wariye Nawaal media

wariye Nawaal media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from wariye Nawaal media, Media/News Company, Garoowe.

13/05/2023
29/04/2023
29/04/2023
29/04/2023
29/04/2023

Wiilsheena horay u socda

29/04/2023
29/04/2023
29/04/2023
29/04/2023
29/04/2023
01/02/2023

Kuzoo dhawaada page rasmiga wariye nawalmedia , wararka saxda ah , barnaamijyada kala duwan iyo ciyaraha ayaad ka.helaysaan page like Sara, commenting, share dhah welcome gacamo furan ku soo.dhawada

01/02/2023

Diwaangelinta Aya ka socota degannada puntland

01/02/2023
12/01/2023
12/01/2023
12/01/2023
12/01/2023
Madaxawayanah dowlada  Puntland  mudane sicid abdulahi  deni Ayaa Maanta Xariga ka jaray wadaadooyinka jidka sodanka iyo...
08/01/2023

Madaxawayanah dowlada Puntland mudane sicid abdulahi deni Ayaa Maanta Xariga ka jaray wadaadooyinka jidka sodanka iyo wadaad Marta xaafda waabari oo dhawaan la dhamaystiray
xariga jarka wadooyinka uu madaxwaynuhu maanta sameeya ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiira wasaarda howlaha guud gudoomiyah gobalka nugaal , duqa caasimaada xildhibaanka gudiga hormarinta caasimada haweenka, shirkada TTN iyo qayabaha Kale ee bulshada
Gudoomiyaha gudiga horamarinta caasimada iyo qaybo kale ka socada bulshada ayaa ku amaanay , madaxwaynaha iyo bulshda reer garowe sida ay hormarkooda uga qayb qaateen
gudoomiyah gobolka iyo mayarka caasimada Puntland oo iyana hadal kooban ka soo jeediya goobta xariga jarka ayaa sheegay in bulshada ay iyana ka sii sheeqayaan sida bilicada lamiyada loo dhisay ay u ilashadaan
Wasiirka howalaha Guud iyo guriyeenta Puntland ayaa shacabka caasimada ku amaanay siday hormarkood uga qayb qateen waxa una dagmooyinka kale ka codasaday in ay sidas oo kale ka qayb qataan hormarinta Magaalooyinkooda
Madaxwayanha Puntland saciid Cabdulaahi 1
dani oo wadooyinka la dhamaystiray xariga ka jaray buundad isku xirta cibtaalkaa iyo magaalda garoowe , dhagax dhigay ayaa shacabka garowe ku booriya in magaalda sidii loo cagaarin laga wada shaqeeyo

22/12/2022
22/12/2022
22/12/2022

Waxa maanta magalada garoowe ee casimda puntland lagu.soo.dhawayey ilhan omar oo congrass kamid ah.ayaa manta magalada garoowe lagu soo.dhwayey waxan ku soo dhawayey madaxweynaha dowlada puntland mudane sicid abdulahi.deni iyo waftiga u hogaminayo , culumada iyo waxagaradka iyo dhalinayarada iyo.haweenka

Waxan xasbiga laga sidayey abdimalik muse coldon oo muddo.dheer oonku xidhanaa magalada waxan siyey xoriyadiisa
22/12/2022

Waxan xasbiga laga sidayey abdimalik muse coldon oo muddo.dheer oonku xidhanaa magalada waxan siyey xoriyadiisa

20/12/2022

Sanad Kaliya ku bedel Noloshaada:Dr Xasan Coombe
==================================
1:Gudo waajibaadka Alle ku saaray , samayso Cibaadooyin ku gaar ah oo aad ilaaliso .
2:Naftaada ku maal geli aqoon , akhlaaq , iyo dhaqan wanaagsan
3:Mar walba ku dedaal inaad wax cusub barato .
4:Badi akhriska , iyo dhagaysiga wixii wax ku taraya
5:Ka Fogoow Caajiska iyo dadka Caajislowyaasha ah
6:Ka Baro khaladaadkiii h**e ee nolosha kaa soo maray .
7:Ku dedaal 100 % inaad gaadho Hadafkaaga iyo yoolkaaga nolosha , Noloshuna waa Halgan , dedaal iyo go'aan.
8:Samayso Mashaariico yar yar oo noloshaada aad ku maarayso , sida shaqooyin aad ku qaban karto 24 kii saac hal saac oo ka mid ah Dhaqaalena aad ka samayso .
9:Ka Fogoow Habeenkii Saamalaylka , Seexo xilli h**e , si aad u soo toosto xilli h**e ,u shaqo bilowdo oo aad u gaadho horumarka nololeed iyo mid dhaqaale.

10:Sadex arimood cidina ha u sheegin:
-Qorshahaaga ugu weyn ee noloshaada
-Dhaqaalaha , mushaharkaaga , iwm
-Arimahaaga gaarka ah ee Qoyskaaga

Dr Xasan Coombe

20/12/2022
20/12/2022

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when wariye Nawaal media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to wariye Nawaal media:

Share