Wargadud primary school

Wargadud primary school Wargaduud Primary school Introduce new content

"An educated girl is an educated society"
26/09/2023

"An educated girl is an educated society"

26/09/2023
"Jahliga oo la dagaalanaa guusheena weeye" Wargadud primary school
25/09/2023

"Jahliga oo la dagaalanaa guusheena weeye"

Wargadud primary school

23/09/2023

Bare sare Duniya Cabdirashiid jaamac oo buraabur cajiiba u tirisay iskuulka Wargadud primary school

Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay.
09/09/2023

Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay.

Dugisiga Wargadud primary school  isku soo noqosho wanaagsan ardayeey Ardayda maanta Imtixaanka natiijadiisa helaysa hel...
05/08/2023

Dugisiga Wargadud primary school isku soo noqosho wanaagsan ardayeey
Ardayda maanta Imtixaanka natiijadiisa helaysa helaysana waxaan dhamaantood u rajeynayaa guul insha allah guuleysta meel waliba oo aad joogtaan

Faraxsanaanta ardayda waxay ka qayb qaadataa kobaca maskaxdooda
08/05/2023

Faraxsanaanta ardayda waxay ka qayb qaadataa kobaca maskaxdooda

Jawi roob iyo subaxii saddexaad ee imtixaanka kalkii labaad Guul insha allah
08/05/2023

Jawi roob iyo subaxii saddexaad ee imtixaanka kalkii labaad
Guul insha allah

Maalinkii saddexaad ee imtixaanka iskuulka Wargadud primary school
08/05/2023

Maalinkii saddexaad ee imtixaanka iskuulka Wargadud primary school

Faraxsanaantu waxay ka qayb qadataa kobaca maskaxda ilmaha
06/05/2023

Faraxsanaantu waxay ka qayb qadataa kobaca maskaxda ilmaha

Imtixaanka teeramka 2aad ayaa saaka si toos ah uga bilaamaday dugsiga hoose dhexe ee Wargadud primary school taariikhdun...
06/05/2023

Imtixaanka teeramka 2aad ayaa saaka si toos ah uga bilaamaday dugsiga hoose dhexe ee Wargadud primary school taariikhduna ku beegantahay 6/05/23 subax sabti ah.
Guul-insha allah

Qaran reading club waa arday    ka kooban 1aad iyo 2aad     waxaana loo soo aasaasay in ay akhriska iyo qoraalka ku bart...
30/04/2023

Qaran reading club waa arday ka kooban 1aad iyo 2aad waxaana loo soo aasaasay in ay akhriska iyo qoraalka ku bartaan si ay naftaadooda iyo tan waalidkoodba u anfacaan.

Dugsiga hoose dhexe ee wargaduud Waxa uu macadcelin ballaaran u dirayaa dhamaan macalimiinta soomaaliyeed meel waliba oo...
20/11/2022

Dugsiga hoose dhexe ee wargaduud

Waxa uu macadcelin ballaaran u dirayaa dhamaan macalimiinta soomaaliyeed meel waliba oo ay joogaa

Macalinku waa hagaha ardayga
Waa soo saaraha jiilka cusub ee wadanka
Waa barbaariya ubadka

Dhamaan macalimiinta soomaaliyeed guul ayaan idiin rajaynayaa iyo caafimaad qab sanadkan sanadkiisa iyo cimrigiinba

05/11/2022

siyaabaha uu ardaygu ku guulaysan karo iyo waxyaabaha u horseedaya in uu ku guuleysto hayaankiisa waxbarasho
Ka faa'idayso

Hordhac/ardaydda school ka Wargadud primary school, waxay sitoos ah uga faaidaysanayeen ama lagaarsiiyay wacyigalin sida...
05/11/2022

Hordhac/ardaydda school ka Wargadud primary school, waxay sitoos ah uga faaidaysanayeen ama lagaarsiiyay wacyigalin sida ay ulla tartami lahaayeen ardaydda ay isku meertadda yihiin ee deegaanadda Puntland,

Waxaa Barnaamij kan daadihinayay shiikh maxamed said xassan oo lawadaagay ardaydda faaidooyinka cilmigu u leeyahay ardayga iyo Eng Hamud Dala'aan oo u soo bandhigay topic aad u ballaaran , keena in ardaygu guulaysto waxaana soo qaban qaabiyay macalimiinta iyo maamulka school si ay ardaydu iyo bulshadda u hellaan dhiiri galin iyo wacyi gallin aad u ballaaran.

