ibraahim caydiid Oo Digniin U Diray Shacabka Somaliland
Ibrahim Aydid Oo Digniin U Diray Shacabka Somaliland
#foryoupageć·foryou #Xaji_Ibraahim #foryouć· #somalitiktok #Somaliland
Ibrahim Aydid Oo Ka Hadlay Weerarkii Liyuuga Beesha Daarood Kusoo Qaadeen Shacabka Xoolo Dhaqatada Ah Ee Ay Hab Qabiilaysan Usoo Weeraren
#foryoupageć·foryou #foryoupageć·
"Somaliland oo kii Dakanadaba dhigay u dacwootay"
_____________________
Mustafe Cagjar isagaa amarka Shacaka Dacawalay lagu laayey bixiyey waxaanu xalay joogay Dhagaxbuur oo weliba uu shacabkii lagu soo duulay uga soo hanjabay waana kan hadalkiisii isagoo leh hubka dhigis ayaa arab lagu samaynayaa ilaa kuwii uu soo diray lagu sameeyey.
Wasiirada Somaliland ee xogla,aanta degdega ah arinta Dacawalay kaga hadlay waxaan ceeb ahayn sooma kordhin hadalkoodu, waxaa sax ahayd inay xogta urursadaan Dadkoodana la tashadaane inay Cagjar ee amarka bixisay hadana u dacwoodaan waa Liidnimo & inay tuhunkii iska qaadeen.
Mustafe Cagjar xalayba markuu amarka bixiyey Dhagaxbuur wuu ka baxay waxaanu ku noqday Jigjiga isagoo raadgadanaya balse Ilaahay waa cadaali oo Dawladiisii ayaa ka khaasare badatay Jilibkii ay soo weerareen waxaana hada lay sheegay in 11 Askari oo Liyuu Booliska ah lagu aasay Magaalada Yoocaale oo meesha ku dhaweyd, sidoo kale goob jooge aan la hadlay wuxuu ii sheegay inuu indhihiisa ku arkay 18 Liyuu Booliska ah oo Maydkooda lagaga yaacay meeshii wax ka dhaceen.
Waxa kale oo goobjoogahaasi ii sheegay in Cagaftii ay wateen ee Beerta Ninka samane gudaheeda lagu jeexayey & Gaadhi kaleba ay kaga carareen goobta.
Khasaaraha dhinaca Qolada Arag waxaa la ii sheegay 14 oo kala ah 11 Samane ah, 1 Saleebaan ah, 1 Maxamed Fanax ah & Nin Guulane ah oo badankoodu yihiin kuwii Xabada lagu bilaabay, 2 Nin oo kale ayaa ayaguna ku dhintay Shil Baabuur tirada guudna waa 16 Qof waanay dhici kartaa inay tiradu intaa ka kordho.
Maanta waa inay inoogu danbaysaa in Deegaan Iidoor uu hoosyimaado Dawlad Ogaadeen ah oo Shaadhka Dawladnimo ku disha because waxaa u furan inay Ethiopiada kale ka mid noqdaan sidii Tuli-Guuleed & Jinacsanay oo markay Kililka 4 aad ku biireen ka raystay xasuuqii & Cadaaladdaradii.
#Xaji_Ibraahim
#foryoupageć·foryou #foryouć· #AL #Somaliland #somalitiktok #tbt #foryoupageć·

Hal Daqiiqo 100 Mawduuc Ma ka wada Hadli Kartaš
#
#foryoupageć·foryou #facebookreelsviral #foryouć· #Somaliland #facebookreel #tbt #AL

Gurmadki U Horeeyay Reer Libaan Sacad Muuse Geesiyaal