Cadow Media

Cadow Media welcome to Cadow Media followme And like saxibayal ismadhafno good jobs

WAR-SAXAAFADEED Hargeysa-26-12-2024()- Wefti uu Hogaaaminayey Wasiirka Amniga Gudaha JSL mudane Cabdalle Maxamed Carab a...
26/12/2024

WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa-26-12-2024()- Wefti uu Hogaaaminayey Wasiirka Amniga Gudaha JSL mudane Cabdalle Maxamed Carab ayaa Magalada Jigjiga ee Degaanka Maamulka Soomalida Itoobiya kulan muhiim ah kula qaatay Saraakiil Sar sare oo ka tirsan Ciidanka Dawladda Federaalka Itoobiya, uu Hogaaaminayey Taliyaha Aaga Bari ee Ciidamada Itoobiya General Afgado iyo Madax kale oo ka tirsan Dawladda Degaanka uu u horreeeyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada iyo masuulin kale oo muhiim ah.

Labada dhinac ayaa si qotodheer uga wada hadlay Xaaladda Degaanka Dacawalay iyo Degaanada kale ee ku xeeran, waxaana isfaham buuxa labada dhinac ka gaadheen Xaalada Degaanka Dacawalay,iyadoo la isla qaatay in la joojiyo dhiiga daadanaya, xaaladdana lagu dhameeyo xal Nabadgalyo ah oo salmi ah si aan wax danbe u dhiciin.

Weftiga Somaliland uu Hogaaaminayey Wasiirka Amniga Gudaha JSL, waxaa ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane Khadar Xuseen Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Maxamed Yuusuf Cali, Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismail Taani, Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi iyo Taliyaha Hay'adda Nabadsugida Qaranka.

Cabdillaahi Axmed Caarshe
Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadeynaha ee Wasaaradda Amniga Gudaha JSL.

26/12/2024

Dacawalay dhibka kadhacay waxkawada hadlaya Saddex Dowladood Federaalka Itoobiya Dowladda deeganka somalida iyo Dowladda Somaliland marka Borobagadhaha halajoojiyo

26/12/2024

Jimce mubarka

26/12/2024

Wasiirkii Arimaha Gudaha Dowladdii Madaxweyne Siilaanyo. Xaxuuqii Jamac Dubbad.... waftigii lotiray Itoobiya

Xukumadda cusub ee Madaxweyne Cirro waftigii Aay Utirtay Itoobiya   waxaylakulmeen Dowladda Federaalka Itoobiya Xukumadd...
26/12/2024

Xukumadda cusub ee Madaxweyne Cirro waftigii Aay Utirtay Itoobiya waxaylakulmeen Dowladda Federaalka Itoobiya

Xukumadda h**e ee kulmiye Markii Xasuuqu kadhacay jaamac dubbad. Waftigii Ayutirtay Itoobiya waxaylakulmeen kii Xasuuqay ee inailay

Dacawalay: Waxa Goor dhaweyd gaadhay Ciidamadda Federaalka Itoobiya.Ciidamada Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Goor dha...
26/12/2024

Dacawalay: Waxa Goor dhaweyd gaadhay Ciidamadda Federaalka Itoobiya.

Ciidamada Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Goor dhaweyd Gaadhay Qabaleega Dacawalay oo ay ku Dagaalameen Dadka Deegaanka Iyo Shuftada Liyuu Booliisku.

Milatariga Itoobiya oo maalmahanba joogay Xarshin ayaa sida uu ii xaqiijiyay Sarkaal Sare halkaasi u tagay in ay Kala dhex galaan Dadka Deegaanka Dacawalay iyo Liyuu Booliiska. Najax Aadan Cunaaye

Waftiga Aylakulantay  Madaxda Somaliland Wakuwan  Taliyaha Ciidaamadda Mulatariiga ITOOBIYA  iyo Taliyaha  Ciidaamadda B...
26/12/2024

Waftiga Aylakulantay Madaxda Somaliland

Wakuwan Taliyaha Ciidaamadda Mulatariiga ITOOBIYA iyo Taliyaha Ciidaamadda Booliska
ITOOBIYA. Iyo Wasiirka Madaxtooyada Xafiiska Raysal wasaraaha ITOOBIYA...

26/12/2024

Warka xarshin mitimatis halayska hubiyo Miyay xuntahay
(?)

26/12/2024

Hargeysa-26-12-2024-()-Fadhigii 003-aad ee Golaha Wasiirrada oo uu Shir-gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka qabsoomay Madaxtooyada Qaranka.

Xafiiska Afhayeenka M JSL

26/12/2024

Warbahiinta Cadow Media kalasoco wararka Degdeg ah

26/12/2024

Telefishanka Afka Dawladda Deeganka ku hadla oo Dowladda Somaliland kushegay Maamulgoboled

Dagaal waxbakumadhamadan.Ee Siyaasadda Ayey waxkudhamadan ee Arinra  Dowlada Deeganka Somaliyed Arintu wado halagugalo A...
26/12/2024

Dagaal waxbakumadhamadan.
Ee Siyaasadda Ayey waxkudhamadan ee Arinra Dowlada Deeganka Somaliyed Arintu wado halagugalo Ariin Siyaasaded oo Ah Tiri iyo Darood.

Hadaba Aqoonyahanka Tireeda Shirdegdeg ah hayeesho Hanakuraadsado Xaquuqda ukuleyahay Dowladda deeganka somaliyed
Taso Ah kursiga ugusareeya iyo Mid Ciidan iyo Mid Cadaaladeedba...

Sikale oo ogaaden Ku Cabsi galaya majirto.

Marka HELLO Tiirow 📞

Xukumadda Somaliland iyo Fataralka ITOOBIYA oo shir ugasocday. Jigjiga Ayaa kusodhamaday isAfgarad
26/12/2024

Xukumadda Somaliland iyo Fataralka ITOOBIYA oo shir ugasocday. Jigjiga Ayaa kusodhamaday isAfgarad

Lataliyaha dhanka Saxafadda Madaxweyne Cirro  Xamse cali Bulbul
26/12/2024

Lataliyaha dhanka Saxafadda Madaxweyne Cirro Xamse cali Bulbul

Wareegto Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maan...
26/12/2024

Wareegto Madaxweyne.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 26/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-016/122024 uu ku magacaabay La-taliyeyaal Madaxweyne.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay La-taliyayaasha Madaxweynuha u leeyihiin hab-sami u socodka howlaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markii aan ku qancay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadoodaba, isla markaana ay hanan karaan mas’uuliyaddaha ka dhalanaya xilalkan;

Markii aan sameeyey: La-tashi;

Waxa aan go’aamiyey;

In laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaadaan xubnahan hoos ku qoran La-taliyayaal Madaxweyne.

1 Cabdilqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda.

2 Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle La-taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee Arrimaha Horumarinta Dhaqaalaha.

3 Cali Maxamed Yuusuf (Guray) La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada.

4 Baar Siciid Xaaji Faarax La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Horumarinta Haweenka.

5 Xamse Cali Bulbul Ibraahim La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Warbaahinta.

ALLAA MAHAD LEH

_____________________________
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

26/12/2024

Adna Adem

25/12/2024

Haljoojiyo Beenta Xarshiin mitimatis hee lagawado baraha Bulsha

25/12/2024

Nimankan yaa diray kulaha ninkani

Address

Hargeisa

Telephone

+252659824175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cadow Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cadow Media:

Videos

Share