Mahuraan Media Inc

Mahuraan Media Inc Mahurraan-media,Halkan waxad kala socon dontaan warar suggan, barnamijyo, iyo madadaalo. sharaf bay

Waddanka Imaraadka Carabta ayaa diyaarad khaas ah u soo diray Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu amba baxay Imaa...
26/01/2025

Waddanka Imaraadka Carabta ayaa diyaarad khaas ah u soo diray Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu amba baxay Imaaraadka carabta.

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maalinta Axadda ee todobadkan la filayaa in uu booqashadii ugu horraysa...
24/01/2025

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa maalinta Axadda ee todobadkan la filayaa in uu booqashadii ugu horraysay tan markii la doortay uu ku tego waddanka Imaaradka Carabta.

Illo-xogogaal ah ayaa Gallaydh Media u sheegay in madaxweyne Cirro, martiqaad rasmiya ka helay xukuumadda imaraadka Carabta.
Waxyaabo badan oo ay ka mid tahay Iskaashi Somaliland iyo UAE ayaa lagu gorfayn doonaa kulanka.
Dadka siyaasadda falanqeeya ayaa sheegaya in madaxweyne Cirro, Imaraadka Carabta uga dhigay waddankii ugu horreeyay ee uu booqdo si uu isaga yareeyo culays kaga imanaya waddamadda Jabbuuti iyo Ethiopia oo labaduba doonaya in uu booqashada ugu horraysa ku tego.

Imaraadka Carabta ayaa ah waddanka maalgashiga ugu badan ku sameeyay Somaliland tan iyo markii ay gooni-isu-taageed ku dhawaaqday.

Hassan Gallaydh

Kasarifo  Sariflaha. Gaydhle. Money exchange Boqorka Sariflaha.  (24) Hours is online   *377*312187*$100 #*277*312187*sh...
20/01/2025

Kasarifo Sariflaha. Gaydhle. Money exchange

Boqorka Sariflaha. (24) Hours is online



*377*312187*$100 #
*277*312187*shilin #

*109*657066333*$100 #
*119*657066333*shilin #

Tell 063-8777383
๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ๐Ÿ‘‡๐Ÿผ

18/01/2025

DEG-DEG

Wakaalada biyaha iyo beesha arab

18/01/2025
GaydhLe money Exchange kasarifo xad kasta iyo xadi kasta oo lacageed koor walba macamiil doller iyo kashba waad kahelays...
10/01/2025

GaydhLe money Exchange kasarifo xad kasta iyo xadi kasta oo lacageed koor walba macamiil doller iyo kashba waad kahelaysaa hamoogaan

Wixii faah-faah ah kala xidhiidh
TEL-063-8777383

Rabbi haw naxariistee waa Sawirka Hooyo Aamina Yusuf Ismaaciil oo laba wiil oo ay dhashay ku dileen deegaanka Habeedley ...
10/01/2025

Rabbi haw naxariistee waa Sawirka Hooyo Aamina Yusuf Ismaaciil oo laba wiil oo ay dhashay ku dileen deegaanka Habeedley ee magaalada Burco.

Sida odayaasha qoyskeedu sheegeen hooyadan toorey [Mindi] ayaa wiilasheedii oo hadda gacanta laamaha amniga ku jiraa u adeegsadeen.

Illaahay haw naxariisto Hooyo Aamina waxay u baahan tahay cadaalad.!

Mohamed Yusuf Bakayle

Alle ha unaxariistee wiilkan oo lagu magacbo Buux mawliid xuuto ayaa goordhawayd gacan ka xaqdarani ku dishay magalada g...
07/01/2025

Alle ha unaxariistee wiilkan oo lagu magacbo Buux mawliid xuuto ayaa goordhawayd gacan ka xaqdarani ku dishay magalada gabiley majirto war rasmiya oo kasoo baxay laamaha ammanka oo laxidhiidha dilka wiilkan.

Mahuraan Media Inc

06/01/2025

Deegaanka aad kunooshahay dhaxan ama qabow darani makajiraa.

Biyahana sidan ma uga baqataa?๐Ÿ˜…

03/01/2025

Tuulo lagu magaacbo balbaal oo katirsan dagmada gar-adag waxa maanta duhurkii ka kacay dab xoogan ilaa hadana waa socdaa.

