Wariye sadaam xaaji siciid

Wariye sadaam xaaji siciid Magaalada Burco ee xaruunta gobalka togdheer

Beesha Cali Afweyne Cumar Jibriil ee Habarjeclo ayaa markale Ciidan iyo Gaadiid dagaal kusoo bandhigay jiidda h**e ee du...
09/12/2023

Beesha Cali Afweyne Cumar Jibriil ee Habarjeclo ayaa markale Ciidan iyo Gaadiid dagaal kusoo bandhigay jiidda h**e ee duleedka Yayle.

Xoogaga Habarjeclo
SSB Duufaan Army

Shaqo Balaadhan ayaa socota oo ah difaaca Deegaanka.

Hormada ciidamadii labaad oo ka socda Looge iyo All-magan ee reer Yoonis ayaa saaka soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn iyo Ya...
05/12/2023

Hormada ciidamadii labaad oo ka socda Looge iyo All-magan ee reer Yoonis ayaa saaka soo Gaadhay Jiida Buqdharkayn iyo Yayle oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada madaniga Habarjeclo ee SSB iyo huwanta nabad diidka ah ee ka dagaalamaya Sool.

Alle ha unaxariistee waatan ayeeyada lagu gawracay Laascaanood waxay kasoo jeedaa Degmada Gar'adag ee Gobolka Sanaag waa...
04/12/2023

Alle ha unaxariistee waatan ayeeyada lagu gawracay Laascaanood waxay kasoo jeedaa Degmada Gar'adag ee Gobolka Sanaag waana (Biciide H jeclo)

Alle ha unaxariistee Hooyo 70 Jir ah oo kasoo jeeda bariga Burco ayaa lagu dilay Magaalada Laascaanood, Waa dhaqan ugub ...
04/12/2023

Alle ha unaxariistee Hooyo 70 Jir ah oo kasoo jeeda bariga Burco ayaa lagu dilay Magaalada Laascaanood, Waa dhaqan ugub ku aha Muslinimada & Soomaalinimada!

Hooyada oo la gawracay ayaa la sheegay inay qayb ka ahaayeen dilkeeda caruur ay ayeeyo u tahay.

“Madaxwayne sida ugu dhakhsaha badan isku casil dalkana ku wareeji Saylici, si dalka inta hadhay loo bed baadiyo loona s...
01/12/2023

“Madaxwayne sida ugu dhakhsaha badan isku casil dalkana ku wareeji Saylici, si dalka inta hadhay loo bed baadiyo loona saxo wixii khaldamay..”

Akhriso :- Go.aamada ka soo baxay madax dhaqameedka Arab .

“Habar jeclo iyo Habar awal waa hilbo wada dhashay, taageero iskuma laha ee waajib ayay isku leeyihiin, naf iyo maalba i...
01/12/2023

“Habar jeclo iyo Habar awal waa hilbo wada dhashay, taageero iskuma laha ee waajib ayay isku leeyihiin, naf iyo maalba inay isu huraan, waan taageeraynaa shirka Talo-wadaag, Subeer Awalna Waa ku waajib wixii la gudboon inay yeelan"

Suldaanka Guud ee Habar Awal Suldaan Xasan.

Gudida Beelaha Garxajis ayaa ka hadlay Go'aanadii ka soo baxay Shirka Beelaha Habarjeclo
29/11/2023

Gudida Beelaha Garxajis ayaa ka hadlay Go'aanadii ka soo baxay Shirka Beelaha Habarjeclo

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kormeer ugu tegay Guutooyinka ciidamada Qaranka ee fadhigoodu yahay qor...
29/11/2023

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kormeer ugu tegay Guutooyinka ciidamada Qaranka ee fadhigoodu yahay qori lugud iyo maygaagle.

Kormeerka Taliyuhu maalmihii u dambeeyay waday ayaa ciidamada Qaranku ku sheegeen in uu yahay dhiirigalin, garab istaag iyo Difaaca Qaranka.

28/11/2023
40jir Habarjeclo ah oo Bir ka adag, joogana jiidda Buqdharkayn. Aftaagga Ragamimadaa leh.
28/11/2023

40jir Habarjeclo ah oo Bir ka adag, joogana jiidda Buqdharkayn. Aftaagga Ragamimadaa leh.

