15/06/2023
Shirkii ugu danbeeyay ee ciil qabayaasha waxaa laga soo saaray qodobadan soo socda:-
1. In dagaalka la wado sababtoo ah hadii ciidankan uu soo noqdo waxay dhib ku keenayaan Hargeisa iyo Burco
2. In ciidankan la kala yareeyo oo ay meesha ku dhammaadan si hadii ay jabaan awoodoodu u yaraato.
3. In reer SSC aanay dagaalka sii wadi karin muddo 2 bilood oo dheeraad maadama
B. Aysan u adkaysan karin sida ciidankeenu ugu adkaysto xaaladaha adag sida mushahar la'aan, cadceedda kulaylkeeda, cunto yarida, iyo dhibaatooyin kale
T. Aysan haysan dhaqaale badan oo ay ku iibsadaan hub iyo weliba rasaas.
J. Aysan haysan ciidan tababaran oo ka bixi kara dagaalada ay galayaan
X. Ciidankooda jeclaystaan in ay ku noqdaan deegaamadooda si dhakhso ah
Kh. Aysan haysan maamul sax ah oo kala wada hawladaha dawladda.
4. In laga shaqeeyo sidii loo hagar daamayn lahaa dadka SSC sida warar been abuur ah iyo weliba iska hor keenidda qabiillada
5. In la qoro maleeshiyo cusub oo qabiil walbaa keeno saanadda ciidankeeda iyo calafkeeda.
6. In la iska ilaaliyo horgallada lashaqeeya maamulkooda maadama ay war gudbin karaan
7. In xoolo dhaqatada reer Oog lagu wacyi geliyo inay horay ugu ruqaan sadaan deegaamada ku dhow dhow Guumays iyo dhanka hawdka si loola wareego deegaamo cusub weliba laga qodo baraago haday suuragal tahay.
8. Hadii aynu Laascaanood ka baxno yaynu maamulaynaa waa in aynu weligeen ku dagaallannaa.
Waa sidii looga soo wariyay kulankii ciil qabayaasha ee maanta dhacay.
Abdihaliim Sh Adan