Abdirahman Daacad

Abdirahman Daacad Ka Mid Noqo Dadka Halkan Aanu Saaxiibka Ku Nahay

11/06/2024

Beesha Surre Ayaa Daarood Oo Dhan Ku Filan Mar Haday Mareexaan Meel Saareen

10/06/2024

"Jaariyada ii Shaqaysa Ayaa Ka Mushahar Badan Ciidanka Qaranka.." Gud Faysal Cali Waraabe

Nuura. "Wiil aan Mudo kooban wada socanay ayaa  Balamiyey Si uu Casho ii geeyo Markii aan cashada cuneed ayuu igu yiri i...
10/06/2024

Nuura. "Wiil aan Mudo kooban wada socanay ayaa Balamiyey Si uu Casho ii geeyo Markii aan cashada cuneed ayuu igu yiri ii dhiib Taleefankaga Numbar ayaa ku Qoranayaa .

Markii aan u dhibay wuxuu ka dursaday lacagtii
Cashada aa ku cunay wuxuuna kala baxay intii iigu jirtay oo eheed 40 doolar waan iskaga aamusay Habeenkii Markii aan Guriga Tagay ayaan Hooyo u sheegay wixii dhacay Waxayna igu tiri iska dhaaf waa ceeb Sidii ayaa ku dhafay .

Hadana Malin kale ayaan Balamiyey si aan u wada
casheno oo aan u sheekeesano markii aan cashada dhameenay ayuu igu yiri ii dhiib telka Qofbaan ka wacnayaa .

Xaqiiqdii Anigu waan aaminay waan u dhiibay Talefanka

Anigana waxana iska sii cabayey Cabitankii wiilkii Wuxuuna u baxa Bananaanka mudo ayaan sugayey Ninkii dib dambe uma soo laaban oo sidaa ayuu Mobile-ka iga. Xaday "

Ma iyada ayaa is gaaday gabadhan mise waa la gaaday maxaa la gudboonaa markii h**e?

Shekadan maxaad ka fahantey?

Burco: Gabadh Kelideeda u iibinaysa si ay hooyadeed caafimaad ugu raadiso.Xamda Yaasiin Bille oo kamid ah hablaha dhalin...
09/06/2024

Burco: Gabadh Kelideeda u iibinaysa si ay hooyadeed caafimaad ugu raadiso.

Xamda Yaasiin Bille oo kamid ah hablaha dhalinyaradda ah ee magaaladda Burco ayaa sheegtay in ay raadinayso cid ka Iibsata mid kamid ah Labadeeda Kelyood si ay dhaqaalaha ka soo baxa ugu daryeesho Caafimaadka Hooyadeed oo in muddo ah bukaan jiif ah.

Xamdi waxa ay sheegtay in ay u wayday dhaqaale ay hooyadeed ku geyso Cusbitaal taa bedelkeeda ay ku kaliftay in ay Kelideeda baayacdo.

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey baraha bulshadda xoog u qabsaday muuqaalo ay Xamdi iska soo duubtay kuwaasi oo ay la Ilmaynayso xaaladda caafimaad ee hooyadeed oo kasii dartay iyo Haynteeda dhaqaale oo soo gaabtay.

09/06/2024

Qamar Suugaani Ma Furaash Ayuu Fihiima Quuje U Noqday

08/06/2024

Fiqi Muxumed VS Mareexaan waxbaa balahauga yaacay πŸ˜‚

07/06/2024

"Madaxwayne Arab Albaabada u Fur" Rooda Cabdi Muuse

06/06/2024

Suxufi Heello Wuu U Soo Aaray Suxufiyiintii H**e Xinif Uga Badiyey

Sareeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani,   taliyaha ciidanka qaranka, ayey EU-du siisey ama ku guuleystey bilad geesida 2024 e...
06/06/2024

Sareeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani, taliyaha ciidanka qaranka, ayey EU-du siisey ama ku guuleystey bilad geesida 2024 ee lagu maamuuso taliyayaasha ugu hogaaminta fiican ee aduunka iyadoo si gaar ah loogu tixgaliyey kaartada cilmiyeysan ee ciidanka qaranka ee Somaliland iyo sida loo badbaadiyey shicibka reer-Sool.

