Faafinta Diinta Islaamka

Faafinta   Diinta Islaamka bisnis kiraynta guryaha iyo iibinta dhulalka

11/02/2023

asc dhamaan walaalaha soomaaliyeed

24/12/2022

Asc dhamaantiin

asc walaalaha soomaiyeed dhamantiin allaha idin xafido aduun iyo aakhiraba Digniinfadlan iska ilaali korantada xiliyada ...
18/10/2022

asc walaalaha soomaiyeed dhamantiin allaha idin xafido aduun iyo aakhiraba

Digniin
fadlan iska ilaali korantada xiliyada roobabku da,ayaan.
gaar ahaan baalayaasha iyo meelaha u dhowdhow
mahadsanidiin

02/10/2022

Berri waa Isniin⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi Muxamad ﷺ Rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.
inshaaa alllah mahadsanidiin walaalayaal

27/09/2022

السلام عليكم رحمة الله وبركاته
dhamaan walaalaha sooamliyeed allaha idin xafido dhamaantiin meelkasta oo aad joogtaan waxaan idinka codsanayaa in aad groupkaan igala shaqaysaan siduu u hormari lahaa waad mahadsan tihiin alle ayaa mahad leh

23/03/2022

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.inshaaa alllah

09/03/2022

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman

02/03/2022

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.inshaa allaah

27/02/2022

Berri waa Isniin⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.

22/02/2022

انا لله و انا اليه راجعون

لله ما اعطى وله ما اخذ وكل شيءٍ عنده بمقدار.

Waxaa hadda la ii soo sheegay in qarax lagu dilay Sh. C/naasir Xaaji Axmed Allaah waxaan uga baryayaa dambidhaaf, qabri waasic ah iyo jannada Firdaws ah.

Ehelka qaraabada iyo dhammaadda Soimaaliyeedna samir iyo iimaan.
Run ahaantii waa geeri taabatay waayo waa sheekhaygii waa macalinkaygii

Si aad uga faa'iifaysatid duruusta ka socota guruubka telgram ka ee TUBTA TOOSAN kusoo biir guruubka adaa gujinaya meesh...
12/02/2022

Si aad uga faa'iifaysatid duruusta ka socota guruubka telgram ka ee TUBTA TOOSAN kusoo biir guruubka adaa gujinaya meesh baluugga ah
Sidoo kale saaxiibadaada iyo qaraabadaada kusoo dar si khayrku ufaafo adiguna aad ajar u hesho
https://t.me/+FBiXQ7WtwwQ0Y2U0
Fadlan share dheh si dadka kugu xiran guruubka ugu soo biiraan khaykuna u faafo

07/02/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
شكرا لكم جميعا

02/02/2022

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.

29/01/2022
25/01/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaantii waad mahadsan tihiin walaaha

22/01/2022

السلام عليكم ورحمة الله بركاته

Maalinta jimcahaJimcaha waa maalin fadli badan waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiintu ku kulmaan masaaj...
07/01/2022

Maalinta jimcaha

Jimcaha waa maalin fadli badan waayo waa ciidda muslimiinta, waa maalin ay muslimiintu ku kulmaan masaajidka iyagoo ka kala yimi meelo kala fog si ay u dhagaystaan xuska Alle iyo wacdiga Imaamka.

Qofka muslimka ah haduusan dhageysan wacdi muddo dheer qalbigaa mirira marka xigana ka awdma kheyrka, Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey orkiisa ha yeelee wuxuu yiri:

(لَيَنْتَهِيَنَّ أَقْوَامٌ عَنْ وَدْعِهِمْ الْجُمُعَاتِ أَوْ لَيَخْتِمَنَّ اللَّهُ عَلَى قُلُوبِهِمْ ثُمَّ لَيَكُونُنَّ مِنْ الْغَافِلِينَ) رواه مسلم
Ragga haddii eeyan ka joogin ka tegidda ay ka tegeyaan salaadaha jimcooyinka Ilaahay wuxuu ka dabooli doonaa quluubta kadibna waxay noqonayaan kuwo kheyrka hilmaansan.

