CBA

CBA CBA TV is Horn of Africa's fastest-growing TV station with strong focus on local programming & covering Somalia|Ethiopia|Eritrea|Kenya|Somaliland| Djibouti.

15/01/2025

Gabiley: Maayirka cusub oo xilkii la wareegay.

Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo maanta daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawa...
15/01/2025

Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md.Maxamed Cali Aw Cabdi oo maanta daah furay Dhismaha Waaxda Gargaarka degdega ah iyo dhaawacyada Cusbitaalka guud ee Magaalada Boorama.

15/01/2025

Soo dhawaynta Badhasaabka Gobolka Saraar.

15/01/2025

Wasiirka Dib-u-dajinta iyo arrimaha bani-aadanimadda JSL oo deeq biyo ah gaadhsiiyay Kaamka Digaale.

15/01/2025

Xukuumadda Maraykanka ayaa dalka Kuuba ka saartay liiska dalalka taageera argagixisada.

15/01/2025

Badhasaabka cusub ee Gobolka Togdheer iyo ku-xigeenkiisa oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey Burco.

15/01/2025

Midawga Afrika oo bogaadiyay shirkii ay isku arkeen madaxda Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhacay Addis Ababa.

15/01/2025

"Madaxweyne ballankii ahaa in xukuumadda laga wada muuqdo waad ka soo baxday" Odayaal & Aqoonyahanno.

15/01/2025

"Maayir Cabdikariim Aabbihii iyo aniga aabbahay waa habar-wadaag, waxa socdana wax loo dulqaadan karo maaha" Aqoonyahan Cabdiraxmaan Guu

15/01/2025

"Beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli qayb weyn ayay ka qaateen madaxbanaanidda Jamhuuriyadda Somaliland" Siyaasi Shiine.

15/01/2025

"Madaxweynaha xilal umaynaan dooranin, laakiin dawladnimo wanaagsan baa ina deeqda" Siyaasi Axmed Hayka

15/01/2025

Barnaamij Gaar Ah:- "Afrika waa meesha keliya ee aqoonyahankeedu ku dayacan yahay" Siyaasi Maxamed Caagane.

15/01/2025

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in ay garab taagan yihiin Puntland oo la dagaalamaysa Daacish.

15/01/2025

"Gabdhuhu iyagaa ayaa iscelinkara oo kala fahmi kara qofka ay tacadiga kala kulmi karaan" Dr. Faatima Ismaaciil Maxamed oo ka sheekeysay tacadiyo kala duwan

14/01/2025

Cabsi xooggan ayaa laga qabaa dabaysha ka jirta magaalada Los Angeles oo laga yaabo in ay uga sii darto dabkii ka kacay magaaladaas.

14/01/2025

Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Sh. Shariif sh. Axmed, Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Senator Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa eedo culus u jeediyey madaxda dawladda gaar ahaan Madaxweyne Xasan Sh

14/01/2025

"Md Xasan Sh waxa ku jeesjeesay ciidankii badda ee Itoobiya, isna qosol iyo laab furasho ayuu keenay"
Xil Cabdi Ismaaciil Samatar, BFS

14/01/2025

Odayaal dhaqameed baaq u diray Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Jamuuriyadda Somaliland

Address

Behind Markiz Tabliq
Hargesa
00252

Telephone

+252636299999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CBA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CBA:

Videos

Share

Category

CBAtv-English

CBA television company is headquartered in London UK, Hargeisa Somaliland, and Mogadishu Somalia the Company is run by a group of professional journalist and media experts who has extensive background not only in the field of journalism but in other sectors as well, such as economics, politics, researches, statistics and technology, our offices have a highly sophisticated and well established facilities for production, broadcasting facilities, researches and other office works.