SOOL TV

SOOL TV photography and video photography
pictures art's

Laascanod 25 November 2023 Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo  ayaa kalfadhigii koowaad kulankiisii 18 aad maanta oo sabti ah ...
25/11/2023

Laascanod 25 November 2023

Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo ayaa kalfadhigii koowaad kulankiisii 18 aad maanta oo sabti ah ku yeeshay xaruntooda.

Kulankan waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Dhexe mudane jamac yaasiin warsame waxaana ku wehelinayay labada Gudoomiye kuxigeenka Ee Golaha Dhexe.

Kulankan waxaa soo xaadiray badanaa mudana yaasha Golaha Dhexe maamulka SSC-Khaatumo

Golaha Dhexe Ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa maanta mar kale sii wadey akhrinta Hindise sharciyedyada maamulka maaliyada guud , cashuuraha berriga , cashuuraha kastamyada iyo Tacriifida.

23/11/2023

Xudun sool ssc khaatumo

Xaaiijin:Sadex Maxbuus oo cusub ayey gacanta ku Hayaan Ciidanka SSC
22/11/2023

Xaaiijin:
Sadex Maxbuus oo cusub ayey gacanta ku Hayaan Ciidanka SSC

Isimada ssc khaatumo Oo hada garowe shir uga furmay
20/11/2023

Isimada ssc khaatumo Oo hada garowe shir uga furmay

14/11/2023

Ssc khaatumo in laga reebo koobka gobolada
Waa munafaqada xasan buste

14/11/2023

Dagaal udhexeya ssc khaatumo iyo somalilnd baa hada ka qarxay buqdharkayn

Sodhwaynta ganaraal ayuup Iyo buuhodle maanta Xarunti gobonimada ssc khaatumo
13/11/2023

Sodhwaynta ganaraal ayuup
Iyo buuhodle maanta
Xarunti gobonimada ssc khaatumo

SAWIRO: Hogaamiye  Abdikadir Ahmed Aw Ali Firdhiye ayaa wuxuu furey  xaflada shirweynaha ganacsiga iyo maalgashiga ee SS...
11/11/2023

SAWIRO: Hogaamiye Abdikadir Ahmed Aw Ali Firdhiye ayaa wuxuu furey xaflada shirweynaha ganacsiga iyo maalgashiga ee SSC Khaatumo



Bali cumar baa hada loga reebay qanimadan
08/11/2023

Bali cumar baa hada loga reebay qanimadan

08/11/2023

Gacanta lagu haya buqdharkayn
Maamulka ssc khaatumo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidanka SSC iyo Malleeshiyada Somaliland ayaa ka socda Deegaanka Buqdharkayn .Dagaalkan aya...
08/11/2023

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidanka SSC iyo Malleeshiyada Somaliland ayaa ka socda Deegaanka Buqdharkayn .
Dagaalkan ayaa ah mid xoogan Waxaana la isu adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan.

Bari hadi alle Idmo ganaralka ha loso dhaweeyo si diiran oo meqam sare leh reer Laasacanod
07/11/2023

Bari hadi alle Idmo ganaralka ha loso dhaweeyo si diiran oo meqam sare leh reer Laasacanod

SAWIRO: Barnaamijka Xus Oo Xasuuso Ayaa Caawa Loo Sameeyey Dhalinyaradii Iyo Halgamaayaashii Ku Naafoobay Halgankii Lasc...
03/11/2023

SAWIRO: Barnaamijka Xus Oo Xasuuso Ayaa Caawa Loo Sameeyey Dhalinyaradii Iyo Halgamaayaashii Ku Naafoobay Halgankii Lascanod Ka Socday Muddada 9bilood ahyd .

Hubaal Media

29/10/2023

Xudun sool ssc khaatumo

MJ Hilaaciye

29/11/2021
18/06/2021
05/05/2021
15/01/2021
28/12/2020
Aad baa ini salama yaa somali MAXAMED Photography
17/11/2020

Aad baa ini salama yaa somali MAXAMED

Photography

02/11/2020
Congratulations Hani
05/09/2020

Congratulations Hani



20/08/2020
09/08/2020
08/08/2020
25/06/2020
21/06/2020
My motherland  Muqdisho  cady Allow nabadee
17/05/2020

My motherland Muqdisho cady
Allow nabadee

Bixin G/sool
14/05/2020

Bixin G/sool

12/05/2020

N

Address

Garoowe
252

Telephone

+252907663975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOOL TV:

Videos

Share

Category