IFIYE HD

IFIYE HD Waxan soo bandhigna horumarka iyo Wax-soosarka dalka. Sido kale Sheekoyinka wax-tarka u leh bulshada.

09/06/2024

Jaziirada Juula ee hoostagta Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada-Hoose Soomaaliya.
Juula Baajuni Islands.
Anas Aswad

09/06/2024

: TARTANKA CIYAARAHA DDS:
: GOBOLKA NOGOB VS GOBOLKA AFDHEER

07/06/2024

: TARTANKA CIYAARAHA DDS:
GOBOLKA NOGOB VS GOBOLKA QORAXEY

06/06/2024

TOOS: TARTANKA CIYAARAHA DDS:
Gobolka AFDHEER VS GOBOLKA ERER

03/06/2024

TOOS: TARTANKA CIYAARAHA DDS:
GOBOLKA QORAXEY VS GOBOLKA FAAFAN

31/05/2024

Khuuriga Buur-gaabo waxa uu dhinaca barriga u leexdaa 70KM oo dhinaca Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubada-Hoose.
Anas Aswad

30/05/2024

TOOS: TARTANKA CIYAARAHA DDS.
GOBOLKA QORAXEY VS GOBOLKA DAAWA

29/05/2024

GAROONKA CIYAARAHA WAAMO EE MAGAALADA KISMAAYO

29/05/2024

Hay'adda ZAMZAM FOUNDATION ayaa Wasaarada Waxbarashada Jubaland ku wareejisay iskuul cusub oo ay ka dhistay xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo.

26/05/2024

Safarkii aan ku tagay magaalo xeebeedka kudhaa ee hoostagta degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya.

My trip to a coastal town Kudhaa in the Lower Jubba region of Somalia.

Anas Aswad

19/05/2024

Waxbarashada ardayda baahiyaha gaarka ah qaba ee kismaayo.
Education for students with special needs in kismaayo

06/05/2024

LAFOOLE | Kuliyadii waxbarashada Jaamacada ummada.
Shabeelaha Hoose. Soomaaliya.

Follow. Like. Share. Anas Aswad

01/05/2024

Gudoomiyaha Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga Prof. Abdalla Mansuur ayaa nooga warbixiyey qaabka xarunta AGA ugu taagantahay horumarinta Af soomaaliga.

29/04/2024

Biyo-xireenka Balcad, mashruuc dhisan in kabadan 40 sano oo waraabiya beero aad u baaxad weyn.

Anas Aswad

19/04/2024

Kalluunka Naasoolaha iyo kalluunka nooca soomaalidu u taqaano "Gus-Badeedka", halkii Kiilo (1KG) waxaa lagu iibiyaa lacag ka badan $100 Boqol Dollar.

Fadlan follow dheh boggeena. IFIYE HD

16/04/2024

WARAYSI: shaqa la'aanta dhalinyarada kismaayo iyo duruufaha ku xeeran.

15/04/2024

Ku soo dhawaada Dekeda weyn ee magaalada kismaayo.

14/04/2024

Goobweyn iyo cabitaanka Qumbaha maxay ka dheheen ShaaFici ShaaFinho, Cabdullahi Qoslaaye, Deeq Baar iyo Seyga.

13/04/2024

Kaalay oo ku dalxiis Jaziirada Kooyaame ee Gobolka Jubada-hoose.

10/04/2024

Deegaanka ay dalxiiska iyo damaashaadka u tagaan dadweynaha reer kismaayo maalmaha fasaxa iyo ciidaha.

Maalinkii koobaad ee ciida
Anas Aswad

10/04/2024

Soonka la soomo bisha Shawaal iyo Ajirkeeda

10/04/2024

Waxaan maanta si qurux badan ugu ciidnay masjidka Jaamacul Al-Kabiir ee magaalada kismaayo.

Ciid Wanaagsan dhamaan ummada islaamka gaar ahaan inta aan saaxiibada ku nahay IFIYE DIGITAL PRO.waxaan idiin rajeynayna...
09/04/2024

Ciid Wanaagsan dhamaan ummada islaamka gaar ahaan inta aan saaxiibada ku nahay IFIYE DIGITAL PRO.
waxaan idiin rajeynaynaa inaad ku ciidaan nabad iyo barwaaqo.

08/04/2024

Sidee wabiga looga gudbiyaa qudaarta ka timaada beeraha Gosha ee Gobolka Jubada-hoose.

03/04/2024

Warbixin ku saabsan Mashruuca Biya galinta kismaayo iyo halka uu marayo

01/04/2024

Gabadh muxsinad ah oo lagu magacaabo Haweeyo Xirsi Xasan ayaa sadaqo jaariya u niyootay dib-udhiska masjidkan Muscab ibnu Cumayr oo ku yaala xaafada faanoole ee magaalada kismaayo.

Haweeyo oo ku nool maraykanka ayaa dhismaha masjidkan u niyootay in ilaahay kaga dulqaado xanuun haya, ummada muslimiintana ay ilaahay oga baryaan caafimaad taama.

Gabadh muxsinad ah oo lagu magacaabo Haweeyo Xirsi Xasan ayaa sadaqo jaariya u niyootay dib u dhiska masjidkan Muscab ib...
01/04/2024

Gabadh muxsinad ah oo lagu magacaabo Haweeyo Xirsi Xasan ayaa sadaqo jaariya u niyootay dib u dhiska masjidkan Muscab ibnu Cumayr oo ku yaala xaafada faanoole ee magaalada kismaayo.

Haweeya oo ku nool dalka Maraykanka ayaa dhismaha masjidkan u niyootay in ilaahay kaga dulqaado xanuun haya, ummada muslimiintana ay ilaahay oga baryaan caafimaad taama.

Masjidka oo qaab casri loo dhisay ayaa leh sadex fasal oo madaraso ah qaybtii weysada iyo musqulaha .
Sidoo kale masjidka ayaa ah mid loo diyaariyey mustaqbalka dhow in lagu daro dabaqyo kore.

Mu'asasada alkheyraat ayaa fulisay shaqada dhismaha dib u dhiska masjidka Muscab ibnu Cumayr iyadoo wakiil ka ah Haweeyo Xirsi Xasan.

Furitaanka xaflada masjidka waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka diinta iyo awqaafta Jubaland, culimada magaalada iyo marti sharaf kale oo dhamaantood si isku mid ah ugu duceeyey in ilaahay caafimaad taama siiyo gabadhaas muxsinada ah.

31/03/2024

Deegaanka Dalxiiska ee Goobweyn iyo iskudarka Webiga Jubba iyo Badweynta hindiya.

Anas Aswad

24/03/2024

Wadooyinka Magaalada kismaayo ayaa dib-udhis balaaran lagu sameeyey iyadoo laga faa'iideysanayo mashruuca Nagaad ee uu taageerayo bangiga adduunka.

Anas Aswad

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IFIYE HD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IFIYE HD:

Videos

Share


Other Digital creator in Kismayo

Show All