maxamad axmed khaliif

maxamad axmed khaliif asxaabaata halkaan waxaad ka helaysaan muuqaalo idin xiisa galiya

16/12/2023

Musharax madaxwayne Puntaland Dr Ali gaashaan gudbiye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumada Puntaland.

15/12/2023
Mar haday is raacday kala reebta baa inoo balan ah.
06/12/2023

Mar haday is raacday kala reebta baa inoo balan ah.

06/12/2023

Puntiland

05/12/2023

''Golaha wadatshiga talooyin bay keeneen Xarigyo bay goyeen waxbaa jabinay'' Axmed Madoobe oo qiray inay dastuur jabin sameeyeen

Xuquuqda muuqaal,gaashaan media

02/12/2023

Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan Hambalyo oga dirayaa dhamaan shacab waynaha Soomaaliyeed guusha ay gaareen caawa. in cu...
01/12/2023

Hambalyo Hambalyo waxaan halkaan Hambalyo oga dirayaa dhamaan shacab waynaha Soomaaliyeed guusha ay gaareen caawa. in cunaqabataynta hubka laga qaado taas oo saarnayn ilaa 1992 waxaan rajaynayaa in aan dib usoo ceshano qaranimadeenii aana la tartami doono dawladaha caalamka.

Shere,like,follow gaashaan media
01/12/2023

Shere,like,follow gaashaan media

Musharax Madaxwayne DPL-2024 Dr Ali gaashaan gudbiye iyo qaar kamid ah kooxdiisa ololaha ayaa Kulan Soodhawayn ah Magaladda Minneapolis ugu sameeyay Musharax Madaxwayne axmed ciise cawad iyo Musharax Madaxwayne Shoortaayo.

3da Musharax ayaa iska Waraystay Cakirnaanta Siyaasadeed ee Xiligaan Maamulka Puntland Wajahayo.

gaashaan media

Jumce mubaarak dhamaan muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.Mohamett Ahmett Gashaan
30/11/2023

Jumce mubaarak dhamaan muslimiinta meel kasta oo aad joogtaan.

Mohamett Ahmett Gashaan

25/11/2023

DEG DEG: Xisbiyada Puntland: "Doorashada 2024 waa in ay noqoto qof iyo cod ah, oo ka dheer siyaasad hubaysan iyo mid beelaysan."

gaashaan media

gaashaan media
21/11/2023

gaashaan media

gaashaan media
21/11/2023

gaashaan media

20/11/2023

Wasiirka arimaha gudaha DPL ayaa abdiqani ahmed mohamed u magacaabay hoghayaha dawlada hoose ee degmada burtinle,

maxamad axmed khaliif

Hooyo Sahra Dhunkaal oo xiisadda Garoowe ku weydey wiilkii keli ahaa ee ay dhashay [Cabdiraxmaan Jaamac oo xalay shil ba...
20/11/2023

Hooyo Sahra Dhunkaal oo xiisadda Garoowe ku weydey wiilkii keli ahaa ee ay dhashay [Cabdiraxmaan Jaamac oo xalay shil baabuur ku dhintay isaga oo colaadda ka caraya] ayaa tidhi:

‘’Waxaan ahay qof da’ ah hadda wiilna isagaan ka dhalay oo ‘madi’ buu igu ahaa, xaaladda qoyskuna waa mid danyar ah, anigu waxaan ahay qof waayeel ah oo xanuunsan, isaga uun baan eeganayey, waanse ku samray markii aan dul tagay maydkiisa meeshii shilku ka dhacay, xaalad adag ayaan galay laakiin waan ku samray qadarta Eebbe keenay.

