General Ayuub

General Ayuub Welcome

04/02/2025

Mahadsanidin reer Boosaaso , sida aad isugu soo baxdeen idinkoo taageero u muujinaya Ciidanka
Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland🇸🇱

Sawirkan wax badan buu ka hadlayaa. Askari  naftii h**e ah ayaa jeegada kusoo dhegay 60jirkaan.
03/02/2025

Sawirkan wax badan buu ka hadlayaa. Askari naftii h**e ah ayaa jeegada kusoo dhegay 60jirkaan.

31/01/2025

Dabka Ciidan qaatoo dalka daafacaa nahay . Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland

30/01/2025

Puntland force🔥🇸🇱

30/01/2025

Khawaarij intay jabahayaan weerarku Haqiiqo.

30/01/2025

Salaan madaxwayne🫲

30/01/2025

Jugta culus🇸🇱

28/01/2025

Warbixin) Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxay la wareegeen goobo talisyo u ahaa Argagixisada Daacish, kuwaasi oo kala ah deegaannada Waadi-soor, Ina Ciddoole, Damal Cagagubyo, Diibow, Qaaqsiiye, Daad, Dal lo’aad iyo isha Siido.

28/01/2025

Ciidankeenna geesiyaasha ah oo Buuralayda Cal-miskaad ku ugaarsanaya Argagixisada Daacish ee firxad ah.

27/01/2025

H.E Said Abdullahi Deni 🇸🇱👈

27/01/2025

Puntland State House 🇸🇱

Calmiskaad 🇸🇱
26/01/2025

Calmiskaad 🇸🇱

26/01/2025

Muqaalkaas wuxuu idinka yimaaday tuursamaale📍🇸🇱👈

25/01/2025

Guul Guul insha allah🇸🇱🇸🇱

25/01/2025

: howlgaladii ciidanka Amnigu ka sameeyeen Boosaaso Xalay illaa maanta. Waxaa ka warbixiyey taliyaha qeybta Booliska ee Gobolka Bari , Cabdulqaadir Jaamac Dirir.

Ciidamada amniga Dowladda Puntland ayaa ku toogtay magaalada Boosaaso nin katirsan argagixisada Daacish, kaas oo miino k...
25/01/2025

Ciidamada amniga Dowladda Puntland ayaa ku toogtay magaalada Boosaaso nin katirsan argagixisada Daacish, kaas oo miino ku aasayay wadada weyn gaar ahaan aaga Nakhiil, ayna xogtiisa soo gudbiyeen shacabka ka shakiyey oo ku sugnaa aaga.

Ninka oo ahaa ahaa Ajnebi ayaa markii uu arkaa ciidamada Amniga oo si degdeg ah goobta u soo gaaray qarxiyey miinadii uu aasayay, isagoo isku dayay in uu goobta ka baxsado, balse ciidamada ayaa toogtay.

Shacabka Puntland ee nabadda iyo horumarka jecel ayaa garab istaag u muujiyay ciidamada Difaaca Dowladda Puntland, iyagoo gacan ka geysanaya howlgalka ciribtirka argagixisada ee ka socda buuraleyda Cal-miskaad iyo adkeynta amniga guud ee deegaanka.

Tursamaale📍🇸🇱👈
24/01/2025

Tursamaale📍🇸🇱👈

24/01/2025

Allaahu akbar: xuduntii khawaarijta ee ahayd halka magaalo ee ay haysteen (Turmasaale) ayaa ciidanka xaq udirirka puntland gacanta kudhigeen💪💪🇸🇱💪

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General Ayuub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share