Madaxwayne Farmaajo" Kiiskii badda oo aan ku guuleysanay, hawadii oo aan soo celiney, dhulkii iyo dhismayaashii dowladda oo sidoodii ah oo aanan cidna mulkiyad siin ayaan kugu wareejinayaa Madqxweyne Xasan, sidoo kale Ciidankii Eretaria ku maqan oo kumanaan ah ayaa ku wareejiyay Madaxwaynaha .
Ujeedo:soo gudbin qaybta 1aad xubnaha usharaxan Doorashada Golaha Shacabka Dowladda Federalk Somalia kuwaas oo buuxshay Shuruudihii iyo habraacyadii looga baahnaa.
Guddiga Maamulka Doorashada heer Puntland SEIT oo tixraacaya shaacinta jadwalka 1aad ee Doorashada Golaha Shacabka Dowladda Federalka Somalia.soona baxday 16/01/2022 wuxuu halkan ku soo gudbinayaa Musharaxiinta Buuxshay Shuruudaha iyo habraacii looga baahnaa kuwaas oo usharaxan Doorashada golaha Shacabka Dowladda Federaalka Somalia.ee ka dhicidoonta Garowe.
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo Muqdisho kaga qeybgalay Shirka Wadatashiga Qaranka, ayaa galabta dib uguso laabtay Garoowe.
Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport kusoo dhoweeyay, Goleyaasha Dowladda, Maamulka Gobolka Nugaal, Maamulka Degmada Garoowe, Saraakiil Madaxtooyo iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Garoowe.
Xildhibaan Dhaashane"Gaalkacyo Uma baahna in Cimaamad loogu taliyo,Uma baahna in Makhaayadaha looga taliyo ee waxay u baahantahay in Ciidan uu ka taliyo" waxay u baahantahay DAWLAD .
Xildhibaan Dhaashane"Gaalkacyo Uma baahna in Cimaamad loogu taliyo,Uma baahna in Makhaayadaha looga taliyo ee waxay u baahantahay in Ciidan uu ka taliyo" waxay u baahantahay DAWLAD .
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dhagax dhigay Waddo wayn oo BYPASS ah oo Dawladda Engiriska maalgalinayso ayaa dhinaca kale ka hadlay Xariga Musharaxiinta Mucaaradka ee Somaliland
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo dhagax dhigay Waddo wayn oo BYPASS ah oo Dawladda Engiriska maalgalinayso ayaa dhinaca kale ka hadlay Xariga Musharaxiinta Mucaaradka ee Somaliland
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Madasha Wadatashiga ee ka hortagga Nafaqo darada.
DAAWO" HEES CUSUB PUNTLAND , Bixiya Canshuuraha iyo WAABERI PUNTLAND