Barre Computer Science College

Barre Computer Science College Barre College waa Digital Academy ad ka helaysid courses iyo service kale oo badan.

04/02/2024

waalid ilmahaaga yar ee jira 10 sano ama ka yar ku madadaali muuqaalo ama videow-yo kobcinaya maskaxdiisa waxna uu ka baranayo.
waxan group kusoo koobnay in ka badan 300 oo video oo dhamaan an ugu talo galnay in ilmaha yar daawado oo ah madadaalo isla markaana kobcinaya maskaxda ilmaha yar.

wixi warbixina nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

04/02/2024

Ma ubaahan tahay in laguu qoro CV iyo Cover Letter nidaamsan oo Professional ah?
Hadii ay haa tahay jawaabtadu waa kuu diyaar oo waxa laguu qori doonaa CV iyo Cover Letter kobcinaya fursadaada shaqo helis.

Nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

Hel CV ama warqada codsiga shaqada oo si nidaamsan oo Professional ah loo qoray.SamplesNagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 ...
04/02/2024

Hel CV ama warqada codsiga shaqada oo si nidaamsan oo Professional ah loo qoray.

Samples

Nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

Caruurtada u nidaami muuqaalada ay daawadaan oo udoor kaliya kuwo ay wax ka bartaan ama maskaxdooda kobcinaya.waxan caru...
04/02/2024

Caruurtada u nidaami muuqaalada ay daawadaan oo udoor kaliya kuwo ay wax ka bartaan ama maskaxdooda kobcinaya.
waxan caruurta usoo xulany muuqaalo badan oo filim cartoon ah oo ka qaybqaadan doona koboca maskaxdeed iyo dhaqan dhiska ilmaha.
nagala soo xidhiidh WhatsApp: 67 3226463

Ma ubaahan tahay inaad kobciso fursadda aad ku heli karto Shaqo anagoo kuu samaynayna Codsi shaqo oo Professional ah oo ...
20/01/2024

Ma ubaahan tahay inaad kobciso fursadda aad ku heli karto Shaqo anagoo kuu samaynayna Codsi shaqo oo Professional ah oo qaab dhismeedka warqada codsiga shaqada la raacayo nidaam kaa dhigaya Applicant ama codsadaha ugu mudan.

Ka faaidayso oo hel hagitaan khibradaysan oo hel CV ama codsi shaqo oo aad u nidaamsan

Nagala soo xidhiidh WhatsApp or Call: 63 8273212

28/11/2019
28/11/2019

Address

150 Main Street
Hargeisa
252

Telephone

+252636383090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre Computer Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share