Kilwe Media

Kilwe Media ku soo dhowow Wakaaladda wararka Kilwe Media, waxaa ka helaysaa Warar Xaqiiqo ah iyo Waraysiyo

22/11/2023

"Ma aqbalayno In ay Garoowe Xabadi ka dhacdo"
Garaad Jaamac Garaad Cali
Kilwe Media

22/11/2023

sidan ayaa loola dhaqmaa
Xiliga la soo xareeyo Kilwe Media

22/11/2023

Cidlay uga Carareen Cududoodii
2 Zuug 23 Kilwe Media

  ka mid ah Maxaabiistii Maanta lagala soo haray  Somaliland.7 Maxbuus.Kilwe Media
22/11/2023

ka mid ah Maxaabiistii Maanta lagala soo haray Somaliland.
7 Maxbuus.
Kilwe Media

22/11/2023

u danbeeyay deegaanada Buq-dharkayn,Bali-Cumar iyo Maygaagle
Kilwe Media

22/11/2023


Ciidamada Difaaca SSC-Khaatumo oo baadi goobaya Firxadkii SNM inta u dhaxaysa Balli-Cumar iyo Caynaba
Kilwe Media

22/11/2023

iyo Aragtiyaha kala duwan ee Dadwaynaha Caasimada oo Nabad raadinaya
Kilwe Media

22/11/2023

Bandhiga Shaqooyinka Puntland sida Garoowe loogu soo bandhigay
Kilwe Media

  Bandhigga Shaqooyinka Puntland oo sannadkii shanaad ka furmay magaalada Garoowe.Shaqooyin, tababbaro iyo dood cilmiyee...
22/11/2023


Bandhigga Shaqooyinka Puntland oo sannadkii shanaad ka furmay magaalada Garoowe.

Shaqooyin, tababbaro iyo dood cilmiyeedyo kala duwan ayaa ka socda, iyada oo shirkado door ay ku soo bandhigeen shaqooyin kala duwan.

22/11/2023

Bah-hararsame waa ka wataan Saamigoodii
Kilwe Media

22/11/2023

"Waa ka wadanaa"
Waa fariinta Qalasyada SSC-KHAATUMO
Kilwe Media

22/11/2023

Abwaan Faarax
"Caasimada Nabadeeya oo Cududa Buq-dharkayn geeya."
Kilwe Media

22/11/2023

Dhalinyarada Nabada Puntland ayaa fariin adag u diray Baarlamanka Puntland
Kilwe Media

22/11/2023


Before iyo after
Ninkan hada waa maxbuus oo gacanta ayaa sida ka muuqata muuqalkan oo lagaga duubay gaarigi lagu so qaaday dhexdiisa.

Fariin u reeb
Kilwe Media

22/11/2023

"Alaasay baanu ka diiranay"
Waa codka Askariga gaarigan soo qabsaday
Kilwe Media

22/11/2023

“24 Saac hadh Xabsiga ku sii jiro beeshayda waxan ka codsanayaa in ay Afduubtaan Ciday arkaan”
Xildhibaan h**e Baarlmaanka Puntland

 -dharkayn Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa Gacanta ku Haya gabi ahaanba  Tuulada Buqdharkayn Ka dib markay baacsadeen oo Maxa...
22/11/2023

-dharkayn
Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa Gacanta ku Haya gabi ahaanba Tuulada Buqdharkayn
Ka dib markay baacsadeen oo Maxaabiis ka qabsadeen Ciidamada SNM.
👁👁Kilwe Media

21/11/2023

Musharax Madaxwayne Aadan Shiikhdoon oo Dalka Cumaan kaga dhawaaqay in uu u tartamayo kursiga Madaxwaynaha Puntland

21/11/2023

Gabdhaha Garoowe oo baaq nabadeed u diray Dawladda iyo Dalada Mucaaradka
, Kilwe Media

21/11/2023

lama jari karo warbaahineey siyaasi ayaan Carabey Kilwe Media

21/11/2023

Wax garadka,Nabadoonada ,aqoonyahanka Beelwaynta Ciise Maxamuud ayaa Garoowe ku yeeshay kulan ay uga arinsanayaan Nabdgaliyada Caasimada Kilwe Media

21/11/2023

kulanka Dalada Mucaaradka Puntland iyo Ururka Haweenka SSC.Khaatumo oo jawi isla ogol nabadeed ah ku soo idlaaday.
Kilwe Media