Deegaanka Balli Cumar waxa Gaadhay Gurmadkii ugu h**eeyey ee ka socda Beesha Reer Caraale oo ka tirsan Beelaha Cumar Jib...
28/11/2023

Deegaanka Balli Cumar waxa Gaadhay Gurmadkii ugu h**eeyey ee ka socda Beesha Reer Caraale oo ka tirsan Beelaha Cumar Jibriil ee Habarjeclo.

Waxaana Halkaasi Ku Soo Dhaweeyey Bulshada Deegaanka Balli cumar ee Gobolka Saraar, beesha Cumar Jibriil Habarjeclo ayaa sheegtay inay Mar Kasta Diyaar Uyihiin Naf Iyo Maalba Difaaca Deegaankooda oo ay sheegeen inay ku soo duuleen kooxo Huwan iyo argagaxiso isbarkan.

"" DEG DEG Waxaa Laydiinku yimi Gardaro Cad Fadhiga Kakaca Oo Wax iska CeliyaSuldaanka Guud Ee Habarjeclo Suldaan Cabdil...
28/11/2023

"" DEG DEG Waxaa Laydiinku yimi Gardaro Cad Fadhiga Kakaca Oo Wax iska Celiya

Suldaanka Guud Ee Habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali

DEG DEG:"Ciidanka Huwanta Oo Weerar Gaadmo Soo Qaaday"Ciidamada Difaacaya Deegaanadooda Ayaa Dhirbaaxo Kulul Ku Dhuftay,...
06/11/2023

DEG DEG:"Ciidanka Huwanta Oo Weerar Gaadmo Soo Qaaday"

Ciidamada Difaacaya Deegaanadooda Ayaa Dhirbaaxo Kulul Ku Dhuftay, Weerar Gaadmo Ah Oo Ciidanka Huwanta Sool Kusoo Qaaden Deegaanka YEYLE.

Ciidanka Huwanta Khasaare Ayaa Kasoo Gaadhay weerarka Gaadmada Ah Ee Ay Soo Maleegen, Waxaana Gaadhay Jab Aanay Filanayn.

27/10/2023

Marki uhoraysay taliyaha ayay ka qaten salan

 :  . Khasaaraha Wararkii ugu danbeeye ee ka dhashay dagaalkii shalay ku dhexmaray dad shacab ah ka soo jeeda dhinaca Qo...
08/10/2023

: . Khasaaraha Wararkii ugu danbeeye ee ka dhashay dagaalkii shalay ku dhexmaray dad shacab ah ka soo jeeda dhinaca Qorilugud Iyo ciidamo maleeshiyaad ah oo ay wahelinayaa ciidamada Cabdimadoobe oo ka soo jeeda Buuhoodle, Baliga Maslax-buqle oo ah meel ay dad xoolo dhaqato ah ay yihiin.

Dhimashada dhinaca Buuhoodle waa 13 marxuun oo xalay 9 mayd lagu aasay Buuhoodle 3 kale na saaka ayay ka qaadeen halkii shalay lagu dagaalamay dhaawacuna waa 16.

Dhinaca Qorilugud 3 waa dhimasho xalay Iyo shalay la kala keenay Qorilugud dhaawacuna waa 9 waxaa jiraa hub ay hayaa dhinaca Qorilugud oo door ah oo gaadhayaa 17 qori oo Ah hubka dagaalka waxaa jiraa nin mqxbuus ah oo ay wabteen in kasta oo uu ahaa nin xoolo dhaqato ah oo xanuusanayaa.

Waxaa xusid midna in dhinaca Buuhoodle uu intaasi khasaaruhu ka badan yahay walina aan la wada xaqiijin maadama meel miyi ah lagu dagaalamay.