Jimcadu waxay ka mid tahay xilliyada samadu furan tahay oo hadduu addoonku ducaysto Ilaahay kor ahaaye ka aqbalayo ducada Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey korkiisa ha yeelee wuxuu yiri:

(خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ فِيهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الْجُمُعَةِ فِيهِ خُلِقَ آدَمُ وَفِيهِ أُدْخِلَ الْجَنَّةَ وَفِيهِ أُخْرِجَ مِنْهَا وَلَا تَقُومُ السَّاعَةُ إِلَّا فِي يَوْمِ الْجُمُعَةِ) رواه الترمذي
Maalin ay qorraxi usoo baxdo waxaa u kheyr badan maalinta jimce, waayo waa maalintii la abuuray nabi Aadam, waana maalinta jannada la geliyay, waana maalintii xageeda laga soo bixiyay, qiyaamaduna dhici mayso maalinaan jimco aheyn. Sidaa awgeed Alle kor ahaaye wuxuu noo dardaarmay in loo degdego salaadda jimce marka laysugu yeero wuxuuna yiri:

(يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِي لِلصَّلاةِ مِن يَوْمِ الْجُمُعَةِ فَاسْعَوْا إِلَى ذِكْرِ اللَّهِ وَذَرُوا الْبَيْعَ ذَلِكُمْ خَيْرٌ لَّكُمْ إِن كُنتُمْ تَعْلَمُونَ)الجمعة: 9
Kuwa Alle iyo xaqa rumeeyow marka la adimo salaadda jimce u degdega xuska Alle kana taga wax kala iibsiga saasaana idiin kheyr roon haddaad tihiin kuwo wax garanaya.

Haddaba waxaa habboon in loo darbado jimcaha oo qofka muslimka ah uu qubeysto oo weyso qaato, Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey korkiisa ha yeelee wuxuu yiri:

(عَلَى كُلِ مُسْلِمٍ الغُسْلُ يومَ الجُمْعَةِ ويَلْبَس مِنْ صَالِحِ ثِيَابِهِ وَإنْ كانَ لهُ طِيْبٌ مَسَ مِنْهُ ) الشيخان وأحمد
Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajibay inuu qubeysto maalinta jimcaha iyo inuu ku labisto dharkiisa kuwa ugu wanaagsan, iyo inuu iscarfiyo hadduu heli karo.

Maadaama jimcaha loogu talagalay in dadka la wacdiyo lana waaniyo waxaa waajib ah in la dhageysto khudbada imaamka, mana banaana in la hadlo ama la buuqo intey khudbadu socoto nabiga naxariis iyo nabad gelyo Ilaahey korkiisa ha yeelee wuxuu yiri:

(إذَا قُلتَ لِصَاحِبِكَ يَومَ الجُمْعَةِ وَالإمَامُ يَخْطُبُ أنْصِتْ فَقَد لَغوتَ) رواه الجماعة إلا ابنُ ماجه
Jimcaha markuu Imaamka khudbeynayo, haddaad saaxiibkaa ku tiraahdo: aamus! hadalkaagu waa mid micno darro ah.

Hadduuse qof qaldamo oo uu hadlo ama buuqo waxaa waajib ah in laga aamuso intey khudbadu socoto kadibna si xigmad leh loogu sheego.

05/01/2022

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.inshaa allaaah

27/10/2021

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan walaalaha

13/10/2021

Berri waa Khamiis⛅️ ka mid noqo kuwa nooleeya sunadii nabi muxamad ﷺ rabbina loo bandhigo camalkooda ayaga oo sooman.inshaa alllah

08/10/2021

Fadliga maalinta jimcaha فضيلة الشيخ محمد معلم

08/10/2021

١.ولستُ أرى السَّعادةَ جَمْعَ مالٍ* ولكنَّ التَّقِيَّ هو السَّعيدُ

٢.وتَقْوَى اللّه خيرُ الزَّاد ذُخرًا* وعنْدَ اللّه للأتقى مَزيدُ

٣.وما لا بدَّ أنْ يأتي قَريبٌ* ولكنَّ الذي يمضي بَعِيدُ

1. I do not see happiness as making money* but the pious is the happy one.

2. And the piety of God is the best of provisions * and with God the pious have more.

3. And what must come soon, but that which passes is far away

18/09/2021
16/09/2021

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Dhamaan walaalaha soomaliyeed soo dhawaad page barashada diinta islaamka

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faafinta Diinta Islaamka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Faafinta Diinta Islaamka:

Share