Waxaan u mahadcelinayaa allihii noo suurta galiyay inaan nabad ku tagno kuna soo laabano waxan kaloo halkan uga mahadcelinaya macalimiinta isu xilqaanatay inay masaafadda intaa la eg ugu faaidayeen cilmigoodda waxana farxad iyo rayrayn ah inay cilmiga ay barteen bulshadoodi dib ugu celiyeen allaha cilmigiina iyo cimrigiinaba ha dheereyo ..

Mahadsanidiin.

Farxad iyo Aqoon
03/11/2022

Farxad iyo Aqoon

Wargaduud school
03/11/2022

Wargaduud school

Eng xaamud dalla'aan ayaa soo jeedindoona barnaamij ku saabsan siyaabaha uu ardaygu ku guulaysan karo iyo waxyaabaha u h...
02/11/2022

Eng xaamud dalla'aan ayaa soo jeedindoona barnaamij ku saabsan siyaabaha uu ardaygu ku guulaysan karo iyo waxyaabaha u horseedaya in uu ku guuleysto hayaankiisa waxbarasho

Comming soon insha allah

Maalmo xusuusted,
29/11/2021

Maalmo xusuusted,

29/11/2021

Halkaani waa pageka saxda schoolka hoose dhexe ee wargadudu primary,

26/11/2021
26/11/2021
17/04/2017

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Xidigle Faa’isa C/rashiid oo u baahan gar gaar caafimaad oo dalka dibadiisa ah.

17/04/2017

Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa u diiday Mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda federaalka Soomaliya iyo Madaxweynaha Xiriirka kubada Cagta qaarada Africa ee CAF in ay gudaha u galaan Garoonka kubada Cagta ee Stadium Muqdisho.

17/04/2017

Waxaa Villa Somalia ka socda kulamo gaar gaara oo u dhexeeya Madaxda ugu sareysa dalka iyo Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada dalka, kaa oo lagu baabi’inaayo Caqabadaha uu Jeneraal Gabre kala dhex dhigay DFS iyo Maamul Goboleedyada dalka.

17/04/2017

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa booqashadiisii ugu horeysay ku tegay maanta degmad Dayniile ee magaalada Muqdisho tan iyo markii uu xilka la wareegay maalin ka hor.

17/04/2017

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo farageliyay fadeexad ka dhacay garoonka Kubadda cagta Stadio Muqdisho oo ciidamada AMISOM ay u diideen wafdi booqan laahaa.

17/04/2017

taliska AMISOM ayaa cudurdaar ka bixiyay shilkii wasiirka Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

17/04/2017

Maamulka Galmudug ayaa gaadiid dagaal isugu geeyay eeryada Garoonka magaalada Gaalkacyo oo dhawaan ay Puntland shaacisay in lagu sameyn doono dhismo ballaaran.

16/04/2017

– Iyadoo la ogyahay in Dhawaan degmooyinka Muqdisho lagu daray Kaxda, ayaa haddana waxaa socdo qorsho weyn oo lagu doonayo in Garasbaaley la dhigo degmo kale oo kamid noqoneyso Muqdisho, taasoo ka dhigan in Muqdisho ay noqon doonto ilaa 18 Degmo.

16/04/2017

Madaxweynaha JFS Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ku guuleystay in Hogaamiyayaasha Gobolada dalka uu ku mideeyo qodobada lala hortagaayo shirka London. Madaxweynaha oo saacadihii ugu danbeeyay xojooyin kala duwan kala kulmaayay Hogaamiyayaasha ayaa waxaa iminka lasoo warinayaa inuu…

16/04/2017

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 April 2017 ka qaybgalay kulan lagaga hadlayey xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya.

Daawo Farmaajo oo sheegay qofkii soo shega nin alshababa in amrica loo dhofinaayo si aysan u dlin kooxdaas.
16/04/2017

Daawo Farmaajo oo sheegay qofkii soo shega nin alshababa in amrica loo dhofinaayo si aysan u dlin kooxdaas.

Somalisun.net Kala Soco Warrka XAsasi ah iyo Majajilooyin. Fadlan Subscribe dheh .

15/04/2017

Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Madaxtooyada Somalia iyo nin kale oo la socday. Sargaalkaani ayaa waxaa toogtay Maleeshiyaad ku hubeysnaa Bastoolada oo la socday Gaari nooca raaxada ah.

15/04/2017

Address

Shariqa Street
Godob Jiraan

Telephone

+252907161677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargadud primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other Godob Jiraan media companies

Show All

You may also like