kula garab...
07/04/2024

HAMBALYO, HAMBALYO, HAMBALYO.

Wasiir-dowlahaha Wasaaradda Bay'adda iyo is-bedelka cimilada
Ahmed Mahamed Allaha Kula garab galo Xilkaaa culus ee Laguu igmaday

Axmed-Weyd Media Network
07-04-2024
Daawo.

25/09/2023

Ree Axmed wasaaradda Amniga maxaa kudhajiyay? Maaliyadda iyo Arrimaha Gudaha haddaan nala siin jubbaland daawo halaga ceyriyo !!

No more qori,dheefta ayaan rabnaa !!

Musiibo ayaa dhacday maanta !!Innaalilaahi waa innaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto mujaahidiinti maanta shirqoolka...
18/09/2023

Musiibo ayaa dhacday maanta !!

Innaalilaahi waa innaa ileyhi raajicuun Allaha unaxariisto mujaahidiinti maanta shirqoolka lagu dilay !!

Inta dhaawaca ahne Allaha caafiyo !!

Geedweyne: Ciidamadda itoobiyaanka oo madaafiic kuharqiyay degmadda ayaa kadhalatay waxyeelo soo gaaray xoolihii deegaan...
07/09/2023

Geedweyne: Ciidamadda itoobiyaanka oo madaafiic kuharqiyay degmadda ayaa kadhalatay waxyeelo soo gaaray xoolihii deegaanka,tanni waa masuuliyadda daro waa in lahelo cid lagula xisaabtamo duqeeymaha aan loo aaba yeelin ee lagu wada dadka Geedweyne!

Axmed-Weyd Media Network
07-08-2023
Daawo.

04/09/2023

Shirka midnimadda Beesha Sade "

SHIRKA WADA-TASHIGA BEESHA REE AXMED OO DOOLOW KAFURMAY.Isniino,luulyo 31 - Doolow.Shir wadatashi ah ayaa kaqabsoomay De...
31/07/2023

SHIRKA WADA-TASHIGA BEESHA REE AXMED OO DOOLOW KAFURMAY.

Isniino,luulyo 31 - Doolow.

Shir wadatashi ah ayaa kaqabsoomay Degmadda Doolow ,shirkaas oo udhaxeeyay beesha Ree Axmed,shirka ayaa lagu gorfeeyay xaaladaha deegaanka ee beeshe degto waxaa si qota dheer looga hadlay sidii xaaladahaas loo wajahi lahaa siwadajir ah, eyna oogu h**eeyso dhameestirka Cisbitaalka guud ee Gedo kasoo kasocdo dhismihii Degmadda Doolow,waxaa kaloo hoosta laga xariiqay sidii Run-ways loogu sameyn lahaa Garoonka Doolow oo ah kan oogu mashquulka badan Gobolka,

Shirka waxaa kasoo qeyb-galay Xildhibaan Shiikh Axmed, waziir Amniga Jubbaland Yuusuf Dhuumaal, Taliyaha Amaanka Gobolka Jamaal Xasan sareey, Xildhiiban saneey,Gudoomiyaha arrimaha Bulshadda Doolow iyo qeybaha kale ee bulshada kunool degamadda,

Shirka wuxuu kusoo dhamaaday jawi dagan!

Axmed-weyd Media Network
31-07-2023
Daawo.

HAMBALYO!Geedweyne Primary School oo sanadkaan kaalinta labaad kagalay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyadda Hoose-Dhex...
25/07/2023

HAMBALYO!

Geedweyne Primary School oo sanadkaan kaalinta labaad kagalay imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyadda Hoose-Dhexe ee Dawladd Goboleedka Jubbaland.

Sanadkii h**e waxaa kaalinta koowaada galay,Doolow primary School,sanadkaan waxaa kala baxay kaalinta koowaaad, Al-tibyaan Primary School oo luuq kuyaalo,hambalyo Geedweyne primary school iyo Al-tibyaan Primary school labadaba!

Al-Tibyaan waxaa leh cida!

Axmed-Weyd Media Network
25-07-2023
Daawo.

