Ahmed Caraale

Ahmed Caraale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Caraale, Broadcasting & media production company, Bulsho Street, Garoowe.

08/10/2022
30/09/2022

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Taliyihii Booliiska gobolka Banaadir General Farxaan Qaroole uu ku geeryoodey qarax miino dhulka loogu aasay.

Generalka ayaa ku sugnaa deegaanka Basra, halkaasi oo ah goobta lagula eegtay Qaraxa. Wuxuu kamid ahaa sarakiil hoggaaminayay dagaalka lagula jiro AS.

29/09/2022

Qaybo ka mida xaafadda Waaberi gaar ahaan waddada Saddex-xiddigood. Xili maaaladdu shalay Roosatay.

📷Said Muse Evra

28/09/2022

Garowe International Airport.

20/08/2021
02/08/2021

Ku Soo dhawoow Ustaad Omar inshaar OGAANSHO Magaalada Garowe

09/02/2021

Farmaajo!

06/02/2021

QUDBADII MADAXWEYNE FARMAAJO EE BAARLAMAANKA MAANTA UU KA JEEDIYAY

01/02/2021

Meydka Janaraal maxamed Nuur Glaal ayaa salaada Janaasada lagula tukaday Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magalada muqdisho Reysalwaasaraha iyo xubo kale ayaa ka qeybgalay

31/01/2021

||MUXAADARO || INTEE IN LA'EG AYUU QOFKU DIN U BAAHAN YAHAY || SHEIKH MUSTAFE HAJJI ISMAIL GAARUN || JAAMACADA PSU

30/01/2021

||SOCDAALKII CEERIGAABO-SANAAG|| QURUXDII DALKA💥💚.

30/01/2021

||Muqayiliintii Is Khiyaantay|| Rag Wada Qayiley Oo isu Qayiley, Sheego Qosol Badan😂😂

29/01/2021

|| Kulan cilmiyeedka Garoowe 2021 || Sheikh Mustafe Xajji Ismaciil Haruun

19/10/2020

Daawo:- liiska golaha wasiirada cusub ee dowlada federaalka ee Soomaaliya.

Deegaano ka tirsan gobolka Nugaal waxaa ku bahsaday Ayax aad u farabadan oo feentay naqii uu soo saaray nur-dayreedku,ay...
19/10/2020

Deegaano ka tirsan gobolka Nugaal waxaa ku bahsaday Ayax aad u farabadan oo feentay naqii uu soo saaray nur-dayreedku,ayadoo dadka xoolo dhaqatada ah ay cabasho ka muujiyeen arintaas,maadaama laaciiyaraa ee xooluhu ku naqaysan lahaayeen Ayax hilfaha u qaaday.
Deegaanada Ayaxu saameeyay waxaa ka mid ah dhulka miyiga ah ee hoostaga Deegaanka Xam-xamaa iyo guud ahaan dhulkii naqa laga degay sanadka.
Dadka Xoolo dhaqatada ah waxay noo sheegeen in Xukuumadda Puntland aysan weli wax caawi-maad ah oo ku saabsan la dagaalanka Ayaxa aysan uga iman.
Qaylo,Xabado la dul-mariyo,Taayir lagubo hadii la helo waa qayb ka mid ah farsamooyonka ay isticmaalayaan REER-GUURAAGA Ayaxu Saameeyay.
Inta badan deeeganada Puntland ayuu saameeyay Ayaxu,waxaana dadku si isku mid ah uga cabanayaan Ayaxa oo dhulkii naqalahaa Abaar u bedelay.
Xukuumadda Puntland ayaan wax badan ka qaban la dagaalanka Ayaxa,ayadoo shalay Madaxweyne Deni loo sheegay in intii uu maqnaaa Ayaxa si xun loola diriray.

Address

Bulsho Street
Garoowe

Telephone

+252907913083

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Caraale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Caraale:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Broadcasting & media production in Garoowe

Show All