Neero Media Services

Neero Media Services This is The official page of Neero media services{NMS}it's aNews Network That Publish📷🎥🖥

12/01/2024

WAR DEG-DEGA:- Madax wayine xasan shiikh maxamud ayaa sheegayi in ethiopia ayi tahayi cadow ga soomaalida

07/01/2024

WAR DEG-DEGA:- Shacabka ku dhaqan loghayo ayaa ka hor yimi heshiiski bada ee muse bixi lagalayi dowlada ethiopia sheegayina inayi badu ayi ledahayi soomaali wayin bicina ahayin badoda

25/07/2023

Xildhibanada golaha wakilada putland ayaa manta cod aqlabiyad leh kumel mariyeen an saxinta waxkabadalka tastuurka dawulada putland

24/07/2023

xildhibanad sacdiyo salaad oo si adag uga hadashayi safarkedi laga hor istagayi putland

23/07/2023

WAR DEG-DEGA:- Gudiga Aamniga gobalka nugaal ayaa beniyayi in qalalaso amnidaro u kajiro gobalka
Waxayina uga digeen tadka Ben aburka wada inayi kawantoban waxayi wadan

23/07/2023

Ciidamada beesha garxajis oo lamagac baxdayi bad bado qaran ayaa kahada shayi xalad hada ku sugantahayi soomaliland

22/07/2023

Urur siyaasadedka medeye ayaa mantayi mag xamada tasturiga ugudbiyayi gal dacwaded

21/07/2023

WAR DEG-DEGA:- xaliimo sacdiyo ayaa kahadashayi Gawarida ku xayiran baladwayin iyo mataban sheegtayina in ganacsiga iyo siyaasada lakala saro iyado gadid layidu dul hoganayan balad wayin iyo mataban dhexdooda

21/07/2023

DEG-DEGA:- isuduwaha caafimadka labada gobal ee hiran state Dr.Axmed maxamed khaliif ayaa hayada cafimadka farayi inayi laso xiriiran hiiran state isago sheegayi cidii lamacamisha mamulki h**e in talabo laga qadi dono

20/07/2023

xildhibanada ayaamantayi an sixiyayi waxkabadalka xeerka ilaalinta iyo marayinta deeganka
iyago golaha loqayibayi waxkabadalka xeerka bankiga putland

19/07/2023

Taliya ciidanka danab jimcaale jamac takar ayaa gutoyin ciidan oo tababar u soxirayi isagona sheegayi in dorashada xiligeeda an ladhafinkarin

12/07/2023

Duqa Degmada Boosaso xasan cabdala xasan ayaa ka hadlayi dab Qabsadayi xarunta ganacsiga fadhisame kaso wali socda sadalo lagu dominator dabka

12/07/2023

Dabkakacayi waxayalaha qarxa ayaa gubayi dhismaha shirkada fadhisame electronic ee magalada bosaaso iyado dabaka laxagameyayi dabdamiska iyo ciidanka oo iskashanaya ayaa ka qayibqatayi xakamayinta dabka

11/07/2023

Gudiga 33da ssc khatumo iyo odayal dhaqamedka bah araarsame ayaa dhariyayi Gudomiyih h**e G.sool clqani jiidhe

10/07/2023

Wiilyar oo suriyaana oo udabaldagayi malinti xoriyada soomaliya ayaa Gudomiyaha gobalka banadir shaqo siiyayi

10/07/2023

Rayisal wasare xamse bare ayaa xafladi mahad celinta todobadki xoriyada ka hadlayi hadalo meelo badan tabanayayi hadaladaso ka mid aha musuq masuqa

08/07/2023

WAR DEG-DEGA:- Rayisal wasare xamse cabdi bare ayaa isku shadhayin sameyayi isago xilka kaqaadayi wasiro qayibna magacabayi

08/07/2023

WAR DEG-DEGA:-Gudiga 33da ssc khatumo ayaa kawarbixiyayi dagalki matayi gadhacayi Lascaanood iyo madafiic lala begsadayi dad rayida

Address

Garoowe

Telephone

+252907442882

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Neero Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share