Dhaqan kobciye

Dhaqan kobciye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhaqan kobciye, Digital creator, Hargeisa.

Niman     ah ayaa magaalada GAALKACYO kufsi fool xun ugu gaystay Wiil yar oo 11 jir ah👀💔 Wiilka yar ayaa ugu dambayn u d...
22/10/2023

Niman ah ayaa magaalada GAALKACYO kufsi fool xun ugu gaystay Wiil yar oo 11 jir ah👀💔 Wiilka yar ayaa ugu dambayn u dhintay kufsiga loo gaystay SUBXANALLAH😭

Warqadan waxa soo saaray Cisbitaalka Guud ee Gobolka Mugug.

02/10/2023

Check out -cabaas_qemar_♤$'s video.

  garan maayo goor aynu ilbixi doono waxaad mooda inaan laguba kalsoonayn banks. hadii ay lacagta 💰 banks dhigano oo ay ...
17/09/2023

garan maayo goor aynu ilbixi doono waxaad mooda inaan laguba kalsoonayn banks. hadii ay lacagta 💰 banks dhigano oo ay ku gubato ama ku khaasrto iyagad ku leedahay balse maanta hantida hlka ku khasaarty yaalo racaya

17/09/2023

Sida aynu lasocono waayihi udanbeeyay waxaa socda dadaalo lagu doonayo inay lagu cidhib tiro naf iyo maalba geeska africa gaar ahaan dadka soomalida. Waxaa cajiib ah in dhibaatoyinka soo gaadhaya suuq yada somalida lala eeganayo maalmaha fasaxa sida jimcaha iyo habenada khamiista. Sida aynu og nahay laf_dhabarta somalidu waa ganacsiga oo waxba lama soo baxno dhanka kaliye laynaga naafyan karana waa hlka balaayadu intay dhawdaha laqabta cida waxan wadana waa dhexdeenee waar laamaha amaanka halala shaqeeyo

 Xukuumadda Somaliland ayaa caawa si rasmi ah u shaacisay in dhawaan ay qaadi doonto hawl-galo amni “ “Xukuumadda Jamhuu...
13/09/2023


Xukuumadda Somaliland ayaa caawa si rasmi ah u shaacisay in dhawaan ay qaadi doonto hawl-galo amni “

“Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa tallaabooyin Dawladdimo oo lagu xaqiijinayo amniga shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle, kuwaasoo ay ku soo duuleen kooxaha Argagixisada ah, huwanta iyo Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, waxayna Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland soo afjaraysaa duulaanka lagu soo qaaday Xuduudeheeda iyo shacabkeeda”

Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland.

WAR-SAXAAFADEED Hargeysa-013-09-23- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo ...
13/09/2023

WAR-SAXAAFADEED

Hargeysa-013-09-23- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, waxay marlabaad u caddaynaysaa Shacabkeeda iyo Beesha Calaamkaba sida joogtada ah ee Kooxaha Argagixisada ahi ugu soo qulqulayaan Magaalada Laascaanood.

Sidii ay horeyba u caddaysay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, taasoo ahayd in ay Magaalada Laascaanood soo galeen in ka badan 600 oo ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah wixii ka dambeeyey 25 bishii August.

Hadaba Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL waxay maanta bulshada u caddaynaysaa iyo Caalamkaba meelaha ay ka soo galeen Magaalada Laascaanood kooxaha Argagixisada ah, kuwaasoo hadafkoodu yahay in ay khalkhal geliyaan xasiloonida Geeska Afrika.

1- Kooxaha Argagixisada ah ee soo gaadhay Magaalada Laascaanood iyo Buuhoodle waxay ka soo degeen Buuraha Silsilada Golis, gaar ahaana Buuraha ku xeeran Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, kuwaasoo lagu magcaabo GALGALA, waana meelaha ay ku xoogan yihiin Kooxaha Al-shabab iyo Daacish.

