21/02/2024
War farxad leh:
Majiridoonta ardayddi ICT-ga ama Computer Science-ka ahaa ee ka caban jirtay computerkooda oo ka cuslaada ama aan lahayn Hardware fiican sida RAM ama Processer wanaagsan, xitaa waxaad isticmaali kartaa mobile kaaga.
Shirkada google ayaa soo saartay mashruuc la dhaho Google IDX kaasoo u jeedadiisu tahay in aad Application development ama app development iyo software development baa ad samayn karto adigoo adeegsanaya Computer cloud-ka ku xidhan. Waxyaabah aad ku isticmaali karto waxa ka mid ah Angular, Flutter, React, Python, Go, iyo qaar kalo badan
Sawirkan hoose waa Flutter application aan ku isticmaalyo IDX
IDX wali lama soo wada dayn lakiin waiting listga ayaad codsan
kartaa
Link gan raac https://idx.google.com/