Nuradin Birjeb

Nuradin Birjeb Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuradin Birjeb, News & Media Website, Barxada, Garoowe.

19/12/2023
19/12/2023
19/12/2023
18/12/2023

Jawaabta oo kooban

Halkani waa Gabiley oo Laga dhisayo Biriishyo cusub
Dagaal ooge Biixi Wuxuu Rabaa in Beesha Habar jeclo oo kaliyi inay raranka ku taagnaato deegaanadiisuna ay dhismaan
Dal qaybna la horumarinayo qaarna habaaska la hoos marinayo!.

17/12/2023
17/12/2023
17/12/2023
16/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
15/12/2023
14/12/2023
14/12/2023
14/12/2023
13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023
12/12/2023
12/12/2023
12/12/2023

Horta Afka Rasmiga hanoo dambeeyee Distuur mise Dastuur midkee waaye Afka Maxaaga?!

Nin Cunsuri ah oo Qowmiyad dhan Afkeeda diidan sideebuu kuyahay Gudoomiye Akaadeemiyad Dhaqanka?

Waaba Nin Asaga ubaahan dhaqan celis haloo sheego! Diidi Madiidnee Diinow Hartighaawy

07/11/2021

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Maxamuud Xasan Maxamed iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jaamac ayaa Maanta shahaado sharaf Guddoonsiiyay Saraakiil Ciidan oo ka Qayb qaatay sugida Ammaanka doorashadii Golayaasha Degaanka ee dhawaan ka qabsoomay Degmada Eyl iyo deegaamada hoos-yimaada.

02/11/2021

GAROOWE: 2 NOV 2021 .Ciidamada Booliiska Gobalka Nugaal ayaa saacadihii aynu soo dhaafnay Gacanta ku dhigay Khamri tiro ahaan Gaaraya 137 Dhalo iyo xashiishad tiro badan kuwaasi oo Goob fagaare oo ku taal duleedka Bari ee Magaalada Garoowe lagu Gubay.

waxaaana Goob joog ka ahaa Goobta lagu Gubayay Maandooriyahan kala duwan ku xigeenka Xeer ilaalinta Guud Puntland,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal,Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal iyo Culima awdiin.

Maxamed Xareed ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamed Xareed ayaa xusay in la mariyay heerarkii sharci Maandooriyahan la gubayo.

Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan Jaamac(Dagale) ayaa Bogaadiyay dadaalka ciidamada ee la dagalanka Maandooriyaha xusayna inay Meel kasta ugu Galayan cid kasta oo isku dayda inay Gobalka Soo galiso Maandooriye iyo wixi la xiriira.

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Maxamud Xasan Maxamed (Cawil Mataan) ayaa Dignin u diray Gaadiid layda iyo dadka ka macaasha ka ganacsiga waybaha Maandooriyaha.

28/10/2021

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal MaxamuudXasan Maxamed oo uu waheliyo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Gobolka Nugaal Xuseen Xaaji iyoTaliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed Aadan jaamac ayaa Kormeer shaqo waxay ku tageen Xabsiga dhexe Ee Garowe .

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal,markii Xabsiga tageen waxay booqdeenQaybaha xabsigu ka kooban yahay sida Qaybta Maxaabiistu ku xiran yihiin oo u kuur galeen Xaalada nololeed ee Maxaabiista .

22/10/2021

Ciidamada Booliiska Qaybta Gobolka Nugaal ayaa Howlgalo xalay ka sameeyeen garowe waxay ku soo qabteen kartoomo si Qarsoodi ah la doonayay in loo soo galiyo Magaalada Caasimada Ee Garowe .

Address

Barxada
Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuradin Birjeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share