![Wargalin. Marxuum Buux Mawliid Ismaciil Loona Garan Ogahay" Buux" Oo dhawaan Dil Loogu gaystay Gabiley Ayaa Maalinta Ber...](https://img5.medioq.com/827/946/1138553798279464.jpg)
15/01/2025
Wargalin.
Marxuum Buux Mawliid Ismaciil Loona Garan Ogahay" Buux" Oo dhawaan Dil Loogu gaystay Gabiley Ayaa Maalinta Berri Oo Khamiis ah lagu aasi doona Magaalada GABILAY . Sida Ay Xaqiijiyeen Ehelka Marxuumku
Salaada Duhur ayaa jinaasadiisa lagu tukan doona , alleh ha u naxariisto marxuumka samir Iyo Iimana Rabbi Ha Ka Siiyo Qoyska Marxuumka Gaar Ahaan Abiihii iyo Hoyadii Iyo walaalihii Iyo Ciidanka Qalabka sida Ee Qaranka Oo Uu Ka baxay Marxuumku