Hassan Noor

Hassan Noor ku soo dhawow page keyga Hassan Noor han kan waxa aad ka heli kartaa muuqaalo ku xiiso gali

24/01/2025

Sida looga jimceysto Tuulooyinka

14/01/2025
— Sanadkaan inta uusan dhamaan ‚ Naftaada u yeel tilaabo kasta oo aad qaaday ‚ caqabad kasta oo ku soo wajahday ‚ iyo ho...
31/12/2024

— Sanadkaan inta uusan dhamaan ‚ Naftaada u yeel tilaabo kasta oo aad qaaday ‚ caqabad kasta oo ku soo wajahday ‚ iyo horumar aad samaysay. Waad ka xoog badan tahay sidaad u malaynayso ‚ waana ku faanaa wax kasta oo aad qabatay. H**e u soco!

Isla mar ahaantaana, aynu ku mashquulno inaynu ka fikirno oo aynu si is-hoosaysiin leh u weydiisano cafis wixii khalad ah, khalad ah, ama dhaawac ah oo aynu gaysanayno. Qof kasta oo aan qalad ka galnay, si daacad ah u dheh, "Waan ka xumahay. ”

Markaan sagootinay 2024, waxaan horay u wadnaa mahadnaq, jacayl, iyo rajo. Aynu u tallaabno 2025 xoog la cusboonaysiiyay iyo ruux wanaagsan. Farxad ku socota sanad cusub oo ifaya, naxariis badan, iyo macno badan oo cusub!

WAAD KU MAHADSANTAHAY CASHARADA OO DHAN, 2024.

Hello halkaas, 2025!
👏🖐️👋

MAAHMAAH GEEL 🐪◇ Ninka laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geele.◇ Geelow geed walba daaqdaye, markaad Ciin daaqdaa laguu ...
29/11/2024

MAAHMAAH GEEL 🐪
◇ Ninka laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa geele.
◇ Geelow geed walba daaqdaye, markaad Ciin daaqdaa laguu yaabaa.
◇ Geeljire, geela waa wada jirtaa, waana kala jirtaa.
◇ Gacal kala maqnaan jiray iyo geelba waa isku ololaa.
◇ Ratiga danbe ratiga h**e saan qaadkiisuu leeyahay.
◇ Cag ku raacda, iyo cad ku deeqa iyo caano kugu filan geel baa leh.
◇ Hal Libaax arkaysaa ma god lato.
◇ Xasuus baa geel lagu xer-geeyaa.
◇ Geel caruuri qaaday ma foga.
◇ Geel darreeray nin ka dayrshay ma awliya Allaa.
◇ Geel indho kuul muxuu ka kasaa?
◇ Geel laba jir soo wada mar.
◇ Geel soddon qaday, saddex kuma dari waayo.
◇ Geeli waa geel, wixii gooyaana waa geel.
◇ Geel-jire isagooy ushu u goantahay ayuu xaggeen ka goostaa ku yidhaa.
◇ Geerida nimad garaneyn iyo geel jiree ku roontahay.

◇ Aakhiro niman geel lahayn lama amaneyn.

07/09/2024
Waa Ku Mahadsan Tihiin Taageeridiini, Sharaf iyo Karaamo Korkiina Alle Haka Yeelo Inta Aan Halkan Isku Baranay, Mana jir...
29/05/2024

Waa Ku Mahadsan Tihiin Taageeridiini, Sharaf iyo Karaamo Korkiina Alle Haka Yeelo Inta Aan Halkan Isku Baranay, Mana jiro Qof Malayacni igu Xidhan, Qofkasta Meeqaamkiisan Ku Salaamay.

By: Hassan Noor.

24/04/2024

Xigmado Iyo Oraahyo Ku Saabsan Nolosha

10/04/2024

Eid Mubarak

12/03/2024

Qiso Dhacdey Waqtigii Cumar Binu Khadhaab

20/02/2024

Mugdi baa igaga jira,
Mana garan ujeedada,
Muuqa kuu waramayaa,
Ninkaad mooday weyaan.

31/01/2024

Ninkii Ugu H**eeyey Farta Af-soomaliga Qorey

12/01/2024

Socod Lacag ku qaado

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Noor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share