Waxaa jiraa gurmado lagu soo gurayo baligii shalay lagu dagaalamay labada dhinac ba ay wadaan abaabulo dagaal oo mar kale halkaasi ka dhacaa

👀Wariye Ayaanle Cige

Dagaal xoogqn ayaa ilaa maanta galinkii dabeka socda baliga maskax buqliye ee galbeedka buhoodle iyadoo halkaasi ay ku d...
07/10/2023

Dagaal xoogqn ayaa ilaa maanta galinkii dabeka socda baliga maskax buqliye ee galbeedka buhoodle iyadoo halkaasi ay ku dagaalamayaan ciidamada ssc iyo shacabka Qurulud dagaalka ayaa marba marka ka sii dabaysa sii xoogaysanaaya balse wararka aanu helyno ayaa sheegaya in wax khasaara hada la shaacin Dibna laga soo sheegi doono

Maxamed Siciid ducaale (Dahabshiil) oo fadhiga uga kacay hooyo Danyara oo kusoo booqatay biriijka maanta xadhiga laga ja...
07/10/2023

Maxamed Siciid ducaale (Dahabshiil) oo fadhiga uga kacay hooyo Danyara oo kusoo booqatay biriijka maanta xadhiga laga jaraayo Dushiisa sare

Dagaal ayaa ka socda deegaanka Cali Saahid ee gobalka Togdheer.Labadii beelood ee h**e loo heshisiiyay isla markaana shi...
18/09/2023

Dagaal ayaa ka socda deegaanka Cali Saahid ee gobalka Togdheer.
Labadii beelood ee h**e loo heshisiiyay isla markaana shirkooda Burco lagu aoo xidhay ayaa dib maanta dagaal uga dhex qarxay.

Labada beelood ayaa colaada ku saabsan tahay dhul daaqsimeedka ay wada dagaan.

Labada dhinac wali lama oga khasaaraha soo kala gaadhay.

Jabhada buurta Gacan Libaax ayaa hadda raalli-gelin ka bixisay afduubkii ay maanta ka geysteen degmada Dhoqoshay ee gobo...
10/09/2023

Jabhada buurta Gacan Libaax ayaa hadda raalli-gelin ka bixisay afduubkii ay maanta ka geysteen degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer.

Jabhada ayaa sidoo kale sheegtay in dhalinyaro cadhaysan ay falkani ku kaceen isla markaasina ay joojiyeen hawlagaladii ay qaadi jirtay inta ay socdaan wadahadaladu.

Sida ay warbaahinta uxaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahi koox hubaysan oo ka kooban dhowr Nin ayaa habeenimadii xalay ka k...
10/09/2023

Sida ay warbaahinta uxaqiijiyeen dad goobjoogayaal ahi koox hubaysan oo ka kooban dhowr Nin ayaa habeenimadii xalay ka kaxaystay gudaha Degmada Dhoqoshay gaadhi ay lahayd wakaalada Biyaha Burco.

Kooxdan gaadhiga kaxaysatay ayaan lala xidhiidhinayaa jabhadii Oofwareen.

Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in labbadiii maalmood ee lasoo dhaafay ay Laascaanood soo galeen ku dhawaad 600 oo ...
09/09/2023

Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in labbadiii maalmood ee lasoo dhaafay ay Laascaanood soo galeen ku dhawaad 600 oo qof oo ay sheegeen in ay xidhiidh la leeyihiin Kooxaha xagjirka ah.

Somaliland waxay sidoo kale xustay in ujeedada kooxahan Laascaanood soo galay ay kamid yihiin in AS ay saldhig uga sameeyaan buuraleyda Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Xukuumada Madaxwayne Biixi ayaa hadda ku dhawaaqday in ay cafis u fidisay Jabhada uu Hoggaamiyo Oof-wareen ee ku jirta B...
06/09/2023

Xukuumada Madaxwayne Biixi ayaa hadda ku dhawaaqday in ay cafis u fidisay Jabhada uu Hoggaamiyo Oof-wareen ee ku jirta Buurta Gacan-Libaax

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Degmada Oog Oo Ay Ku Sugan Yihiin Ciidanka Millateriga Somaliland.
04/09/2023

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Degmada Oog Oo Ay Ku Sugan Yihiin Ciidanka Millateriga Somaliland.

Sawiro laga qaaday badhtamaha suuqa degmada Ceel-afweyn oo cidlo ah! waa saamayn ka dhalatay colaada u dhaxaysa beelaha ...
02/09/2023

Sawiro laga qaaday badhtamaha suuqa degmada Ceel-afweyn oo cidlo ah! waa saamayn ka dhalatay colaada u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega degmadaasi.

