ciidamada police ka waxaan ku adkaynaynaa in talaabo sharciya laga qaado dadka bililiqada wada Xildhibaan Fuaad Cabdiweyd
ciidamada police ka waxaan ku adkaynaynaa in talaabo sharciya laga qaado dadka bililiqada wada
Xildhibaan Fuaad Cabdiweyd
qofkasta oo dembi ku cadaado inuu ciqaabteeda maro ayaan balan qaadaynaa Gudoomiyha Gobolka Sanaag
qofkasta oo dembi ku cadaado inuu ciqaabteeda maro ayaan balan qaadaynaa
Gudoomiyha Gobolka Sanaag
Taliyaha qaybta Police-ka ee Magaalada Ceergaabo ayaa faahfaahin ka bixiyey dad lagu soo qab qabtay Bililiqo
Taliyaha qaybta Police-ka ee Magaalada Ceergaabo
ayaa faahfaahin ka bixiyey dad lagu soo qab qabtay Bililiqo
Deg deg taliyha Saldhiga Police-ka Ee Daalo ee Magaalada Ceergaabo ayaa faahfaahin ka bixiyey dad lagu soo qab qabtay Bililiqo
Deg deg taliyha Saldhiga Police-ka Ee Daalo ee Magaalada Ceergaabo
ayaa faahfaahin ka bixiyey dad lagu soo qab qabtay Bililiqo
Warsangeli hadii uu kabaxay heshiiskii 1993 ceergaabo lagu gaadhey hanoosheego. Suldaan Cali Suldaan Saciid Suldaan Cali
Warsangeli hadii uu kabaxay heshiiskii 1993 ceergaabo lagu gaadhey hanoosheego.
Suldaan Cali Suldaan Saciid Suldaan Cali
"Magalada Dagaal Baa ka dhacay dadkii Baa Qaxay Dadkii Qaxay Dadka Guryahooda Baadhay Waa in Talaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado"
"Magalada Dagaal Baa ka dhacay dadkii Baa Qaxay Dadkii Qaxay Dadka Guryahooda Baadhay Waa in Talaabo Sharciga Waafaqsan Laga Qaado"
"Qof Guri aanu Lahayn Sheegtay oo Wax Ku qoray isagaa Cadeeyay inaanu lahayn ee been buu sheegtay"
"Qof Guri aanu Lahayn Sheegtay oo Wax Ku qoray isagaa Cadeeyay inaanu lahayn ee been buu sheegtay"
Jiif Caaqil Xasan Godane
"Odayda iyo Waayeelka Gobolka Sanaag Amar Waxay Ku Qabaan Inay cidii Wax Bililiqaysata Talaabo Sharciga Waafaqsan Ka Qaadaan"
"Odayda iyo Waayeelka Gobolka Sanaag Amar Waxay Ku Qabaan Inay cidii Wax Bililiqaysata Talaabo Sharciga Waafaqsan Ka Qaadaan"
Guurti Naasir
Ninkii wax aanu lahayn qaatayow maalinta qiyaamaa waa lagaala xisaabtamayaa e meshaad ka soo qaaday ku celi
Ninkii wax aanu lahayn qaatayow maalinta qiyaamaa waa lagaala xisaabtamayaa e meshaad ka soo qaaday ku celi
Gaadiidka guryaa la bililaqaystay qaadaya waxaan leenahay gawaadhidiinu yay ku guban bililiqada aad guraysaan
Gaadiidka guryaa la bililaqaystay qaadaya waxaan leenahay gawaadhidiinu yay ku guban bililiqada aad guraysaan
Ninka guri aanu lahayd isku soo duubaya e markhaati is daba qaaday waxaan leenahay haka waantoobo
Ninka guri aanu lahayd isku soo duubaya e markhaati is daba qaaday waxaan leenahay haka waantoobo
Hadaanu wayeelka nahay anagu nabad baanu haynaa hadii la waayo waa meesheeda
Hadaanu wayeelka nahay anagu nabad baanu haynaa hadii la waayo waa meesheeda