26/08/2023
Walaal Alle Dartiis U Caawi Qoyskaan.
Waa Qoys Dan-yar Ah | Caruurtaan Waa Rajo Wey Dhimatay Hooyadood | Aabahoodna
Waa Waalanyahay๐ญ๐ญ๐ญ
ANNAGANA AAN ISKU NAXARIISANNO, sababtoo ah Naxariista Alle waxey nagaga xiran tahay inaannu innaga marka h**e isku naxariisanno.
Rasuulkeennana waxaa laga wariyay
ููุงูู ุฑูุณูููู ุงูููููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู
: ู
ููู ููุง ููุฑูุญูู
ู ุงููููุงุณู ููุง ูุฑุญู
ู ุงููู
Nabigu wuxuu yiri โQofkaan dadka u naxariisan Eebbe uma naxariistoโ
Xadiis kalena wuxuu leeyahay.
โุงุฑูุญูู
ููุง ู
ููู ููู ุงูุฃูุฑูุถู ููุฑูุญูู
ูููู
ู ู
ููู ููู ุงูุณููู
ูุงุกูโ
โU naxariista kuwa dhulka ku sugan, kan samada jira (ALLE) ha idiin naxariisteeโฆ
ALLAHA NOO WADA NAXARIISTO DHAMAANTEEN.
Send a message to learn more