‘Wuxuu aad ugu fiicnaa waxbarashada, wuxuu kaloo gali jiray kaalimaha h**e, hammigiisuna wuxuuu ahaa inuu waxbarashada meel fiican ka gaaro ka dib qoyska oo wiil uu u ahaana wax u qabto” ayey tidhi hooyo Sahra Dhuunkaal

Cabdiraxmaan wuxuu dhiganayey Jaamacadda Bosaso faraceed magaalada Garowe, isagoo baranayey maaddada IT-ga, sida ay ehelkiisa BBC u sheegeen.
Mohamed Salh

01/11/2023

Deg deg.
Dawlada puntalnd oo ka jawaabtay war murtiyeedkii ay caawa soo saareen isimada dhaqanka puntalnd,
gaashaan media

31/10/2023

Muuqaal kooban oo ku saabsan quruxda iyo bilicda beeraha degmada godob jiraan ee gobalka nugaal puntiland.

26/10/2023

Hon. Aways Ahmed Sardheye mahadsanid

  Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa taageero iyo garab istaag u muujiyay Xildhibaan Marwo Cabdibashiir Xaaji Cali o...
26/10/2023

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa taageero iyo garab istaag u muujiyay Xildhibaan Marwo Cabdibashiir Xaaji Cali oo tartan ugu jirta noqoshada gudoomiyaha baarlamaanka Caalamka, xili ay Madaxweyne Xasan Sheekh, wasiirkiisa koowaad Xamse Cabdi Barre iyo Gudoomiyaha golaha Shacabka la dagaalamayaan, oo ay uga hiilinayaan Musharax Shisheeye ah oo u dhalatay dalka Tansaaniya, iyadoo laga eegayo dano ganacsi iyo dhismayaasha Madaxweyne Xassan Sheekh ku leeyhaay dalkaas.

Xildhibaan Marwo ayaa kamid ah xildhibaanada laga soo doortay Puntland, gaar ahaana magaalada Boosaaso, iyadoo MW Xassan Sheekh si ba'an uga dagaalamay in ay tartanka gasho.
maxamad axmed khaliif

19/10/2023

SSC-Khaatumo hambalyo waa guul kale oo wayn.

09/10/2023
09/10/2023

🎥 Diyaaradaha Israa’iil ayaa duqeyn aan kala sooc lahayn ka wada Qaza, oo hawadeeda oo dhan qiiq iyo uuro ay xirtay; ma jirto goob aan la duqeyn, iskuul, isbitaal, masaajid, gaadiidka gurmadka deg dega ah, sida uu sheegay Wasiirka caafimaadka Falastiin.

Xaalad masiibo ah ayay ku tilmaameen mas’uuliyiinta Falastiin oo caalamka ugu baaqay inay dunidda ka qabato waxa ay sameynayso Israa’iil ee dadka shacabka ah lagu gumaadayo; Xaaladda maanta ee Qazo waa masiibo aan soo marin 20 sanno, sida u sheegay sarkaal u hadlay kooxda caafimaadka.

Rabbi ha u gargaaro Falastiiniyiinta.
#فلسطين

ISHA:Iman Jama

Habeen wanaagsan asxaabta meelkasta oo aad joogtaan.
06/10/2023

Habeen wanaagsan asxaabta meelkasta oo aad joogtaan.

Follow soo dheh.bagekan.gaashaan media
06/10/2023

Follow soo dheh.bagekan.gaashaan media

Taliyaha Booliska Puntland ayaa taliyaha  saldhiga Degmadda Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal U magacaabay Axmed cabdi maxa...
01/10/2023

Taliyaha Booliska Puntland ayaa taliyaha saldhiga Degmadda Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal U magacaabay Axmed cabdi maxamud Boole.
maxamad axmed khaliif

  Golaha Amniga ee QM ka dhaxaysa ayaa kajawaabtay dalabkii Villa Somalia, ee ahaa in dib loo dhigo bixida 3,000 Askari ...
29/09/2023

Golaha Amniga ee QM ka dhaxaysa ayaa kajawaabtay dalabkii Villa Somalia, ee ahaa in dib loo dhigo bixida 3,000 Askari oo kamid ah ATMIS, kuwaas oo sida qorshuhu ahaa bixi lahaa dhammaadka bishan, markii bixitaanku uu walaac amni abuuray.

