Sanguuni Radio

Sanguuni Radio Radio Sanguuni, waa idaacad Bulsho (Community Radio)

Radio Sanguuni, waa idaacad Bulsho (Community Radio) oo madax bannaan oo xaruunteedu tahay Magaalada Dhoobley waxana la,aasaasay 15-06-2020

16/01/2025

Kitaabka Minhaaj Casharkii 170-aad ee Radio Sanguuni 16-01-2025 Sheekh Abuukar Xassan Maalin

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadda macalinimadu waxa ay kamid tahay shaqooyiinka ugu muhiimsan ee dunida kajira. Macalimiinta ka shaqeeya Dalkeena Soomaaliya ayaa ah kuwa ku shaqeeya duruufo ada…

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyga kooxda Newcastle United Alan Shearer ayaa magacaabay meesha kaliya ee ay suurtagal tahay ah ee uu Alexander Isak u dhaqaaqi doono hadii uu ku biirayo koox pre…

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Martin Zubimendi ayaa qarka u saaran inuu ku biiro Arsenal Iyada oo heshiiska xiddiga Khadka dhexe la dhamaystiray sida ay sheegayaan wararka ka imanaya England. Warka …

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Subax Wanaagsan ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Fardowsa Axmed Cabdi

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo dhameeyo dagaalka lagu hoobtay ee muddada 15-ka bilood ka socda Gaza, ayaa Arbacadi shalay magaalada Doxa ee caasimadda Qatar lagaga dhawaaqay heshiis xabbad joo…

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Jubbaland ayaa deegaanka Istanbul oo dhaca Waqooyiga Magaalada kismaayo kasameeysay dhireen loogu tala galay yareynta dabays…

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyada oo la kulanta dhicis waa xaalad adag oo saamaysa dhinacyada caafimaadka jireed, kan nafsiyeed, iyo guud ahaan nolosha qoyskeeda. Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbi…

16/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay jiraan Dad Aaaladaha Baraha Bulshada ay ku gudbiyaan Sawiro iyo Muuqaalo Anshax-xumo ah ayaa waxaa Laamaha Ammaanka Gobolka Baay ay ku howlan yihiin sidii u y…

16/01/2025

Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Casharka 358-aad ee Radio Sanguuni 16-01-2025 Sheekh Nuur Baaruud Gurxan

15/01/2025

Barnaamijka Caafimaadka ee Radio Sanguuni Todobaadkan waxaan ugaga hadlaynaa Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay sida loola noolaan karo cudurka macaanka 15-01-2025 Maxamed Cali Samow

15/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali

15/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis …

15/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Khadar Axmed Salaan

15/01/2025

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni 15-01-2025 Maxamed Cali Samow

15/01/2025

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hey’adda SoDMA ayaa ku dhawaad laba kun oo qoys gargaar ugu qeybisay deegaano hoostaga Degmooyinka Ceelbuur iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Deeqdan ayaa waxaa …

Address

Dhoobleey
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanguuni Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sanguuni Radio:

Videos

Share

Category