Waayo arag media

Waayo arag media Kala soco dhacdooyinka dunida iyo sheekoyin xiiso leh

buenos aires
03/07/2024

buenos aires

Santiago, chile
30/06/2024

Santiago, chile

Mid kamida magaalooyinka ugu dada yar caalamka uguna quruxda badan sheeg wadan ka ay ku taaalo
09/05/2024

Mid kamida magaalooyinka ugu dada yar caalamka uguna quruxda badan sheeg wadan ka ay ku taaalo

16/03/2024

Waxaad sheegtaa magaca caadiga ah ee abu hurayra

1 salmaan alfaarisi
2 abdulrahman binu saqar
3 abu cubayda
4 abdualahi bin subayr

NEWS: Sida ay Sheegtay Hay,adda NASA Waxaa 11 Bishan October Goโ€™i doona Internet-ka dunida oo dhan, waxana La sheegay in...
08/10/2023

NEWS: Sida ay Sheegtay Hay,adda NASA Waxaa 11 Bishan October Goโ€™i doona Internet-ka dunida oo dhan, waxana La sheegay in ugu Yaraan uu qaadan doono 5 ilaa 6 bilood. Tabiyasha qaar waxay leeyihiin waxaa macquula in dunidu ay sanad internet la aan ahaato.

Ma jirtaa cid muhiim kuu ah oo aad waayi doonto.ama u xiisi doontid ?

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
02/10/2023

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

01/10/2023
๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐ŸคฃXaliimo kuusey sey wax yeeshay ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
29/09/2023

๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Xaliimo kuusey sey wax yeeshay ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Jigjiga Ethiopia๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น
28/09/2023

Jigjiga Ethiopia๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น

Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay halka 200 oo kalena ay ku dhawaacmeen dab ka kacay goob ay ka dhacaysay xaflad aroos ...
27/09/2023

Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay halka 200 oo kalena ay ku dhawaacmeen dab ka kacay goob ay ka dhacaysay xaflad aroos oo ku taalla magaalada Al Xamdaaniya ee Waqooyiga dalka Ciraaq.

Laamaha ammaanka ayaa shaaciyey in dabku uu ka dhashay Rashkii lagu dabaal degayey kaas oo qabsaday xadhkihii laydhka.

Dabka ayaa lagu soo warramayaa in uu ku wada faafay Hallkii ay dadku ku sugnaayeen taas oo dhalisay khasaaraha oo aan ilaa hadda xogtiisa la wada haynin.

Farax yaasha   hadaa nahay  xarumaha GYM  yaasha maanta dib aya ugu wada  noqonay Xaliimo kuuuseey oo isbitaal loola sii...
26/09/2023

Farax yaasha hadaa nahay xarumaha GYM yaasha maanta dib aya ugu wada noqonay

Xaliimo kuuuseey oo isbitaal loola sii cararayo wala arki doonaa

๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

26/09/2023

Muslinimo ninaan kugu dhaqayn muuminimo khaasa gaal maxasta kuu dhawroo aad magansataa dhaama

22/09/2023

Suways iyo suaalaha qosol

08/08/2023

Public prank muqaal waali ah๐Ÿคฃ

01/08/2023

Fadeexo gaardis ka ciyaarkii ciidanka punthland๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

Commercial bank of Ethiopia CBE
27/07/2023

Commercial bank of Ethiopia CBE

25/07/2023

Ku darso inta aad ka ogtahay:

Qaar ka nid ah dalalka caalamka iyo qofka ugu taajirsan sanadkan 2023.

๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฒ USA - Elon Musk $241 Billion
๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท France - Bernard Arnault $238 B
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฝ Mexico - Carlos Slim Helu $100 B
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Spain - Amancio Ortega $92 B
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ India - Mukesh Ambani $90 B
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ China - Zhong Shanshan $63 B
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฆ Canada - David Thomson $57 B
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ช Germany - Dieter Schwarz $51 B
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡น Austria - Mark Mateschitz $42 B
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น Italy - Giovanni Ferrero $40 B
๐Ÿ‡ญ๐Ÿ‡ฐ Hong Kong - Li Ka-shing $37 B
๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡ต Japan - Tadashi Yanai $36 B
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ Switzerland - Gianluigi Aponte $31 B
๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ Australia - Gina Rinehart $27 B
๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ฉ Indonesia - R. Budi Hartono $26 B
๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ Russia - Andrey Melnichenko $25 B
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฑ Chile - Iris Fontbona $24 B
๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง UK - James Ratcliffe $23 B
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Sweden - Stefan Persson $19 B
๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท Brazil - Vicky Safra $18 B
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ฟ Czech - Renata Kellnerova $17 B
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฌ Singapore - Li Xiting $15 B
๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ฑ Netherlands - Carvalho-Heineken $15 B
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ญ Thailand - Dhanin Chearavanont $14 B
๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ Pakistan - Shahid Khan $12 B
๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ South Africa - Johann Rupert $11 B
๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Turkey - Murat Ulker $5 B

Soomaaliya yaa ugu taajirsan bay kula tahay?

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayo arag media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share