Jawaabta UN-ka, waxaa lagu sheegay in codsiga dawladda Federaalka uu gaaray Golaha Ammaanka, ayna kala hadlayaan Midowga Africa oo ay ciidamadan hoostagaan, sidaas oo kale DFS ayaa lagu booriyey in ay Golaha Amniga iyo Nabadgalyada Afrika codsigeeda kala hadasho.

Warqadan, waxa kale oo la faray Hay’adda UNSOS, in ay sii wado taageerada Cuntada, Shidaalka, duulimaadyada iyo taageerada Saadka ee ciidamada ATMIS ay siinayso, taas oo ku ekaanaysa ilaa 31-ka bisha October, waxay ka dhigan tahay waqti kayar intii ay Dawladda F. Soomaaliya dalbatay oo ahayd dhammaadka sannadka.

Ciidanka taageerada UNSOS, ay sii wadi doonto ayaa ah 17,626 Askari oo ATMIS ah, ayna ku jiraan 1040 Askari oo Boolis ah iyo 15,900 oo ah ciidamada xoogga dalka.

UNSOS, ma bixiso musharaadka ciidamada, waxaana wali la eegayaa jawaabta Midowga Yurub laga filan karro oo ah lacag bixiyaha tooska ah.

ISHA:Farah Abdulkadir Mohamed

Waa sababta loogu bixiyey Amni-badan  🏆🐎🐐
20/09/2023

Waa sababta loogu bixiyey Amni-badan 🏆🐎🐐

Ciyaarta galabta ee Mudug iyo Nugaal, waa mid xiiso badan oo mar horaba taageerayashu ay garoonka tageen, Marka laga yim...
18/09/2023

Ciyaarta galabta ee Mudug iyo Nugaal, waa mid xiiso badan oo mar horaba taageerayashu ay garoonka tageen,

Marka laga yimaado Mudug oo marti loo yahay, waxaa Gaalkacyo ku sugan taageerayaal badan oo reer Nugaal ah,

Gobalka Mudug wali koobka gobalada Puntland kuma guulaysan final ay timaadana waxaa ugu danbeeyay 23 sano ka hor, Laakin Nugaal labo jeer ayay koobka qaaday marar badana Final ay timid.

Amniga garoonka Cawaale aad ayaa loo adkeeyay si aaaysan rabashado u dhicin, waxaana magaalada la keenay ciidamo badan oo aan ahayn kuwii horay amniga garoonka u ilaalinayay

Adigu saadaali ciyaarta galabta, yaa guulaysan doona ?
maxamad axmed khaliif

Gabar ku dhex suuxdey diyaarad Muqdisho ka kici rabtay kuna socotay Hargaysa kuleel dartiis.Sawirkan waxaa laga dhex qaa...
07/09/2023

Gabar ku dhex suuxdey diyaarad Muqdisho ka kici rabtay kuna socotay Hargaysa kuleel dartiis.

Sawirkan waxaa laga dhex qaaday diyaarada Africa Airways xilli ay u duuli rabtay Hargaysa maanta, sida aad aragtidna dadka ayaa aad u dareemay kuleel daran midkastana wuu isbabinayaa maadama aanay lahayn wax qaboojiye ah.

Waqtigii ay kici lahayd ayay dib uga dhacday dadkuna way dhex fadhiyeen kadibna kuleelka adduunka ayaa ku habsaday taas oo sababtay in gabar rikaabka kamid ah inay suuxdo.

maxamad axmed khaliif

01/09/2023

Huwantu waa beene rag hubaala baa tihiin.





25/08/2023

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka reer SSC-Khaatumo oo guul wayn ka gaaray dagaalkii ay maamulka muuse biixi ku xasuuqayeen shacabka iyo hal doorka ssc. Run ahaantii waa guul soomaali o dhan u soo hoyatay.
Guulaysta reer SSC-Khaatumo.

Khaatumo state of soomaliya.

maxamad axmed khaliif

17/08/2023

"Abwaan Jaamac Kediye"
Ma anigaa dhulbahante oo camaran duubay calankooda,

Address

Garowe Street
Garowe

Telephone

+252907363471

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when maxamad axmed khaliif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Gaming Video Creators in Garowe

Show All

You may also like