Sidee ayaad u aragtaa?

04/06/2024

Beesha Habar-noosa ee Habar-yoonis

02/06/2024

Habaryoonis/Habarnoosa Naga πŸ’•

26/05/2024

Laandheeraha Isaaq ama G36 waa Cali Siciid iyo Muuse Care Easty iyo Baabka Burco πŸ’•

H**e u socda adeeradiin way idiin ogyihiin kaalinta aad ugu jirtaane!

Deg Deg: Tiir Adag baa naga Baxay Tusaale Mudnaa!Alle Naxariistii Jano ha ka waraabiyo  Yusuf Haybe X.  Cabdi (Yusuf Hay...
23/05/2024

Deg Deg: Tiir Adag baa naga Baxay Tusaale Mudnaa!

Alle Naxariistii Jano ha ka waraabiyo Yusuf Haybe X. Cabdi (Yusuf Haybe Dheere) oo goordhawayd ku geeriyooday Canada.

Waxaynu Allah uga baryaynaa inuu Kitqabka Qur'aanka Miidigta uga dhiibo.

Waxaan ilahay uga baryayaa inuu samir iyo Iimaan Saadiqa uu ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu aduunka kaga tagay ee aynu ka midka nahay Aamiin aamiin Aamiin!
Sakariye Nuur Saajin

21/05/2024

Hogaanka Dhaqanka Somaliland ee Ugu saamaynta iyo Miisaanka Badan Suldaan Barre X. Xuseen Caraale Xafidahu Allaah.

Ka Mid Noqo Dadka Halkan Aanu Saaxiibka Ku Nahay

21/05/2024

Waa Kuma ninka Aduunku Ka yaabay Ee Somaliland lagu arkay.

Wariye ilka Case
Yagleel Media

20/05/2024

Libaax nin aan aqoon baa Lax ka ritta!
Hal maalin oo aan jiidhay abtigay wixii iga qabsaday halkan k**a sheegi karo!

Allah og nin lagu jiro ee ninkaasi waa :-

Waa xurmadle!
Xasaanad Leh!
Xigmad Leh! Oo ah xaruuri xalaal miirad ah ee Toloow aynu si gaara u xushmayno Suldaanka!

Sakariye Nuur Saajin

Ka Mid Noqo Dadka Halkan Aanu Saaxiibka Ku Nahay

Siyaasiga Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa maanta si rasmiya ugu biiray xisbiga Waddani.Ramaax, oo h**e u soo maray xisbi...
20/05/2024

Siyaasiga Maxamuud Saleebaan Ramaax, ayaa maanta si rasmiya ugu biiray xisbiga Waddani.
Ramaax, oo h**e u soo maray xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa sidoo kale guddoomiye gobol ka soo noqday inta badan gobollada waa weyn.

Ramaax, ayaa ugu baaqay shacabka gobolka Saaxil ee uu ka soo jeedo in ay wada taageeraan Waddani....
Sakariye Nuur Saajin

20/05/2024

Deg deg Jeex ka Mida Beelaha Subeer Awal oo saaka ku biiray Xisbiga Wadani

Waa wareey miyaanu ahayn Mr. Ramaax πŸ˜‚
20/05/2024

Waa wareey miyaanu ahayn Mr. Ramaax πŸ˜‚

18/05/2024

Dawladi Ma Reer Baa?
Ma dukaan nin leeyahaa?
Dub riyaad ma badhibaa?
Durujaa Ma Cawsbaa?
Daacaa qudhun ma dharagbaa?