2- Qaybta labaad ee ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah ee soo gaadhay Laascaanood, ayaa ah kuwo ka soo guurey Gobolada Dhexe ee Soomaliya, Sida Shabeelada Hoose, Shabeelada Dhexe iyo meelo kale oo ka tirsan koonfurta Soomaliya, kuwaasoo qaarkood lagu soo jebiyey dagaalada ka socda Somaliya.

3- Qaybta Saddexaad oo ah kuwa ugu badan ayaa ka soo baxay Xeryo tababar oo uu leeyahay Abdi Madoobe oo ah Wakiilka Kooxda Al-Shabaab ee Buuhoodle. Xeryahan tababarka ayaa ku yaalla Degaanka Horufadhi oo ka tirsan Buuhoodle iyo Degaanka Shululux, halkaas oo Cabdi Madoobe ku soo tababaray boqolaal Dhallinyaro ah oo uu ka dhaadhiciyey fekerka xagjirninada ah ee Al-Shabaab.

Cabdi Madoobe ayaa ah wakiilka ururka Al-Shabaab ee degaanada Buuhoodle iyo Laascaanood, waxaa uu ka mid ahaan jirey ilaaladii gaarka ahayd ee Hogaamiyihii Ururka Al-Shabaab Aadan Xaashi Caydhow, waxaa uu ku dhaawacmay Cabdi Madoobe dagaaladii Muqdisho ka Dhacay, kuwaasoo u dhexeeyey kooxdii Maxaakiimta islaamiga ahayd iyo Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho.

Cabdi Madoobe iyo kooxaha kale ee Argagixisada ah ayaa wada qorsheyaal dagaal oo ka dhan ah guud ahaan xasiloonida Geeska Afrika.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxay qaadaysaa tallaabooyin Dawladdimo oo lagu xaqiijinayo amniga shacabka Laascaanood Iyo Buuhoodle, kuwaasoo ay ku soo duuleen kooxaha Argagixisada ah, huwanta iyo Maamulka Goboleedka Pundland ee Soomaaliya, waxayna Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland soo afjaraysaa duulaanka lagu soo qaaday Xuduudeheeda iyo shacabkeeda.

Cabdillaahi Axmed Caarshe
Agaasimaha Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Dadeynaha ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

Deg deg beesha gadab_guursi oo ku dhawaaqday inay ka baxday heshiis yadii ay la gashay beelaha Somaliland doonaysana ina...
04/09/2023

Deg deg beesha gadab_guursi oo ku dhawaaqday inay ka baxday heshiis yadii ay la gashay beelaha Somaliland doonaysana inay samayso new state.gadab_guursiyow dhulbahante harti oo 6M__8M ahba garabtaagane yaad aduu micin bidi doonta

Deg deg  Somalilad oo hubki iyo cidanki ugu adka u duritay oogHadeer hadaanan aarsan hoga iidiyaariyay💪💪💪
01/09/2023

Deg deg
Somalilad oo hubki iyo cidanki ugu adka u duritay oog
Hadeer hadaanan aarsan hoga iidiyaariyay💪💪💪

Hadaan qaranimo dagaalamayay hadeer waan qabiilay naya💪💪Qabiil gadoooday sharaf miyuu aqaan🤔
30/08/2023

Hadaan qaranimo dagaalamayay hadeer waan qabiilay naya💪💪

Qabiil gadoooday sharaf miyuu aqaan🤔

Madaxweynaha Somaliland oo aqbalay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay , Akhri wareegata...
30/08/2023

Madaxweynaha Somaliland oo aqbalay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay ,

Akhri wareegatada.

" Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL
Og: Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Ujeeddo: Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka
Mudaneyaal,

Waxaannu idinla socodsiinaynaa in xukuumaddu aqbashay soo-jeedintii Odayaasha Dhaqanka ee Dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay, anaga oo tix-gelinnay wada-tashiga guud iyo xaaladaha guud ee dalka.