“ Ilahay Boggooda burcad ha isu mariyo “ Aamiin.

📸 Maxamuud Masuul

Burco oo maanta wacdaro dhigtay
02/09/2023

Burco oo maanta wacdaro dhigtay

Maxamuud Xaashi ayaa hadda ku dhawaaqay in urur siyaasadeedka Kaah aqbalay dhammaan go’aamadii ay soo saareen beesha Hab...
31/08/2023

Maxamuud Xaashi ayaa hadda ku dhawaaqay in urur siyaasadeedka Kaah aqbalay dhammaan go’aamadii ay soo saareen beesha Habarjeclo ee ku saabsanaa khilaafka Doorashada.

Xaalada Ceelafwayn Oo Shantii Maalmood Ee Udanbeeyay Dagaalo Ka Dhacayeen Ayaa Maalinba Malinta Ka Danbaysa Xaaladeedu S...
31/08/2023

Xaalada Ceelafwayn Oo Shantii Maalmood Ee Udanbeeyay Dagaalo Ka Dhacayeen Ayaa Maalinba Malinta Ka Danbaysa Xaaladeedu Sii Xumaanaysa Dhimashaduna Ay Gaadhaysaa 19 Qof Sida Ay Ii Xaqijiyeen Dad Deegaanka ah Oo Aan La Xidhiidhay

Dagaalka iyo Colaada Kasoo Cusbonaatay Deegaanka Ceelafwayn Ee Udhaxeeya Labada Beelood Ee Baho Faarax Biciide iyo Sacad Yoonis Ayaa Dagalkii Maanta Ka Dhacay
Deeganka Gabyanka Oo Qiyaas Ahaan Ceelafwayn U Jirta 7km Ayaa Labada Beelood Kala Dileen 5 Qof Oo Afar Isku Dhinac Tahay Halka Dagaaladii Afartii Maalmood Ee H**e Kala Dileen 7 iyo 8 Labada Beelood Ayaa Dhimashadoodu Kala Noqonaysaa 11 Isku Dhinaca oo Midi Haween Tahay Halka Dhinaca Kala ay Noqonayso 8 Qof
Colaada Labada Booleed Ee Walaalaha ah ayaa Umuuqata Halkan ay Marayso Inay Kasii Xumaato
H**ena Aynu U Ogayn Halkii ay Gaadhay Hadaan Arintooda Si Wayn Loo Galin Oo La Dhayalsado Inay kasii Xumaanayso Xukuumad Cuqaal Salaadiin Culumo Iyo Shacabka Reer Somaliland Waa inay Si Wayn Oo Deg dega Uga qayb Qaataan Nabadaynta Labada Beelood
ilhy Hakala Qaboojiyee

Dhacdooyinka Qaar

"" Waan Aqbalay Go Aanka Ka Soo Baxay Beel Waynta Habar JecloM.Muuse .Biixi
29/08/2023

"" Waan Aqbalay Go Aanka Ka Soo Baxay Beel Waynta Habar Jeclo

M.Muuse .Biixi

Xabad ayay kaga dhufteen Lugta ka dib markii ay qabteen Labada gacmoodna way ka xidheen Balse Tab iyo xeelad ayuu kaga b...
29/08/2023

Xabad ayay kaga dhufteen Lugta ka dib markii ay qabteen Labada gacmoodna way ka xidheen Balse Tab iyo xeelad ayuu kaga bad baaday oo wuu ka baxsaday.

Asaga xabad kutaal ayuu Afar habeen iyo Afar maalmood soconayay oo wuu iska ilaalinayay Ciidan beeleedka.

Maanta ayuu Caynaba soo gaadhay oo dhakhtar magalada Caynaba ayaa hada lagu dawaynayaa.

Geesi Calool adag.

Guddida beesha Garxajis ayaa aqbashay go’aamadii dhawaan  ay soo saareen guddidii isu-xilqaamay xallinta khilaafka doora...
29/08/2023

Guddida beesha Garxajis ayaa aqbashay go’aamadii dhawaan ay soo saareen guddidii isu-xilqaamay xallinta khilaafka doorashooyinka Somaliland ee beesha Habarjeclo.

Address

Hargeisa

Telephone

+252659405213

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye sadaam xaaji siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category