Ururka Haweenka SSC.Khaatumo oo ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Ururka  Haweenka Sahro-kiin Cabdi Xirsi  iyo Dallada Mucaara...
21/11/2023

Ururka Haweenka SSC.Khaatumo oo ay Hogaaminayso Gudoomiyaha Ururka Haweenka Sahro-kiin Cabdi Xirsi iyo Dallada Mucaaradka Puntland oo Maanta Kulan ku yeeshay Garoowe.
Kilwe Media

Kulanka Gabdhaha SSC iyo Musharax Madaxweyne Dr Guuleed Saalax Bare.Gabdhaha SSC oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Haweenk...
21/11/2023

Kulanka Gabdhaha SSC iyo Musharax Madaxweyne Dr Guuleed Saalax Bare.

Gabdhaha SSC oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Haweenka SSC Khaatumo Marwo Sahrokiin Cabdi Xirsi ayaa kulan la yeeshay Musharax Madaxweyne Dr Guuleed Saalax Barre oo ay weheliyaan Wasiiro h**e Jaamac Faarax iyo Jaamac Xirsi waxaana ay uga warbixiyeen safarkooda ay ku yimaadeen magaalada Garoowe ee la xiriiray xoojinta nabadda iyo xal u helidda khilaafka siyaasadeed.

Dr Guuleed Saalax ayaa uga mahadceliyay gabdhaha SSC Khaatuno dadaalka iyo dareenka walaalnimo, wuxuuna u sheegay in xalku uusan marna a xabad ahayn wixii khilaaf ahna loo baahanyahay in waddo nabdoon lagu xalliyo. Wuxuu ka ballan qaaday in dhankiisa uu ka shaqayndoono xoojinta nabadda.

 , Xafladi Shaacinta Musharax Madaxweyne Dawladda Puntland Aadan Shiikh Doon Cali ee Dalka Cumaan.Kilwe Media
21/11/2023

, Xafladi Shaacinta Musharax Madaxweyne Dawladda Puntland Aadan Shiikh Doon Cali ee Dalka Cumaan.
Kilwe Media

20/11/2023

Gabdhihii Harti hadaanu nahay heegan baanu nahaye tolow Colaada Joojiya
Kilwe Media

Gudiga gaarka ee loo xilsaaray ka talo bixinta  xeerka doorashooyinka Puntland oo la filayo in  maalmaha soo socda  la h...
20/11/2023

Gudiga gaarka ee loo xilsaaray ka talo bixinta xeerka doorashooyinka Puntland oo la filayo in maalmaha soo socda la horkeeno Barlamaanka Puntland oo maalmahanba waday la tashiyo ay la yeelanayaan cida uu khusayo xeerkani ayaa warar hordhac ah oo ay helayso Wakaaladda wararka
Kilwe Media Kilwe Media ayaa sheegaya in gudigu kulamo layeesheen Wasarada Arimaha Gudaha' Gudiga Doorashooyinka PEC ,Ururarda Bulshada ,Xisbiyada Siyaasada qaar waxaa kaloo lafilayaa inay kulan la qaatan Madaxweynaha Puntland.

Dhanka kale Warar hoose ayaa tibaaxaya in Xisbiyada kala ah KAAH iyo Xisbiga Shaqaalaha oo kali ay qaabileen gudiga iyadoo ay ka cudur daarteen inta badan Xisbiyada Siyaasadda Puntland la kulanka gudigan, taas oo muujinaysa Walaaca iyo Kalsooni darada ay ka qabaan doorashada iyo qodobo ka mid ah xeerka oo qeexaya ( In Musharixiinta Madaxweynuhu ay ka imaan karaan Xisbiyada Siyaasadda iyo Qof kasta oo u tartamaya kursiga Madaxweynaha).

Ugu dambayn xeerkan ayaa wajahaya caqabadihii ugu badna, waxaana laga soo dayrinayaa natiijada ay xeerkan ku meel marin karaan Golaha Wakiillada Puntland.

