Isnaay Radio

Isnaay Radio Isnaay Radio is a community radio based in Jowhar, Middle Shabelle - Somalia, 15-05-2020
(1)

15/01/2025

Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Aqoon Kororsi ee Idaacadda Isnaay waxaana inoo soo jeedinaya Cabdicasiis Xasan.

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Gacal isagoo ka hadlaya xaaladaha garsoorka iyo maxaabiista ayaa dowladda Faderaalka ka codsaday in l…

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daniel Chapo, oo ka tirsan xisbiga talada haya ee FRELIMO, ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Mozambique, xilli ay socotay xaflad gaar …

15/01/2025

Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Isnaay, waxaana sidoo kale soo jeedinaya: Sahro Cabdi.

15/01/2025

Barnaamijka Cayaaraha Ee Isnaay Radio
15 -01-2025
Isnaay Radio
: Cusman Cabdalla Cusman

15/01/2025

Barnaamijka Aqoon Kororsi Ee Isnaay Radio
15 -01-2025
: Cabdi casis xasan mucalim

15/01/2025

Jowhar(Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Doodda Isbuuca ee Idaacadda Isnaay,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdiweli Axmed.  

15/01/2025

Jowhar (Isnaay Radio) Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Subax Wanaagsan ee Idaacadda Isnaay, waxaana inoo soo jeedinaya: Cabdifitax Axmed.  

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo dhaweeyay masuuliyiin ka socda degmada Afgooye kuwaas oo u yimid dadaallo lagu horumarinayo beeraha gobolka. …

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waaxda la dagaallanka musuq maasuqa Kuuriyada Koofureed ayaa shaacisay in aroornimadi h**e ee Arbacada maanta ah lasoo xiray madaxweynihi xilka laga xayuubiy…

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda mareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODma oo mudooyinkii u dambeyay ku howlaneed samata bixinta dadka ay saameysay abaaraha ayaa de…

15/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hooyada oo la kulanta dhicis waa xaalad adag oo saamaysa dhinacyada caafimaadka jireed, kan nafsiyeed, iyo guud ahaan nolosha qoyskeeda. waxaa soo jeedineysa…

15/01/2025

Jowhar (Isnaay Radio) Dhammaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subax ee Idaacadda Isnaay, waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Xasan.

15/01/2025

Warka Subaxnimo Ee Isnaay Radio
14 -01-2025
: Cabdi Casiis Xasan Mucalim

14/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta kulan gaar ah kula yeeshay…

14/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wadahadallada lagu doonayo in heshiis lagu gaaro ayaa maanta dib u bilaabmay, iyadoo isku-xirka muhiimka ah ee Qadar ayaa sheegay in heshiis la gaaro” qarka …

14/01/2025

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka oo ay soo qaban qabisay wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka maamulka hirshabeelle ayaa ujeedkiis ahaa sidii loo caawin lahaa dadka ay sa…

Address

Jowhar
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Tuesday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Wednesday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Thursday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Friday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Saturday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00
Sunday 07:30 - 10:30
18:00 - 21:00

Telephone

+252614798999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isnaay Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Isnaay Radio:

Videos

Share

Category