14/01/2024
Golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka loo qeybiyey wax ka bedelkii ay Guurtidu ku soo sameysay xeerkii Doorashooyinka .
Maalinta Berri ah ayaa lagu war geliyey in xeerkaas Golaha wakiiladu u codeyn doono .