Wadanka Media

Wadanka Media kaga bogo barnaamijyo ku xiisa geliya iyo warar sugan oo dhexdhexaadnimo ku saleysan.

Boggan waxaan kusoo gudbinaa' barnaamijyo kala duwan oo ay kamid yihiin: warar sugan, kor uqaadida wacyiga bulshada, faafinta diinta, cabashooyinka dadweynaha iyo horumarka laga gaadhey caafimadka, waxbarashada, biyaha iyo amniga, sidoo kale waxan kor uqaadnaa dhaqanka iyo suugaannta iyo taariikhda intaanu ka xusi karno.

18/02/2025

Laascaanood SSC-khaatumo, Somalia

12/02/2025

cidama dabdemiska ayaa hda wxay ku shaqo galeen xafad exka ah oo dab ka kacay. Wadanka Media

11/02/2025

: Xogaha soo baxaya ee amniga la xidhiidha ayaa sheegaya in maamulka Somaliland uu qorsheeyay weerarka duullaan ay ku soo qaadaan deegaannada maamulka SSCKH gaar ahaan jiidaha Xadhadhan, Shangeed Galgal, iyo Salinta.

Xogaha aanu helayno ayaa sheegaya in duulankan la qorsheeyay ay Somaliland u dhigtay hab saddex geesood ah, isla markaana ay duulaankaas ay u bixiyeen magaca "Samriye" taas oo muujinaysa in Somaliland ay ka shaqaynayso weerraro ay ka geystaan deegaannada maamulka SSCKH.

Geesta kale wararka amniga oo ay bixinayaan ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in magaalada Caynaba iyo Qorilugud laga saaray dadkii shacabka ahaa ee halkaas degenaa.

Duulaankan Somaliland qorshaysay ayaa ku soo aadaya xilli odayaasha gogol-u-xaadhka nabadda ee Ergada uu horkacayo Garaad kulmiye Garaad Maxammed ay dhawaan tageen magaalada Hargeysa halkaas oo ay kula kulmeen madaxda maamulka Somaliland, culimada iyo salaadiinta, sidoo kale weftidaas ayaa horay u yimid magaalada Laasacaanood ee caasimadda maamulka SSCKH oo ay kula kulmeen madaxda maamulka SSCKH, Culimada iyo golaha dhaqanka sare

Wadanka Media

10/02/2025

Baarlamaanka Ssc khaatumo oo kulankii Maanta dood kulul yeeshay

Wadanka Media

09/02/2025

SANAAG majiri doono gadiid mari kara ceergaabo iyo bari iyaga aan soo marin kastamada cashuuraha SSC-KHAATUMO

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa guri kasta oo ku yaal caasimadda Muqdisho ku soo rogay in ay ugu yaraan 25kg oo raashin a...
09/02/2025

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa guri kasta oo ku yaal caasimadda Muqdisho ku soo rogay in ay ugu yaraan 25kg oo raashin ah ku taageeraan ciidanka xoogga dalka ee difaaca kaga jira deegaannada kala duwan.

Puntland oo ciidamadu ku jiraan dagaal ka dhan ah IS, dadweynaha ayaa si iskood ah u taageeraya ciidanka difaaca.

Shirkadda Hatifi Tech oo ah shirkad casri ah oo qaab amaah hafto ah ku bixisa moobillada ayaa soo kordhisay moobillo cus...
03/02/2025

Shirkadda Hatifi Tech oo ah shirkad casri ah oo qaab amaah hafto ah ku bixisa moobillada ayaa soo kordhisay moobillo cusub oo ah noocyadii ugu danbeeyay ee soo baxa. Shirkadda ayaa qaab hafto ah kugu siinaysa moobillada adiga oo u bixin kara maalinle, isbuucle iyo toddobaadle. Waxa aad qaadan kartaa moobil casri ah oo ah noocyada ugu danbeeya adiga oo bixinaya maalintii wax ka yar $0.5 Cents.

Hatifi Tech waxa ay ku taallaa ka soo horjeedka Dabaqa Ramadaan ama wadda laamiga ah ee Dahabshiil.

29/01/2025

oramadii oo ciyaaal isbaaro u dhigteeen

Ciidanka  Police  gaar ahaan ciidka Ciidanka Birmadka SSC-Khaatumo oo  ku jira howlkiisa joogtada oo uu ku xaaqiijinayey...
21/01/2025

Ciidanka Police gaar ahaan ciidka Ciidanka Birmadka SSC-Khaatumo oo ku jira howlkiisa joogtada oo uu ku xaaqiijinayey amniga caasimadda maamulka SSC-khaatumo ayuu waxa uu la kulmay koox ka gacansta daroogada iyo mukhadaraadka.
Intaas dabeed waxay isku dayeen in ay ka fakadaan gacanta ciidka amniga iyagoo isku dayey in ay ciidka gaadhsiiyaan waxyeelo halkaas oo dhalatay khaasaare kooban oo soo gaadhay ciidka barmidka iyo kooxdi kale faldanbiyeedka ku jiray.

Dadwaynaha ku nool caasimadd waxa la farayaa in ay la shaqeeyaan laamaha amniga si loo xaqiiyo amniga muwadinta, loogana hortogo ka ganacsiga mukhaadaraadka.

Ciidanka Police ka SSC-Khaatumo .

13/01/2025

Degmada xalin ayaa kamid ah meelaha sida weyn looga xusay sanad guurada 13aad ee aas-aaska maamulka SSC-khaatumo

📷 Arnold

11/01/2025

Caawa iyo Laascaanood!Diyaar garow xoogan ayaa ka socda Laascaanood, sannad guurada 13aad ee SSC-Khaatumo oo ku beegan 12 January.

18/12/2024

wararkii udambeeyey ee shangeed

Wadanka Media

18/12/2024

shangeed ciidanka SSC-KHAATUMO ayaa baadi goobaya jabhadda Somaliland oo saaka sheegtay inay yadu goobtan ku sugantahay.

Wadanka Media

15/12/2024

yaa isgaadhey weli yaa isgaadhey oo muuqaal ah

Wadanka Media

15/12/2024

Ceriigaabo waxay noqon doontaa goojacade oo kale
Axmed karaash

Wadanka Media

15/12/2024

Weli waxaa socda dagaal goosgoos ah oo udhexeeya ciidamada xaq udirirka ssc-khaatumo iyo kuwa Somaliland.

Halkan kala soco wixii kasoo kordha

Wadanka Media

15/12/2024

Ciidanka soo majeestayaasha SSC oo kusii qulqulaya magaalada cerigaabo

Wadanka Media

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadanka Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wadanka Media:

Videos

Share