Musharixiinta xilka gudoomiyaha Degmadda Doolow.Shiirar cali HiiradAlkeyAadan Kurey.Axmed-Weyd Media Network 22-07-2023D...
22/07/2023

Musharixiinta xilka gudoomiyaha Degmadda Doolow.

Shiirar cali Hiirad
Alkey
Aadan Kurey.

Axmed-Weyd Media Network
22-07-2023
Daawo.

M A Q A A W I I R T A!Axmed-Weyd Media Network 21-07-2023Daawo.
21/07/2023

M A Q A A W I I R T A!

Axmed-Weyd Media Network
21-07-2023
Daawo.

10/07/2023

"Wiilashaa bahdeyda ah anniga waan ubogayaaye,
Allahayow duul cadaw watiyo balo hataabsiin"

Annagaa wax meerino,annagaa wax diidno - intaas hala gaarsiiyo ina kadiyaha luuq!

Axmed-Weyd Media Network
10-07-2023
Daawo.

DOOLOW: Gudoomiyaha Deg. Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey ayaa qaabilay Nabadoonada & Odayasha dhaqanka Beesha sade ma...
08/07/2023

DOOLOW: Gudoomiyaha Deg. Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey ayaa qaabilay Nabadoonada & Odayasha dhaqanka Beesha sade mareexan.

Shirkaan ayaa ahaa kiisa koowaad oo isku keenay Odayasha dhaqanka Beesha sade mareexan ayaa lagaga hadlay Aayo-Katalinta & midnimada beesha sade mareexan.

Gudoomiyaha Deg. Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey ayaa boggaadiyay dadaallada isimada dhaqanka ee lagaga tashanaya Aayo-katalinta iyo
Horumarinta beesha sade uguna baqay odayasha dhaqanka in si guud loo ilaaliyo qadiyada beesha ee ugu h**eyo dhaqanka.

Odayasha, Nabadoonada iyo cuqaasha beesha ayaa dhamman degmoyinka Gobalka Gedo iyo deegaannada ay beesha dagto, kulankan ayaa waxaa xiigo doona shirweyne Guud oo ay beesha ku balantay.

Axmed-Weyd Media Network
08-07-2023
Daawo

HAMBALYO ! HAMBALYO ! Hambalyo Taliyaha ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed ee Gobolka Gedo, G/sare Buulle Aadan Axmed (Buu...
03/06/2023

HAMBALYO ! HAMBALYO !

Hambalyo Taliyaha ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed ee Gobolka Gedo, G/sare Buulle Aadan Axmed (Buulle Qaloocow),masuuliyada culus Allaha kula garab galo.

Axmed-Weyd Media Network
03-06-2023
Daawo.

Bahda Axmed-Weyd Media Network , waxeey soojeedineysaa in cayaarta laga daayo Garoonka Doolow,bahda waxeey hoosta kaxari...
05/03/2023

Bahda Axmed-Weyd Media Network , waxeey soojeedineysaa in cayaarta laga daayo Garoonka Doolow,bahda waxeey hoosta kaxariiqeysaa ineysan HabarGidir iyo Mahad salaad toona waxne nagu darsan Garoonkaasna uu yahay Garoon Marreexaan - Ree Axmed - Bahda -weyd media network; waxeey oogu baaqeysaa maamulka Degmadda Doolow iyo maareeyaha Garoonka Doolow inneey xushmeeyaan kana dambeyaa Taliyaha Amaanka Gobolka oo ah masuulka oogu sareeyo heer federal ee gobolka ahne nin kasoo jeeda deegaanka Daawo, dhanka kale. Bahda -weyd media network; waxeey oogu baaqeysaa General Jamaal innuu kashqeeyo nabad galyadda deegaanka uuna kuraali gelin shaqadiisa mahad salaad iyo kooxaha Xamar. Canshuur laga soo qaado Guriceel Gedo matimaad ee canshuur laga qaaday Doolow tagi meyso muqdisho ee haka shaqeeyo nabad galyadda deegaanka hana lafuro Airport-ka degmadda! Yaan shacabka laciqaabin!!

-weyd Media Network
05-03-2023
Daawo.

Address

Aargadda
Luuq

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed-Weyd Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share