Hiil Qaran

Hiil Qaran muwaadinkasta oo somaliland u dhashay waa ku waajib difaaca qarankiisa

17/12/2023

Ma aflaantii holywoodka ee marayka dalka lagu jilaa hada qaranka qaranka!

21/11/2023

Bahalkan magaciisaa la iska rabaa

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajacuun waxaa caawa wada galbaday laba shaqsi oo qaranka iyo umadan ku qaaliya maalmo adag...
14/11/2023

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajacuun waxaa caawa wada galbaday laba shaqsi oo qaranka iyo umadan ku qaaliya maalmo adagna la soo maray mujaahid jidhif iyo mujaahid maxamed xaashi.

Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo labadoodaba maanta duco uun baan u awoodnaa.

02/11/2023

Bahalkaa maxaad u taqaanaa?

02/11/2023

Waligaa ma aragtay mocooyo lug deer marking laga habeystay odaygeedii madaxa goosatay?

20/10/2023

muuqaalka wajaale ilaa iyo jig jiga

17/10/2023
Waxaa ii sawiran saylac oo la bixiyay kadibna la yidhi mustawaqe la aan lama soo geli karo.mudo kadibna sida falastiin l...
17/10/2023

Waxaa ii sawiran saylac oo la bixiyay kadibna la yidhi mustawaqe la aan lama soo geli karo.
mudo kadibna sida falastiin loo qabsaday la inoo qabsado halkaasna ay dadku wada noqdeen mujaahidiin bal adba!

11/10/2023
10/10/2023

الله أكبر.
Muuqaal Dareen leh:- Waa Gabar yar oo reer Falastiin ah oo ku celcelinaysa digriga ALLE xili ay ku socoto duqeyn xoogan oo ay fulinayaan Ciidamada Israa’iil.

09/10/2023

Fariin ku socota qofkasta oo muslim ah

09/10/2023

Shaqsiga ugu raadinta badan islaamka
Waa halyeygii kufaarta iyo yuhuudu ku daaleen raadintiisa waxaa uu ILLAHAY u dhaliyay geesino iyo garaad sareeya

Shinbirkan illahay inoo soo diray. Ishaaradan h**e ayaynu u aragnay xikmad baana ku jirtay ALLAH SUBXANA WATACALA waa in...
08/10/2023

Shinbirkan illahay inoo soo diray.
Ishaaradan h**e ayaynu u aragnay xikmad baana ku jirtay ALLAH SUBXANA WATACALA waa in aynu u mahad naqno.

07/10/2023

Idinku maalnay falastiinay allah garabkiina ha galo guul insha allah

07/10/2023

Mansha allah waa lagu cibaadeystau maanta yuhuudii Allah Akbar

10000sh bay soo wadaan?1000sh iyo 5000sh baaqi male sarif maleh dadaw waa nasiibkeen waxa inagu dhacayaa
05/10/2023

10000sh bay soo wadaan?
1000sh iyo 5000sh baaqi male sarif maleh dadaw waa nasiibkeen waxa inagu dhacayaa

30/09/2023

Cidkasta oo tabasho qabtaa waa inay sida xildhibaanada gobolka awdal oo kale sameeyaan oo golayaasha soo maraan

27/09/2023
07/09/2023

Jimce wanaagsan

05/09/2023

Saaka nabadi ma jirtaa?

29/08/2023
21/08/2023

Casrigii mujaahidnimada sawtaan moodayay in muuse ugu danbeeyay.

20/08/2023
Pro mubaarik aar, weli ma la waydiiyay coursekii peace and conflict ahaa in madaxweyne biixi dhameystay qaybtiisa sida k...
20/08/2023

Pro mubaarik aar, weli ma la waydiiyay coursekii peace and conflict ahaa in madaxweyne biixi dhameystay qaybtiisa sida khilaafaadka loo xaliyo in uu dhameystay iyo inkale dadaw?

20/08/2023

Madaxweyne muuse ma keligiibaa horta yaqaana sharciga oo ilaaliya?

15/08/2023

Nabad baa naas la nuugo leh.

10/08/2023

Isla xisaabtanku waa muhiim,nin sharciga ka weyni ma jiro.

01/08/2023
01/08/2023
01/08/2023

Address

Hargeisa

Telephone

+252659043042

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiil Qaran:

Videos

Share



You may also like