Waftiga heer Qaran ee loo diray ka qaybgalka xuska Munaasibada 18 may ee Emirates-ka loo diray iyo dagaanada ay ka soo kala jeedaan:-

1. Weriye C/rashid C/wahab (Sacad Muse)

2. Weriye Badri Koosaar (Sacad Muse)

3. Weriye Luqmaan Max'd (Sacad Muse)

4. Weriye Xamse Awoowo (Sacad Muse)

5. Weriye Sagal Mustafe (Sacad Muse)

6. Weriye Xamse Cali (Isxaaq /garxajis)

7. Weriye Xayad Naleye (Sacad Muse)

8. Fanan Maxamed Mame
(Sacad Muse )

9. Fanan Ikraan Caraale (Hawiye)

10. Fanan Bakaal ciro (Akisho/ Sacad Muuse Dhalay)

11. Jilaa Yusuf Cegaag (H/jeclo, Xidid la ah Sacad Muuse)

12. Safiirka Emirates-ka (Sacad Muuse)

Ugu dambayn waxaan ku soo gunaanaday liiskan jeeska ah tuduc ka mid ah Maansadii AHN. Cabdi Iidaan ee ka mid ahayd Silsiladii Deelayda ee aan sare ku soo xusnay.

Dawladi Ma Reer Baa?
Ma dukaan nin leeyahaa?
Dub riyaad ma badhibaa?
Durujaa Ma Cawsbaa?
Daacaa qudhun ma dharagbaa?

Sakariye Nuur Saajin

Ka Mid Noqo Dadka Halkan Aanu Saaxiibka Ku Nahay

Anigu Hargaisa ayaan jooga qof aan joogin uma cabiri karo shucuurta Shacabka Somaliland ee ku dhaqan magaalada Caasimada...
17/05/2024

Anigu Hargaisa ayaan jooga qof aan joogin uma cabiri karo shucuurta Shacabka Somaliland ee ku dhaqan magaalada Caasimada JSL ee Hargaisa oo ilaa wakhtigan aan laga seexan oo ay dhamaan jidadka waawayn ee Magaalada ay ka socdaan dabaal degyafa Xuska 18 May ee ka soo wareegtay 33 guurada Madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaase aan is waydiiyay maxaa wacay sidan ee uu Sanadkani kaga duwan yahay sanaddadii h**e ee aynu soo dhaafnay?

Muwaadin aragtidaada hoos noogu reeb!
Mahadsanid

17/05/2024

Madaxdhaqameedka Beesha Habar-jeclo Oo Hada War Soo Saaray

15/05/2024

Gobolka saraar A

Laandheereyaal Habarnoosa ah πŸ’š
15/05/2024

Laandheereyaal Habarnoosa ah πŸ’š

15/05/2024

Libaax nin aan aqoon baa Lax ka rita (Riyyo haday dib leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayeen)

Darwiishka keliya ee maslaxyada Somaliland kalsoonida uga khudbadeeya waa wasiir Cabdirisaaq h**e u soco Darwiish!!

14/05/2024

Deg Deg Garoowe Waxaa caawa lagu toogtay gabadh ku labisan calanka Somaliland

14/05/2024

Guroomiyaha Urur siyaasiyeedka Ogaal oo shacabka Gabiilay dareenkooda kula dabaal degtay caawa

Deg deg alle hawnaxariisto waxaa goordhawayd shil gaadhi ku geeriyooday laba wiil  wadada u dhaxaysa Gabiley iyo Hargeys...
13/05/2024

Deg deg alle hawnaxariisto waxaa goordhawayd shil gaadhi ku geeriyooday laba wiil wadada u dhaxaysa Gabiley iyo Hargeysa.

Maydadka labada Marxuum ayaa iminka la soo gaadhsiiyay dhakhtarka wayn ee Magaalada Hargeysa.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo afarta Beelood ee Gobolka Gabiilay wada dega Guul iyo Gobanimo!Waad guulaysateen ee Balse wax...
13/05/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo afarta Beelood ee Gobolka Gabiilay wada dega Guul iyo Gobanimo!

Waad guulaysateen ee Balse waxaa laydiin qabaa hal su'aal libinta iyo Abaalka gobolnimada Gabiilay yaad u hayn doontaan ma Dawlada mise isbedel Doonka ?

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Daacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Media/News Companies in Hargeisa

Show All