"Kaligay Guusha ma gaadhine waxan jabiyay dayr ku hor gudbanaa hablaha Warbaahinta".
Xoghayaha cusub ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland #SOLJA Muna Ibraahim Dhakhtar.
“Dhulka Somaliland lama Iibinkaro, madaxweyne na ma iibin karo, warkaasina waa warkii Cadowga, awooddaasna aniga iyo madaxweynaha soo socdaana toona malihin, mana dhici kartaba. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi
Caawa Iyo Fagaaraha Khayriyadda Gabiley.
Wariye feedhay qofkii uu waraysanayay.
Malmalkii Somaliland shiday xitaa kuwii mikirifoonada sitay bay saamaysay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaamimayey oo ku guda jira Safarkii shaqo ee Dalka Ethiopia ayaa soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Waxaana Madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Madaarka diyaaradaha ee Garaad Wilwaal ku soo dhaweeyey weftiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida,Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku xigeenkiisa iyo madaxda kala duwan ee dawlad deegaanka.
Hadal waqtigiisi kusoo aaday.
Fiiro Gaara muuqaalku waa mid hore,balse muhiimadu waa nuxurka hadalka.
"Somaliya go'aankayaga waxba kama bedeli karto" Shacabka Hargeysa oo xalay isugu soo baxay Khayriyada wayn ee Caasimada.
Shacabka Magaalada Hargeysa oo caawa soo bandhigay Dhoolatusyo waawayn.
Caawa iyo Dabaaldagyada kasocda Caasimada Somaliland ee Hargeysa
"Somaliya waxba kama bedeli karto heshiishka ay wada gaadheen Somaliland iyo Ethopia, xitaa haday tagaan Maxkamada Aduunka".EX Wasiir Hussein Deyr.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii uu Hoggaaminayey Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo dhaweeyey Dalka Ethiopia.
Addis-Ababa-31-12-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo gaadhay dalka Itoobiya oo ay maanta uga bilaabantay booqasho rasmi ah oo uu ka helay Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Ali.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, waxa madaarka Caalamiga ah ee Bole International Airport ku sugayey kuna soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ethiopia Mudane Demeke Mekonnen, iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dawladda Itoobiya.
Soo dhawaynta Madaxweynaha oo Habmaamuuskeedu ahaa mid aad u sareeya ayaa qadar nasasho ah ka dib loo galbiyey qasriga madaxtooyada oo madaxweynaha la dejiyey looguna sameeyey hadhimo sharafeed.
Waxaana Madaxweynaha safarka ku wehelinaya Wasiirrada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Sayniska, Dr. Axmed Aadan Axmed (Buuxane), Qorshaynta iyo Horunarinta Qaranka, mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), Horumarinta Maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire, ku-xigeenka Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Muuse Ibraahim Selef, halka wasiirka arrimaha dibadda iyo xidhiidhka caalamiga ah, Dr. Ciise Keyd Maxamuud uu dalka Itoobiya kaga sii horeeyo weftiga iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Itoobiya, Amb Cumar Cabdilaahi Badde iyo Safiirku xigeenkIISa Amb. Barkhad Maxamed Kaariye.
ALLAA MAHAD LEH
Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL.
Musharaxiin utartamayay hogaanka ururka Solja oo gashaanka udaruuray Liis maanta ka soo baxay xarunta Solja iyo gobolada Sanaag iyo Awdal oo gabi ahaanba laga reebay liiska musharixinta tartamaysa.
Degdeg maxaa kasoo baxay, kulankii dawladaha Somaliland iyo Somalia
Kala Guurkii Maaahe Gala Gurashadii Weeye!
Waftigii Madaxweynaha Somaliland hogaaminayay oo gaadhay Jabuuti iyo kulan Saddex geesooda oo ka qabsoomay Madaxtooyada Jabuuti kulankaasi oo kulmiyay Madaxweynayaasha Dalalka Somaliland Jabuuti Iyo Somaliya.
WAR DEG DEGA:- Waftigii Madaxweynaha Somaliland hogaaminayay oo gaadhay Jabuuti iyo kulan Saddex geesooda oo ka qabsoomay Madaxtooyada Jabuuti kulankaasi oo kulmiyay Madaxweynayaasha Dalalka Somaliland Jabuuti Iyo Somaliya.
Kulankaa saddex geesoodka ah ayaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo sii ambaqaadi lahaa wada-hadalladii hakadku ku yimi ee u dhaxeeyey labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadaladaas oo soo bilaabmay sannadkii 2012-kii, dibna u bilaabmay maanta, kulamadiisuna ay weli socdaan.
Wax badan ka ogow dhacdooyinkii kala duwana ee ka dhacay Qudus. ||Shiikh Mustafe||
Mar Labaad baan ku celinayaaye Oromo iyo Daarood waxaan raacayaa Daarood kuwasaanuna Dhiig iyo Dheecan wadaagna". Faadumo Saxar
"Waa Danbi weyn in Calanka Tawxiidku ku yaalo in inta Music lagu daaro misana dadka loo kiciyo". Suldaan Maxamuud Guuleed Mire.
"Waa Danbi weyn in Calanka Tawxiidku ku yaalo in inta Music lagu daaro misana dadka loo kiciyo".
Suldaan Maxamuud Guuleed Mire.
Ex Madaxweyne Siilaanyo iyo Kaalintii uu ku lahaa Qoritankii Afka Soomaliga "1972".
Ex Madaxweyne Siilaanyo iyo Kaalintii uu ku lahaa Qoritankii Afka Soomaliga "1972".
Dhacdo Murugo badan oo Burco ka dhacday "Aabe ilmihiisii tuuray"!