Team-ka Dastuurka Saladda Ku Wata iyo Tabtay Kusocddaa. Puntland Lagama dul boodi karo.
Gabdhaheen Soomaaliyeed
Gob Iyo Waa Hooyadeenn,
Geenyiyo Waa Walaasheen
Gobaadiyo Waa Gacaladeenn.
Miyaan Goyn Karaynnaa.!!???
@ Isbeddel Maanta
@ Wacaal Cusub
Facebook @followers Facebook Marketplace Community
Puntland Love ❤️ 😍 For Ever.
Petrol-ka ⛽️ dhulkii lahaa
Udgoonka Dalkii bilnnaa
Barbaarta Wanaagsaniyo
Hablaha bilicda leh lahaa.
Qardha Iyo Boosaasa iyo
Markaan Barxaddii garowe
Baargaal iyo beylla tagay
Siday ii bariidiyeenn ♻️
Intee Midkee Ugu Xaasidsan.
Me:- Kan Funaanadda Jaalaha ah xiran.
Tanni waa ciyaar waali ah, Tii ugu darnayd aan daawaddo abid.
Daawo Gabar Soomaaliyeed 🇸🇴 ❤️oo laacibad kubadda cagta ah, kanna laacibsan Cristiano Ronaldo Iyo Leo Messi 🙋♂️🙈😻😘
Addaa yaabaysid.
Penalty Kick Out.
#football
#food
#worldwide
Educate How To Cook And Captured Yummy Food Pluss Earth 🌎 Quake.!!
Qosolka Soomaalidda maanta, Bal illa Yar eeg halkan.
○Gabadha waxay tidhi: "Dadyowga Falastiin Anigu Waxaan Ahay Somaliland! Ilaah baan ku dhaartaye, waxaan ahay miciina."
□Wiilka Wuxuu kujawaabay: "Walaahay Beenteed! Shacbu falastiin, macaakna ma nihin, Miciina ma noqon karno anagaa u baahan Wax dhulbahante naga dhiga!!! Dhulbahantaa Na wata oo na sita sanadka maantay ah."
Haddaba Adiga yaa saxan Bay kula tahay, qaybta hoose noogu reeb ra'yigaaga.
Mahadsanidin, Wacaal Cusub
DV Lottery In Somalia
Yaa duulayoo soconaya
Qaxooti yaa doonaaya
Dalka yaa ka dhoofaaya
Dirirta yaa ka cararaaya.!
Dadkaana xambaaraya
Oo duudka saaraaya,,,,
Halkuu Doono Geynaaya
Hadduu dollar bixinaayo.!
#DVLottery
Xareyso Intuusan Ku dhaafin.
Hadaad u Baahato, wax caawinaad ah Nalla soo xiriir.
MAHADSANID.
Daawo Muuqaal Muujinaya sidda Xoogaaga Xaq u dirirka muslimiinta ah ee Xamaas ay u soo ridayaan Diyaaraddaha gantaalaha xambaara ee ay leeyihiin Yuhuudda.
Guusha Shalay ilaa maanta ay gareen muslimiinta reer falastiin ee u dagaalamaya dhulkoodda, waa guul guud ahaan u soo hoyatay muslimiinta meelkasta oo ay Joogaan.
Fadlan share Dheh Oo sii Faafi Si uu dadbadan U gaaro Muuqaalkan.
Like 👍 ta Iyo Commment-gunna waa noo Muhiim, mahadsanidin.
#phalastine
#Israel
#Qaza
#hamasah
Cosobiyo Dhul Dooglaay
Xareed Ubax Ku taaliyo
Kaymo Ubax Hareeyeen.
Noloshu Waa Jaceyl.
Love For ❤️ 😍 Ever