Qaate Media

Qaate Media Qaate Media, journalist
Senior Reporter
Fadlan Nagu Soo Biir Oo FOLLOW Saar Bogan Waxaad Ka Heli Doontaa Wax Ku Anfici Doona. Page Journalst

Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayir U Doortay Axmed Ciisood Axmed.
21/12/2024

Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayir U Doortay Axmed Ciisood Axmed.

War Deg Deg Ah Maayarkii Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Oo Iska Casilay Xilkii Maayar Nimo İyo Golaha Deegaanka Gabi...
21/12/2024

War Deg Deg Ah Maayarkii Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi Oo Iska Casilay Xilkii Maayar Nimo İyo Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayar U Doortay Axmed Ciisood Axmed .

Halkan Kala Soco Goor Dhaw Warkaas Oo Faahfahsan

20/12/2024

Deg Deg Caawa Iyo Wararkii U Dambeeyay ee Xaaladda Dacawalay oo ay xoolo dhaqato iyo Liyuu Booliis Ku Dagaalameen

20/12/2024

Dhakhtarka Baligubadle Ayaa Dhaawac iyo Dhimashada Shacabka Ay Xasuuqeen Ciidanka LAYUU BOOLISKA OO Mar Kale La Soo Gaadhsiiyay dhawacyada iyo maydadka iskasoo daba dhacaya

20/12/2024

Dacawaley Waxa Ku Dagaalamaya Dad Shacab Ah Iyo Dowlada Kililka 5aad

20/12/2024

Deg Deg "- Anagu ma nihin Dad loo hanjabi karo”Axmed Shugri

20/12/2024

Deg Deg wasiirka Aminiga Somaliland oo hadda ka hadlay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Dacawaley.

MAXAABIISTA LAYUU POLICEKA  Udhaxeeya Ciidamada New Poliska deegaanka itoobiyaanka ayaa iyo Mujaahidiinta beesha arab ay...
20/12/2024

MAXAABIISTA LAYUU POLICEKA

Udhaxeeya Ciidamada New Poliska deegaanka itoobiyaanka ayaa iyo Mujaahidiinta beesha arab ayaa galay waji kale iyo Xaalad Adag.

Ciidamada Beesha Arab oo ay soo gaadhen Gurmadka walaalahooda Habar-Awal iyo Garxajis ayaa Guulo kadaba tag ah ka gaadhey Daqiiqadihii udambeeyey ee dagaalka Deegaanka Dacawaley.

Sawiradan ayaa muujinaya Jabka gaadhey Ogaadeen iyo Ciidamada Dadka caadeystay inay gumaadaan waxaana Jira dhaawacyo iyo dhimasho tiro badan oo gaadhey Maleeshiyaadka Itoobiyaanka ah.

Beelaha Daarood ee dega soomaliya iyo Itoobiya ayaa goaansaday inay Dagaal la galaan beesha isaaq iyo Walaalahooda kula nool Somalilamd balse Taasi waxa cirka ku tuurey Jamaahiirta Arab iyo Garxajis oo guulo ka gaadhey dagaalada Uu Daarood ka waday Hawdka Hargeysa iyo Bariga Ceerigaabo.

somaliland ka jirta waxay keentay in Colaad iyo Cuqdad ka qaadaan ogaaden iyo Dhulbahante oo Dagaalada ku jaba Taariikhdooda.

isha kuhay oo la soco Guulaha Beesha Arab ay gaadhan.

20/12/2024

LIX HALKAAD KU JOOGTAAN DAGAAL LAABTA KA OGAADA.HADII LUQUNTA SARE LAYDIN JARO LUGAHA MEERMEERSHA.!

20/12/2024

Arabku Igu Soo Orod Maaha.

20/12/2024

Dhaawacyada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Ay Xasuuqeen Ciidanka Dowlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Hargeisa La Soo Gaadhsiiyey

Ciidanka Liyuu Booliska ee DDS oo Dagaal ku qaaday Dadka deegaanka Dacawalay.Masuulkii ugu sareeyey Ciidanka Booliska DD...
20/12/2024

Ciidanka Liyuu Booliska ee DDS oo Dagaal ku qaaday Dadka deegaanka Dacawalay.

Masuulkii ugu sareeyey Ciidanka Booliska DDS ee loo diray in ay kala dhex galaan Beelaha walaal ah ee ku dagaalamaya Deegaanka Dacawalay ayaa garab siiyey beesha uu deegaan ahaan ka soo jeedo kaasi oo dagaal saaka ay ciidanka Liyuu Boolisku ku qaadeen dadkii Reer Miyiga ahaa ee halkaasi degenaa uu ka dhashay Dhimasho iyo Dhaawac.

Cabdi Cali Siyaad Gafaydhe oo Dawlad deeganka uu Madaxweyne Cagjar xukumo u qaabilsan Komishaneerka Koomiishanka Booliska DDS ayaa dadka xoolo dhaqatada ah oo dhulkaasi ku takfiirmay ku tilmaamay Nabad Diid ka soo horjeedka Dawladda ka talisa deegaanka Soomaalida.

Waxaa xusid mudan in ciidanka Liyuu Boolisku ay h**e xasuuq uga geysteen Deegaanka Jaamac Dubad kuwaasi oo aan lagula xisaab tamin.

Ciidamada Liyuu Booliska ee Dawlad deegaanka ayaa jidgooyo u galay dhaawacyada iyo maydadkii dadka shacabka ahaa ee xasu...
20/12/2024

Ciidamada Liyuu Booliska ee Dawlad deegaanka ayaa jidgooyo u galay dhaawacyada iyo maydadkii dadka shacabka ahaa ee xasuuqeen kuwaasi loo siday Dhakhaatiirta.

Ciidanka oo xidhay xadku waxay la wareegeen Dad maati oo dhaawac ah kuwaasi oo qaarkood ay dhiig bax u qudh baxeen.

Xukuumadda Somaliland ayaan iyadu wali ka hadal xasuuqa ay ciidanka Liyuu boolisku u geysteen Bulshaddan oo ka mid ah Beesha ARAB.

20/12/2024

Ciidamada qaranka gaaf wareegaya jiida dibqarax

19/12/2024

DEGDEG; Laascaanood waxa iska leh nin muuse ismaacil ah. Afhayeenka ciidnka muuse ismaciil

Shacabka Somaliland Waxaan Leeyahay Ilaashada Midnimadiina Waayo wakaa Cadowgii Khilaafka Dhexdeeda Ka Faa'idaysan jirey...
19/12/2024

Shacabka Somaliland Waxaan Leeyahay Ilaashada Midnimadiina Waayo wakaa Cadowgii Khilaafka Dhexdeeda Ka Faa'idaysan jirey Bilaabay

19/12/2024

Deg Deg “ 24 Sacdood Gudahood Ayaanu Laascanood Kuso Galaynaa haday Mardanbe Ciyaalka Ceerigaabo Laguso Daayaa isi-Soo Dhiibi Waayaan ….?

19/12/2024

SCW SCW

Address

Gabiley
Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaate Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaate Media:

Videos

Share

Category