Bancade media

Bancade media Kusoo dhawow bancadde media

18/12/2024

: Ciidanka SSB oo gubay Shangeed gabi ahaan, Buuhoodle in la galo ayaa suuro gal ah. ila joog.

17/12/2024

Just Now

17/12/2024

Ciidanka Qaranka JSL oo guulo waa weyn gaadhey

Ciidamada qaranka iyo kuwa madaniga ah ayaa dagaalkii galabta ka soo hooyay guulo waawayn waxaa jira maxaabiis ay ka mid...
17/12/2024

Ciidamada qaranka iyo kuwa madaniga ah ayaa dagaalkii galabta ka soo hooyay guulo waawayn waxaa jira maxaabiis ay ka mid yihiin saraakiil ka tirsan huwanta oo laga qabqabtay sidoo kale waxaa jira gawaadhi laga gubay iyo kuwo gacanta lagu hayo,

Dhanka kale ciidamada ssb oo saaka ku ruqaansaday degaanka buqdharkayn iyo aagag yayle ayaa si nabad galyo ah uula warergay waxaana hada gacanta ku haya ciidamada ssb"

Tusbaxlayaasha garxajis bari
15/12/2024

Tusbaxlayaasha garxajis bari

14/12/2024

Degdeg ceerigaabo iyo hada dagaal toosa

Wasiirka cusub ee wasaarada Wasiirka Dib-udejinta. Saleebaan ducaale Xaaji jaamac
14/12/2024

Wasiirka cusub ee wasaarada Wasiirka Dib-udejinta. Saleebaan ducaale Xaaji jaamac

Wareegto Madaxweyne Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maant...
14/12/2024

Wareegto Madaxweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 14/12/2024 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-002/122024 uu ku magacaabay Af-hayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne


Magacaabid



Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markii aan arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waayo-aragnimadiisaba;

Markii aan ku qancay: In uu hanan karo mas’uuliyadda ka dhalanaysa xilkan;

Markii aan sameeyey: La-tashi;

Waxa aan go’aamiyey;

In Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr) laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Af-hayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.


ALLAA MAHAD LEH

________________
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Wasiirka maaliyadda, arrimaha gudaha, arrimaha dibadda, iyo madaxtooyada ayaa kamid ah xilalka golaha wasiirrada ee maan...
14/12/2024

Wasiirka maaliyadda, arrimaha gudaha, arrimaha dibadda, iyo madaxtooyada ayaa kamid ah xilalka golaha wasiirrada ee maanta la filayo in madaxwayne Cirro magacaabo. Halkan kala soco wararka ugu dambeeya oo xaqiiqo ah.

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la filayaa inuu 24 saac ee soo socda kusoo dhiso golihiisa dawlada. Si ...
13/12/2024

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa la filayaa inuu 24 saac ee soo socda kusoo dhiso golihiisa dawlada. Si gaar ah waxa loogu dheh taagayaa ku dhawaaqista gollaha wasiiradda ee xukuumada cusub ee Cabdiraxmaan Cirro.

Yaad filaysaa inuu ka mid noqon doono xukuumadda cusub siyaasiyiinta iyo shakhsiyaadka aad taqaan?

12/12/2024

Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro

12/12/2024

Afaafka h**e ee madaxtooyada

Madaxweynaha 6-aad ee Jamhuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Khamista todobaadkan oo ku be...
10/12/2024

Madaxweynaha 6-aad ee Jamhuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Khamista todobaadkan oo ku beegan 12-ka bishan si rasmi ah loogu dhaarin doona xilka Madaxtinimo looguna caleemo saari doona isaga Iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa Amb. Maxamed Cali .

Magaalada Hargeysa ayaa waxa ku soo qul-qulaya Wufuud iyo marti meeqaam sare ah oo ka qayb galaaya Munaasibadas.

10/12/2024

Mulkiilaha Bancade media

09/12/2024

Ciidamada madanigaa ee beesha garxajis bari (G36) ee difaaca kaga jira jiidaha gobolka sanaag

Beesha yonis ismacil ee degta gobolada bariga Somaliland ayaa shir isugu yimi magalada Hargeisa shirkaasi oo u jeedadiis...
07/12/2024

Beesha yonis ismacil ee degta gobolada bariga Somaliland ayaa shir isugu yimi magalada Hargeisa shirkaasi oo u jeedadiisu aayaha beesha iyo horumarka Degaanka

06/12/2024

Degaanka tuur-gool waxay u dhaxeysaa degaanka god-heli iyo docosha

Address

Bohol
Erigavo

Telephone

+252636950071

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bancade media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share