Sida ay goobjogayaal nosheegan majirto dawlad iyo cid ay gurmad kaheleen oo halkaasi gaadhay dabkuna wuxuu kusii fidayaa magaladii si ay sheegeen dadkaasi

Share greeya

 : Koox dhalinyaro ah oo hubaysan ayaa goordhoweyd xaafadda Jigjiga-yar aggaarka Indha-birta ee Hargeysa jidh-dil xun ug...
02/01/2025

: Koox dhalinyaro ah oo hubaysan ayaa goordhoweyd xaafadda Jigjiga-yar aggaarka Indha-birta ee Hargeysa jidh-dil xun ugu geystay Fanaanka Qamar Suugaani.

Goobjoogayaal ayaa ii xaqiijiyay in Qamar dhaawacyo culusi kasoo gaadheen weerarkan.

Mohamed Yusuf Bakayle

02/01/2025

DEGDEG Besha garxajis oo hubka u qaatay sii marlabaad ay dacwalay u difaaci lahayeen ganafkana ku dhuftay shirki awaare waxanay dignin udireen maamulka mustafe cagjar.

31/12/2024

Dhaman saxiibada aanu pogga aanu bah-wadaagta ka nahayoow happy new year.

Alle sanadka kiisa kale nabad qab ha inagu gaadhsiiyo

Mahuraan Media Inc

Gudomiyaha xisbiga waddani ayaa dhawaan safar kutagay dalka jabuuti warar ayaa laga faafiyay ah in arimo ka dhana ah som...
30/12/2024

Gudomiyaha xisbiga waddani ayaa dhawaan safar kutagay dalka jabuuti warar ayaa laga faafiyay ah in arimo ka dhana ah somaliland uu halkaa ujoogo hadaba adigu sideed u aragtaa socdaalka gudoomiyuhu ku tagay jabuuti.?

Mahuraan Media Inc

Madaxwyane dadkiisa ladereen ahCabdiraxmaan Cirro
28/12/2024

Madaxwyane dadkiisa ladereen ah

Cabdiraxmaan Cirro

Yarkaas Tiktokerka Ah Cidii Hada Heli Karta Ha Qabato O daminkii Dayuus Boolisku La rabay shacabka dacawalay ayuu Ku rid...
28/12/2024

Yarkaas Tiktokerka Ah Cidii Hada Heli Karta Ha Qabato O daminkii Dayuus Boolisku La rabay shacabka dacawalay ayuu Ku ridayaa ee Hala Qabto.

Meeshu somaliland Maaha oo Anagaa Idinka aqoon Badan Oo Kililka Kudhalanaye Ee na Dhagaysta, Meeshan waxa La iskudila waa Ethopianimaday Kasoo Horjeedan iyo Xaduudkay Kasootalaaben Ee Halaga Fogaado dhaqankan Oo Halagu Bataarugo.

Ciyaalkan i Arkay I Arkayda Utegaya Meesha ee Sawirada iyo Videoyada iska soo duubayana Haday run Katahay In ay Dhintan Oo Walaalahooda Isdifaacaya La dhintan Hajoojiyeen Cameradan isdaba sidan


Xogtan Dadka Hagaadho

DEGDEG: Ciidamadda Liyuu Booliska oo laga badalay dirayskii ayaa maalinta barriya qorshaynaya inay weeraro gaadmo ah ku ...
27/12/2024

DEGDEG: Ciidamadda Liyuu Booliska oo laga badalay dirayskii ayaa maalinta barriya qorshaynaya inay weeraro gaadmo ah ku qaadaan deegaanadda Ayqaada, k**a rooyaan iyo dabaraqas oo ay dagto beesha Ciidagale (Garxajis)

Xogtan oo ay Zaki Media u dussiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa lagu sheegay in taliyaha liyuu booliska Cabdi Cali gafaydhe uu qorshayay in askar bilaa dirays ah lagu weeraro deegaanada beesha Ciidagale dagto.

Isha xogta laga helay oo aanu qarinay magaciisa iyo sawirkiisa sababo amni darteed ayaa ku macnaysay ujeedada weerarka mid aargudasho ah, maadama oo beesha Ciidagale gurmad wayn u fidisay walalaahood Arab sheekh Isaxaaq maalintii la weeraray Dacawalay.

Dadka deegaanka ayaan ilaa hadda ku baraarugsanayn shirqoolka isir sifaynta ah ee madaxwayne Mustafe Cagjar (Ergo laaye) iyo inadeer gafaydhe la damacsan yihiin beesha reer Sheekh Iasxaaq.

Xogta: Wariye Ahmed Zaki

Abdirahman Jumbo

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahuraan Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share