Somali media

Somali media *Ride whith us throught the journey of comedy,
posting the funniest content from whild world.*

06/01/2023

IGGA RAALI AHAW!!

Madoonayo inaan kaala noqdo waxaan ku siiyay,sida magacaan kuula baxay iwm.

Ma doonayo dabadaa inaan cid barto, hadaan bartose ulama dhaqmidoono sidaan kuula dhaqmi jirey adigga oo kale.

Haka xumaan hadey kusoo gaadhaan cabashooyin kaaga imanaya isbadalka igu dhacay,taasi oo ay igu sababeen duruufihii aanla kulmay dabadaa.

Waxaan kuu balan qaaday weli waa sidoodii,ma cuno qaadka,mana cabo sigaarka,koolada,shiishada,lakiin bedelkooda iyo waxa loogu baahdoba waan sameeyaa.
Waan saamaleylaa, waanan cidloodaa,umana baahan dabadaa cid;,sida saaxiib,jacayl,qurux,farxad,iyo wixii aan kaa helijiray oodhan.
Waxaan bartay beenta,xanta,dulmiga,ribada iyo waxkastoo igu adkaa intaba.

Lakiin nasiib wanaag kulamakaco oo kulama dhaqmo bina aadamka sideyda'ah,waxaan kula dhaqmaa oonku karbaashaa nafteyda.

Waxaan ahay,qof ku niyad san curinta sugaanta iyo cibaadada maalinlaha ah,ee uu sameeyo.

Sugaantu waa dab-damiska kaliya ee aanku baqtiiyo qalbigeyga, markey holciyaan su'aalaha is dabajooga ah eed sababtooda aad leedahay.
Ma aqaan waxaad ii dareento maal-maha adag eed isoo wacdo,fadlan haysoo wicin si aanad qolofta uga qaadin nabaradaan dhayayo, een dhidhka ku bogsiinayo waad mahad sanatahay.

27-April-2021

Send a message to learn more

04/01/2023

Dhifiq iyo dhulbahante buuhoodle πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸͺ.

Wax ay boqorad ahayd iyada oo dawladdeedu tahay quwadda kowaad ee caalamka. Wax ay boqorad ahayd iyada oo calankeeda la ...
08/09/2022

Wax ay boqorad ahayd iyada oo dawladdeedu tahay quwadda kowaad ee caalamka. Wax ay boqorad ahayd iyada oo calankeeda la gu naanayso "ka aan cadceeddu ka dhicin". Wax ay boqorad ahayd iyada oo afka dadkeedu noqday ka dadka dunida oo dhami is ku afgartaan. Wax ay boqorad ahayd iyada oo ilbaxnimada umaddeedu matalayso fiidda u sarraysa ilbaxnimooyinka. Wax ay boqorad ahayd iyada oo tobannaan ummadood oo ay iyadu dawladnimo siisay noqdeen qaramo xoog leh. Wax ay boqorad ahayd iyada oo dadyowgii gumaysiga ka ga caban jiray iyaga oo xor ah dalkeeda magangelyo u gu soo qulqulayaan. Wax ay boqorad ahayd iyada oo dawladnimadii ay bartay reer Soomaalilaand 26 Juun 1960 calanku ka babbanayo Hargeysa. Wax ay noolayd 96 gu oo caafimaad iyo sharaf leh. Nolol gobannimo iyo milge leh bay noolayd, inta eraygaasi macne lee yahay.

Boqorad Elizabeth, marti u noqo Allahaagii ku abuurtay ee aad u noqotay.

Ibraahin-Hawd Yuusuf Ahmed

08/09/2022

Meel qaldan ayuu u dhacay πŸ˜‚

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali media:

Videos

Share


Other Digital creator in Hargeisa

Show All

You may also like