Sidaa darteed, si doorashooyinku inoogu hir-galaan waxaannu ka codsanaynaa Golaha Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiillada) in ay waafajiyaan soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka Shuruucda iyo Xeerarka Doorashooyinka ee Dalka "

Hindiya waxay noqotay wadankii 1aad ee ku guulaysta tagida dayax qabtiisa koon fureed 🚀ADUUN YADII WATAA HUWANTIINA WAXA...
29/08/2023

Hindiya waxay noqotay wadankii 1aad ee ku guulaysta tagida dayax qabtiisa koon fureed 🚀

ADUUN YADII WATAA HUWANTIINA WAXAY LAYAABAN TAHAY QABSASHADA GOOJA CADE KAAF IYO KALA DHEERI

Ciidanka hala dareen siiyo in hiil iyo hoo iyo haa ba lala garab joogo
28/08/2023

Ciidanka hala dareen siiyo in hiil iyo hoo iyo haa ba lala garab joogo

DEG.DEG......😪😪😪 kani waa adan yare wuxuu kamid ahaa ciidamadii qaran ee ay huwantu qabsaden habeenki xalay ahaa ayay ma...
28/08/2023

DEG.DEG......😪😪😪
kani waa adan yare wuxuu kamid ahaa ciidamadii qaran ee ay huwantu qabsaden habeenki xalay ahaa ayay madaxa ka toogten waxa ay qorsheeyen habeenba inay mid dilaan s/land maxaabiis idiin maqan majirtee raga u aara😡😡

28/08/2023

Ma umalaynaysa inuu muuse qaadan doono go,aankii shalay looso jeediyay mise maku qanci doonan ragi lacagta lagacunay``` 🤔🤔🤔

DEG DEG : beesha habar jeclo oo go,aan kasoo saarty khilaafka doorashooyinka somaliladGuddida Beesha Habarjeclo  ayaa go...
27/08/2023

DEG DEG : beesha habar jeclo oo go,aan kasoo saarty khilaafka doorashooyinka somalilad

Guddida Beesha Habarjeclo ayaa go’aamiyay in Somaliland laga qabto Doorasho isku sidkan oo ah madaxtooyo iyo Ururro wada socda.

13 November 2024-ka ayay dhacaysaa doorashadu.

Deg degMala odhan karaa haduu garxejis muslimay💪💪
27/08/2023

Deg deg
Mala odhan karaa haduu garxejis muslimay💪💪

DEG DEG.... UGAASKA GUUD EE ARAB"Ciidamada Somaliland ee la qabtay Rabbi iyo Rag baad leedihiin waanu Idiin  maqanahay" ...
26/08/2023

DEG DEG.... UGAASKA GUUD EE ARAB

"Ciidamada Somaliland ee la qabtay Rabbi iyo Rag baad leedihiin waanu Idiin maqanahay" Madaxdhaqameed hadlay

Taliyaha Aaga Bariga waxaa hada loo magacaabay Mujaahid Baashe fanax oo ay dhamaan Ciidamadu ay aad ugu kalsoon yihiin. ...
26/08/2023

Taliyaha Aaga Bariga waxaa hada loo magacaabay Mujaahid Baashe fanax oo ay dhamaan Ciidamadu ay aad ugu kalsoon yihiin. Hadaan ladaha hurdo

WAXAA JIRA WAX AAD ADIGU SHAR U ARAGTO LAKIN KHAYR KUU AH.WEERARKII FULAYNIMO EE SHALAY  QAADEEN MELASHIYADII ARGAGAXISA...
26/08/2023

WAXAA JIRA WAX AAD ADIGU SHAR U ARAGTO LAKIN KHAYR KUU AH.
WEERARKII FULAYNIMO EE SHALAY QAADEEN MELASHIYADII ARGAGAXISADA.
WAXAAN ARKAA IN UU ABUURAY MIDNIMO RER SOMALILAND✊

" jawaab celintu waa coming soon"'

26/08/2023
Madaxweyne Biixi iyo Musharrax Cirro ayaa hadda shir ugu soo dhammaadey aqalka Madaxtooyada Somaliland. Madaxweyne Biixi...
26/08/2023

Madaxweyne Biixi iyo Musharrax Cirro ayaa hadda shir ugu soo dhammaadey aqalka Madaxtooyada Somaliland.