👁🦻

Carwada Bandhiga Shaqooyinka ee Puntland Puntland Job Fair 2023Kilwe Media
20/11/2023

Carwada Bandhiga Shaqooyinka ee Puntland

Puntland Job Fair 2023
Kilwe Media

Aadam Sheekhdoon Ali, Ayaa Dalka Cumaan ku shaaciyay in u u tartamayo kursiga Madaxweynaha Puntland 2024.Kilwe Media
20/11/2023

Aadam Sheekhdoon Ali, Ayaa Dalka Cumaan ku shaaciyay in u u tartamayo kursiga Madaxweynaha Puntland 2024.
Kilwe Media

20/11/2023

DEGDEG. Ururka Haweenka SSC.Khaatumo oo Garoowe soo gaaray ayaa si adag uga hadlay Xaaalada Puntland
Kilwe Media

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur gal...
20/11/2023

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo xaaladda bini’aadanimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’ay qeybo kamid ah gobollada dalka, waxa uu ku tagey degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow si diirran ugu soo dhaweeyey Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Dowlad Gobolleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan, masuuliyiin ka tirsan dowlad-gobolleedka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Doolow.

20/11/2023

DEGDEG:
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan
Garoowe yaan Xabad danbe laga ridin ee wadahadal ha lagu soo dhameeyo khilaafka siyaasiga ah Kilwe Media

20/11/2023

Isimada iyo Culimada SSC.khaatumo Garoowe waxaanu u nimi in aan Nabad dhex dhigno dadka walaalaha ah ee siyaasada isku maandhaafsan

20/11/2023

Nabada Puntland Cidkasta oo Colaada fure u noqota waxaan ku dacwayn doonaa Maxkamadaha Caalamiga ah
Kilwe Media

20/11/2023

👁
Isimada Dhaqanka SSC Khaatumo oo Soo gaaray Magaalada Garoowe Jawiga Caasimada oo Saaka Degan.

Xili ay soo badanayaan dedaalada dhexdhexaadinta labada dhinac Mucaaradka iyo Dawladda ku waas oo xal waara loogu raadinayo si wax kasta ku soo dhamaadaan isfahan iyo Nabadgaliyo loogana baaqsado dagaal markale ka qarxa Caasimada.

Muwaadin adigu Xalka sidee u aragtaa.?
Kilwe Media

19/11/2023

Way qaxeen intii gawaarida kiraysan kartay balse weli waxa jirta Cabsi wayn oo ay qabaan dadwaynaha Caasimadu Xili ay weli Ciidamadu kala jogaan halkii ay saaka fariisimaha ka dhigteen
Waan waan ay wadeen gudi maanta loo xil saaray xal u helida xaalata taagan ayaa quus laga so warinayaa xili laysku fahmi waayay qaabka Ciidamada Caasumada looga saari lahaa.

Dhanka kale gaari duhurkii reer Garoowe ka qaaday ayaa ku dhacay deegaanka Xaaji khayr waxaana ku geeriyooday 2 qof.

👁👁Kilwe Media

19/11/2023

Deg.Deg.. dhaqanka Gobolka Nugaal oo baaq Nabadeed u diray dhinacyada uu ka dhexeeyo khilaafka sababay in Garoowe laga qaxo
Kilwe Media

19/11/2023

Nabadoon Cabdiraxmaan Diiriye Qoorad
Kilwe Media

Garoowe waa nabad waxna dhici mayaan insha allah, dadka jecel dhibta ee buun buuninya iyo baabuurlay qaxinaya dadka oo d...
19/11/2023

Garoowe waa nabad waxna dhici mayaan insha allah, dadka jecel dhibta ee buun buuninya iyo baabuurlay qaxinaya dadka oo doonaya inay lacag ka sameegaan dadka halaga qabto.

Agaasimaha Wasaarada Deegaanka, shaafici Maxamuud Ismaaciil

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ku hawlan in aan Garoowe dagaal danbe ka dhicin ayaa hada la kulmay Madaxwayne Deni kulan...
19/11/2023

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ku hawlan in aan Garoowe dagaal danbe ka dhicin ayaa hada la kulmay Madaxwayne Deni kulanka Madaxweynaha iyo Islaan ka ayaa ku soo dhamaaday is fahan Deni ayaa balan qaaday in aanay Ciidamada Dawladu Xeryahooda soo dhaafin hadaan iyaga la weerarin' islaanka ayaa hada ku mashquulsan sidu kulan deg deh ah ula yeelan lahaa Mucaaradka.

Dhanka kale inta nadan saaka waxa qafilada loo tagaay xaaafado dhowr ah Cabsi badan oo soo wajahday shacabka caasimada ka dib markii Dawladdu Ciidamo gaashaaman ku so gurtay Garoowe Mucaaradkuna ay sameyeen dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo in ay Xirtaan dhufaysyo Xaafadaha qaar.

Address

Hodan
Garowe

Telephone

+252907793482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kilwe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share