Ogaal

Ogaal Kanaalka Ogaal waxa aan ku baahinnaa, muuqaalo, sawirro iyo qoraallo wacyigaaga Ogaal ku biirin doona. Nala soco.

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐—ฎ ๐—ด๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Aragtidaada hoos noogu reeb. ๐Ÿ’ธ
13/05/2024

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ ๐—บ๐—ฎ ๐—ด๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ? Aragtidaada hoos noogu reeb. ๐Ÿ’ธ

"It's not how much money you make, it's how much money you keep.โ€โ€œMuhimaddu ma aha xaddiga lacagta aad samayso, shayga m...
18/04/2024

"It's not how much money you make, it's how much money you keep.โ€

โ€œMuhimaddu ma aha xaddiga lacagta aad samayso, shayga muhimka ahi waa xaddiga aad kaydisoโ€

Waa qoraal kooban oo aan kasoo xigtay buugga uu qoray Robert Kiyozaki ee Rich dad Poor dad. Qormadan yari waxa ay xambaarsan tahay farriin mug wayn, oo tilmaamaysa qaabka aad dhaqaale ahaan u kaaftoomi karto, ama isku filaanshiyo u gaadhi karto.

Waxa jira dad badan oo dhaqaale fiican sameeya, laakiin aan wax horumar dhaqaale ah samayn iyo dad lacag yar sameeya, laakiin horumar dhaqaale oo wayn sanado ka dib sameeyaa. Labadaas qof farqiga u dhexeeyaa waa kaliya in uu mid kaydsi ku jiray, oo lacag uu wax ku taransado kaydiyay, midna lacagta soo gashaba uu kharash ahaan u isticmaalayay, oo aanu waxba kaydsan.

Wadada kaliya ee horumar dhaqaale lagu gaadhaa, waa in aad kayd samaysato.

โ€œMustaqbalka waxa qaabeeya waxa aad maanta qabato e, barri waxa aad qaban doontaa ma qaabeeyo.โ€ Robert kiyosakiDadku lab...
14/04/2024

โ€œMustaqbalka waxa qaabeeya waxa aad maanta qabato e, barri waxa aad qaban doontaa ma qaabeeyo.โ€ Robert kiyosaki

Dadku laba ayay u qaybsamaan:
Qof barrito hawl u dhigta, oo midiba midda kale u sii dhiibto, sidaadaasna ay kaga lunto fursad uu wax wayn ku qabsan lahaa, iyo qof hawl walba isla markaa uu taagan yahay qabsada, oo muddo kooban isbedel badan ku sameeya.

Kee baad tahay adigu?

Ciid wanaagsan, dhammaantiin.๐ŸŽŠ๐Ÿฅณ
10/04/2024

Ciid wanaagsan, dhammaantiin.๐ŸŽŠ๐Ÿฅณ

Faallada koowaad ka eeg Link-ga muuqaalka.
23/12/2023

Faallada koowaad ka eeg Link-ga muuqaalka.

๐Ÿ’ช
12/12/2023

๐Ÿ’ช

โ€œQofkaas, waxba dhulka k**a yaallaanโ€ haddaad maqasho, waa sidan oo kale.๐Ÿ˜…
25/11/2023

โ€œQofkaas, waxba dhulka k**a yaallaanโ€ haddaad maqasho, waa sidan oo kale.๐Ÿ˜…

Visual arts-ku, waa xirfad muddo badan soo taxnayd. Sawir noocan hoos ka muuqda oo kale ah marka la samaynayo, waxa ay q...
25/11/2023

Visual arts-ku, waa xirfad muddo badan soo taxnayd. Sawir noocan hoos ka muuqda oo kale ah marka la samaynayo, waxa ay qaadan jirtay muddo, sida oo kale waxa ku bixi jiray muruq iyo maskax. Hadda se kan waxa aan ku sameeyay muddo daqiiqado ah, aniga oo aan wax xirfad ah oo Visual arts la xidhiidha, aan lahayn.๐Ÿ˜Š

26/10/2023

JOOGTAYNTA.๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช

QAACIDADAN KU DABAQ HAWLAHAAGA.
24/10/2023

QAACIDADAN KU DABAQ HAWLAHAAGA.

OGAAL Waxa aad ka helaysaa, barnaamijyo tayo leh. Ku xidhnow asxaabtaadana la sii wadaag.

Haddii fikirka badani muruqyo kaa soo saarayo, sidan ma noqon lahayd.๐Ÿ˜‚
24/10/2023

Haddii fikirka badani muruqyo kaa soo saarayo, sidan ma noqon lahayd.๐Ÿ˜‚

21/10/2023

Xadiiskan iyo waxa maanta caalamka ka socda bal isu fiiri.

"Waxa dhici doonta in ummaduhu (Gaalada kala jinsiyadaha iyo dalalka duwan.) ay isu kiin soo bahaystaan, oo isugu kiin baaqaan,
sida dadka wax wada cunayaa ay xeedhada isugu baaqaan oo isugu yeedhaan." Mid ka mid ah saxaabadii Nabiga SCW ayaa waxa uu yidhi, "Ma yaraan aannu (Muslimku) maalintaa yar nahay baa?" Nabiga SCW waxa uu yidhi, "Iskaa daa in aad yar tihiin e, waaba badan tihiin, laakiin waxa aad tihiin daad-xoor, sida ta daadku sido oo kale ah, waxa qulubta gaalada laga siibayaa, in ay idinka haybadaystaan oo dib idiinka istaagaan, idinka waxa quluubtiina lagu tuurayaa WAHNI." Saxaabadii ayaa Nabiga waydiisay "Waa maxay WAHNI-gu", waxa uu ugu jawaabay waa "ADUUNYADA OO AAD JECLAATO IYO DHIMASHADA OO AAD NECBAATO"

๏ผช๏ฝ•๏ฝ๏ฝƒ๏ฝ… ๏ผท๏ฝ๏ฝŽ๏ฝ๏ฝ๏ฝ‡๏ฝ“๏ฝ๏ฝŽ.๐Ÿ•Œ
20/10/2023

๏ผช๏ฝ•๏ฝ๏ฝƒ๏ฝ… ๏ผท๏ฝ๏ฝŽ๏ฝ๏ฝ๏ฝ‡๏ฝ“๏ฝ๏ฝŽ.๐Ÿ•Œ

19/10/2023

UJEEDDADA KA DAMBAYSA, YARAYN-TA MAP-KA AFRICA.

"Walaalahayaga Carbeedow, kafan la'aan daran baa na haysa. Noo soo dira kafan, oo jidhkayaga soo asturno." Muwaadin Fala...
18/10/2023

"Walaalahayaga Carbeedow, kafan la'aan daran baa na haysa. Noo soo dira kafan, oo jidhkayaga soo asturno." Muwaadin Falastiini ah.

.

27/09/2023

Hadyad baad leedahay haddaad garato, Hal-xidhaalahan.๐Ÿ˜Š

Magaalo cagaaran, dhismeheeduna casaan yahay, dadkeeduna uu madow yahay.

26/09/2023

QOFKU SI DEGDEG AH, LACAGA BADAN MA U SAMAYN KARAA!

Address

Wadnaha Road
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Hargeisa media companies

Show All