Qomiyada somali

Qomiyada somali +252613620070

Warkii h**e war sodhaaf
02/06/2023

Warkii h**e war sodhaaf

Qof diimo aminsan isku mid ah iyo kii difaaca wa isku mid
31/05/2023

Qof diimo aminsan isku mid ah iyo kii difaaca wa isku mid

Islaamka iyo gaalnimadu ma isku mid baa ?

28/05/2023

Dagaalkii nasaarada anaa, daalib ku ahaaye.
Dalka ma lihid anigaa ku idhi, doora weynaha e.
Daliilkii Rasuulkii anaa, doonayoo helaye.
Anaa diiday maantuu lahaa, deeqan iga hooye.
Diinkayga anigaan ku gadan, dabaqi naareede.
Anaan labada daarood tan h**e, derajo moodayne.

Mujaahid Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

30/04/2023

Ruuxii uurka kaaneceb wajiga waadka garataaye agmarka iyo daymadaba waa lagu ogaadaaye inkastoo ikhwaan kulayahoo uurlatahay hooyo axmuqu waa cadawgaa haduu aabahaa dhalaye

17/04/2023

Iyada iyo cunugaas dhabta u saaran waxba ma heystaan xittaa Hooy. Fadlan u gargaar si bari Alle kuugu gargaaro

Waxaad awoodo ugu dir telkaas. Waa tobanka dambe. Wax bixi, InshaAllah kabadan kusoo gali doonta

16/04/2023

Hooyadan cunugeeda ayaa ka gubtay 😭
Plz waxaad awoodo ku caawi.

01/11/2022

Jawabta dag daga ah

Send a message to learn more

01/11/2022
01/11/2022

Daawo walee gabalaaxsi doqon garaad madhanbaad sidaa

15/09/2022

60 seconds · Clipped by Salah Shafec · Original video "Sheekh Xuseen Cali|•• Faaiidada Tasbiixda" by Mashallah 24

14/09/2022

Waxaan rajaynayaa in uu illaahay mideeyo muslimiinta korna ka yeelo

08/09/2022

Sida mudo kororsiga loo hor istaago loo diido looga dagaalamo maalooga hortago wax ummada somaliyeed saan ugalay waxaan ubur buray bulsho ahaan somaliland bal eeg wa un say ahayd fila somalia

04/08/2022

Waa sida aytahay somalida maanta

13/07/2022

Maxaa kajira xanta madaxda dalka usaraysa kii h**e iyo kan hada jooga shirka qarsoodiga ah israil dhexmaray?

12/07/2022

Allow u gargaar umadda somaliyeed ee latabaaleysan abaaraha walal uducee oo caawi walalahaaga somaliyeed

10/07/2022

Waryaa saa ubaray heesteenii

08/07/2022

Ciid wanaagsan dhamaan Muslimiinta gaar ahaan umadda somaliyeed Alow abaaraha iyo dhibaatada nooga kaalmee adaa nagasari karee yaa rabi

Qeybtii 2aad wareysigii Fahad yaasiin
10/06/2022

Qeybtii 2aad wareysigii Fahad yaasiin

Wareysigani, , waa wareysi taxane ah oo xasaasi ah oo looga hadli doono macluumaad saameyn xoogan leh oo ay ku jiraan kuwa si weyn loo wada sugayo.

10/06/2022

Fahad yaasiin oo lawaraysanayo bal daawo

09/06/2022

inta sadax kamaqan yihiin goobtii loogu talagalay SOMALIA NABADDU wayka maqantahay inta qorigu maqsanka ka maqanyahay inta tuugu xabsiga kamaqan yahay inta lacagtii bangiga kamaqan tahay walee nabaday meelfog baa laguu raadin balse bulshadeenu haysku dayeen sidii ragii dalkeena cadowga kasaaray sida SYL hadaad ka oqoon badantihiin maxaa dalkeena abaaraha saboolka iyo silica aduunka ooga galay kaalinta sadexaad haga saboolka in lacag naloo uruuriyo taas oon soogaadhin wax yar mooyee hadii lacagtaa dhulbeereed lagu fuliyo mashruuc beereed walaga maarmi laha shisheeye lakiin taas madhacdo oo kooxo sida xoolaha ufikira yeysan Soo dhaafin ood aragtaan waadna ka aamusan tihiin haku raali noqonina ee qofwalba xil ha iska saaro

29/05/2022

Alow dalka abaarta aaran noogu badal dowlad xumida dowlad wacan noogu badal colaada nabad iyo xasilooni noogu badal qabyaalada cadaalada iyo iimaan noogu badal isnac isjeceyl noogu badal Somali oo simanbaa karaama leh e alow boganaga burcad isumari waxba naguma kala maqnee shaydaan baa naduufsadaye aabow karaamadanadii aan Africa kaga saraynay dibnoogu sooceli walal amiin dheh

Meesha ARini ka qudhuntay ee nagala gooyey wa guumaystihii isticmaarkii xuduudaha soohdinta nookala ood ooday walina wuu...
25/05/2022

Meesha ARini ka qudhuntay ee nagala gooyey wa guumaystihii isticmaarkii xuduudaha soohdinta nookala ood ooday walina wuu sii socdaa 4.5 cudur kankaro ah waxaa iigasii daran mamulgobaleedyada larabo in nalagasii jar jaro sooomaaaliyeeey AFRICA Aniga ayaa laynaga baqaa laakiin qabiil seenka yeelaaa

22/05/2022

Shan somaliyo wada socdoo calanku sheekeysta shimee la arkayaa was su aal sharadka yaalaaye abdi iidaan faarax ayaa yidhi rabi janadiisa howgu deeqee

22/05/2022

Sedex Arimood ninkaad ku aragto marna ha ugu yeedhin wadada xaqa ah (1) nin ilaahay gartay oo kacabsaday qaatay wuxu faray (2) nin shaydaan garartay oo dafiray lana coloobay (3) nin Aduuyo gartay oo kasahay qaado moyee aanba u arag oon u haqal taagiin wuu hayaa ninkaas wuu hayaa wadadii boqar Allah noo abuuraye idigu matahay qof intaa haya oo muslim ah haday jawabtu haa tahay walal ugu yeedh kuwa aduunka latagay si aan la inoo suaalin maxad walalkaa dacwada uga hagratay oo hooga iyo halaaga kuriday faralku faayada iska rid hanuunka Allah baa hayee walalka laandheeerah adunka qomada Somali muslim waxan idinkatagay khayr Allah markale hana kulmiyo

21/05/2022

Bal daawo oodan farxad iyo naxdin meel udhaxeysa arag

03/05/2022

Ciid mubark all

30/04/2022

Ascw dhaman asxabta illaahay hanago aqbalo soonka kumaanaka uu rabbi naarta ka xoraynayo illahay hanagu daro aamiin

29/04/2022

Address

Kismayo
385873

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qomiyada somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qomiyada somali:

Videos

Share

Nearby media companies