Madaxweyne Biixi oo hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ay is difaacayaan illaa ay xadkooda gaadhayaan.
Sidoo kale wuxuu sheegay in ay Guddi u saarayaan wixii shalay dhacay.

Shirka waxaa ku wehelinayay labada mas'uul, madaxweyne kuxigeenka Cabdiraxmaan Saylici

"Waxaa maanta loo baahan-yahay sidee dalkeena u difaacnaa, Anna Tuutaha waan soo xidhanayaa.."Gud. Xisbiga UCID Eng Fays...
25/08/2023

"Waxaa maanta loo baahan-yahay sidee dalkeena u difaacnaa, Anna Tuutaha waan soo xidhanayaa.."

Gud. Xisbiga UCID
Eng Faysal Cali Waraabe.

Libaax laganay hurdo ma ladee laasku waa inoo balan💪💪
25/08/2023

Libaax laganay hurdo ma ladee laasku waa inoo balan💪💪

Sidda Wasaaraddu sheegtay ciidan ka dib u habayn baa lagu samaynayaa. Waa in laba go,aan mid uun la soo saaro.1: in ciid...
25/08/2023

Sidda Wasaaraddu sheegtay ciidan ka dib u habayn baa lagu samaynayaa. Waa in laba go,aan mid uun la soo saaro.

1: in ciidanka guud ahaan la dagaal galiyo, ama way guulaysan ama waa laga guulaysan.
2: Iyo in ciidanka sidaa uu ugu soo baxay lagag soo wada saaro.

Khasaaraha maalin laha ah ee ciidanka ku socdaa dhan walba waa ka ragaadinayaa, dhaqaalo ahaan, hub ahaan, niyad ahaan, iyo tiro ahaanba.

Shacbi weynaha reer soomaaliland meelkasta oo ay joogaan ciiddanka hays garanb taagaan Cuud iyo Cududba haku taraan.

Nafkastaa saacadeeda ka hor mari mayso kana dib dhici mayso faysal cabdi bootan goortu rabi u qadaruu dhiman doona se wa...
25/08/2023

Nafkastaa saacadeeda ka hor mari mayso kana dib dhici mayso faysal cabdi bootan goortu rabi u qadaruu dhiman doona se waxa hubaal inuu qaran ka danbeeyo💪💪💪💪💪

Waxa maanta dhacay waxa uu ahaa qalad dhexdeena ah ,ciidanku waxa uurabay inuu usoo faarujiyo gooja cade kadib markay so...
25/08/2023

Waxa maanta dhacay waxa uu ahaa qalad dhexdeena ah ,ciidanku waxa uurabay inuu usoo faarujiyo gooja cade kadib markay soogalana gamta loo istaago se sidii larabay umay dhicin.hada wixii ka danbeeya waxaynu sugnaaba waa cabaadkooda iyo jabkooda ((marna qaranka ha ubiqina))💪💪💪💪

28/01/2023

Haday dhihi doonan yartu ma dhilaa

28/01/2023

DJ HEESTA BILOW

27/01/2023

Ma miduu garaadkiyo uurku uu haclooda

24/01/2023

Money runs out one day but love does......

24/01/2023

Gabdho gym 🏋️‍♀️ way idiin wacan tahay

24/01/2023

احنل عرب تاريخ

23/01/2023

Warda xaashi ninkeeda

22/01/2023
19/01/2023

G

19/01/2023

Bal kaalayo hoos ka shid

18/01/2023

Wadaniyada

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqan kobciye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share