Daawad yare

Daawad yare Cimiilo kasta wakhtiiga ka miid tahay

I'm252 Som
22/10/2021

I'm252
Som

19/10/2021

kalgaceyl Guhaad Badan
Arimiyo Galiilyo leh
Muxuu Ii Gabraar Saday
Dareenkey Ku Gaylamay

Maxaa Geegan ii Dhamay
Hamigu ii Garaad Diray
Gooromaha inaan Dhexgudo
Lagubto Gaajiyo Dhaxantaa
Indhuhu siilada dhamaan

Dadko idil aan Ka Go'o
Miyaa aniga la'ii Gartay

Daawad yare page-📹

18/10/2021

°Xaajadu way Dheertahoo
°Adaa Dhayal Moodayee
°Danta Xadhig Laga Tidcado
°Afkana waalagu Dhansiin
°Inaad Isku Dooq Tihiin
°Dhiig Iyo Udug Aad Tihiin

°dhaliishuna Waa Nafto
°Dharaarna Cuntee
°Intii aad u Dhiman Lahaeyd
°Inaad Dhaaftaa Haboon
°Nafyahay Dhaaftaa Haboon

Daawad Yare Page

16/10/2021
11/10/2021

Sheeko Xigmad iyo Qosol Badan Funny ah👇.

Nin Marugaysan Oo Cabtooy Ah Ayaa Saaxiibkiis U yimid Oo Cabtooy Kale Ah Wuxuu Dhahay Ninyahow Dhibweyn Ayaa i heysta Xaaskeyga Mar Walba Waxey Ka Shekeysaa Ninkii H**e Ey Kala Tageyn😄.
Saaxiibkiis Ayaa Qosol Ku Dhuftay Kadibna Yiri Waxaas Wax Weyn Maha Aniga Tayda Habeen Iyo Maalin Waxey Kahadashaa Ninka Ay Guursan Donto Aniga Kadib😄.

Dulqaad Baa Leysku Dhafaa Xaalad walboo dhiba ood kujirto waxa jira xaalad kasii xun uu qof kale kujiro hubaal.

Address

Ceelaayo
SANAAG

Telephone

+252907511535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daawad yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other Media/News Companies in Ceelaayo

Show All

You may also like