Hussein Jama mohamed"

Hussein Jama mohamed" waxaan ku dhashay magaalda Buuhoodle Ee xarunta g.cayne

War Ninki la sheegayo ma Ninkan baa "Axmed  waxa uu ahead nin wanaagsan"🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
13/04/2023

War Ninki la sheegayo ma Ninkan baa
"Axmed waxa uu ahead nin wanaagsan"
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

26/03/2023

Laascanood: Jiida Maraaga iyo Taangiga Biyaha ayaa dagaal culus ka socdaa, ciidamada lugta ee SSC ayaa h**e ugu ruqaasaday fadhiisimihii aaga maraaga ee Goojacade laga ilaalinayay oo Somaliland saaka iskaga guurtay.

03/03/2023

DEG DEG: BUUHOODLE.

Mid Kamid ah Culumada Buuhoodle ayaa salaadii Makhrib Kadib ka is taagay Misjid Jaamaca Buuhoodle Waxana uu sheegay in dagaalka laascaanood aanu hayn Jidhaad, isagoo dhalinyarada Ka Waci Galiye Dagaalka.

Maxaa Hada dhacay.

Dhamaan dadkii Misaajidka ku tukaday ayaa hadalkaasi siwayn uga xumaaday Waxaana Misaajidka ka dhacay Buuq iyo sawaxan hadalkaasi siwayn looga soo horjeedo

Iimaanka Misjid jaamaca Wayn ee Buuhoodle shiikh Maxamuud Cali Yusuf ayaana Raali Galin ka bixiyey Hadalkaasi ka soo yeedhay shiikh Waxana uu sheegay inaanay Culumada deegaanku la Qabin fikirkaasi Wadaadka.

Jamaahiita Buuhoodle ayaa ilaa hada iyagu ku sugan Banaanka Misaajidka waxayna sugayaa Wadaadka Hadalkaasi Misaajidka ka sheegay in dagaalka Laascaanood aanu ahayn Jidhaad.

02/03/2023

Fanaanka Qarniga♥️♥️

02/03/2023

Dhulbahante, dulmi iyo kibir ayaa la isugu daray.

- labaatan sano ayaa ciidan duljoogay oo dhib uun uu deegaankooda ka taagnaa (reer kale oo labaatan sano ciidan dul joogay ma jiro)

- Dhulbahante waxaynu nidhi waynu is cafinay, haddana saraakiishoodii baynu xidhxidhnay.

- Dhulbahante waxaynu ku qabsanay ganacsigoodii oo aynu nidhi khasab sheer nagu siiya.

-Dhulbahante oo geeriyaysan oo garan la cid dishay oo muhadaraadaya ayaynu sii dilnay.

- dhulbahante geeridii, cadaawad afka ah ayaynu ugu sii darnay, HA GUURAAN, WAA ARGAGIXISO, LAASCANOOD HA DUNTO, NALKA IYO BIYAHA KA GOOSTA, LACAG BAY NAGA CUNEENE HA NOO SOO CESHAAN. Halka ciyaal iyo naagona maalin walba leeyihiin dhulbahante waa kurdiyiin iyo waa falastiiniyiin.

- Dhulbahante garaadkoodii keliya ee Somaliland ahaa iyo Cali Khialif Galaydh, ba waxaa loo geystay sharaf dil, ixtiraam la'aan iyo balan ka bax joogto ah.

- Dhulbahante maalin walba taariikhdoodii ayaa rag waaweyn oo Somaliland ahi waslad xaaraan ah ka dhigaan.

-Dhulbahante maalin walba rag waaweyn oo madax ah ayaa ku hor caayaayey ehelkooda oo Majeerteen iyo Daaroodka kale ah.

Waar miyayna dad gob ah oo ixtiraam leh oo garawshiiyo leh ahayn?. Waar dadka dulmiga iyo kibirka aynu ka dayno, oo culayskan ciidan ee 20 jirsaday ka dulqaadno. Maxay kaga duwanyihiin dadka kale? WAXBA!.

NIN WALAALKII GEED UGU JIRA GEESI NOQON WAA.

Waxa qoray Hussein Jama mohamed"

19/02/2023

Duqayntii ugu badnayd ayay maleeshiyada Argagixisada Jabhada SNM saaka kubilaabeen markale magaalada Laascaanood sitoosa ayay hubka waaweyni saaka ugu hoobanayaa Guryaha shacabka rayidka ah iyo goobaha caafimaadka ee magaalada Laascaanood.

Shacab soconaya iyo gaadiid soconayaa majiro maadaama ay meel kasta saaka la'arkayo yaga oo qiiqaya waana subixii 15aad oo xidhiidha.

27/01/2023

”Guusha yaa leh SSC” halgamaa yer oo saamayn weyn ku yeeshay baraha Bulshada kadib markii uu kasoo dhex muuqday kacdoonka jamaahiirta SSC ee kasocda Laascaanood.

27/01/2023
27/01/2023

Maandhow lib baan kalatagaa leeco dirireed

05/01/2023

: Wararka aan ka helayno cadowga waxay sheegayaan inay ku hanjabeen haddii ciidanka Deegaanka magaalada laga saari waayo weerar baanu soo qaadaynaa waliba waxay sheegeen inay ka aarsan doonaan Shacabka & huggaamiyaasha jamaahiirta Kacdoon shacab.

Hadaba Ciidanka xaq u dirirka heegan haku jiraan iyo dhufaysyadooda ciidan, shacabka iyo jamaahiirtu waa inay wado kasta ku jaraan iskorogo ciid ah markasta guushu waa dhankeena iiddoor waxkasta ay hayaan ha soo daayaan ninkii Dhulbahante ah ee horgala ee soo hor booda cadowga tallaabo halaga qaado.

Waad Mahadsantahay Xildhibaan Abdi Ibraahin Warsame( Abdi Qawdhan) Baarlamaanka somalia ayuu gaadhsiiye Xasuuqa ka socda...
05/01/2023

Waad Mahadsantahay Xildhibaan Abdi Ibraahin Warsame( Abdi Qawdhan) Baarlamaanka somalia ayuu gaadhsiiye Xasuuqa ka socda Laascaanood Habeen iyo Maalin K**a seexan Dhibaatada shacabkiisa Lagu hayo.

Waxaanu sugaynaa waa Jawaabta Guddiga Baarlamaanka somalia u Xil saaray xasuuqa Laascaanood ka socda inuu Golaha Warbixin ka siiyo faah faahsan.

05/01/2023

Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamadii milatariga ee gudaha magaalada ku sugnaa intoodii badnaa ay dib ugu noqdeen xeryahooda ku yaalla duleedka magaalada. Ciidanka ayaa xalay gudaha magaalada kala kulmay weerar kaga yimid dad shacab ah oo hubeysan.

04/01/2023

Waxaa xoriyad hellay hooyooyin habeeno badan murugo ku seexday, Haweenka ayaa Laascanood dhexdeeda ka mushxadaraya, Dhalinyarada iyo waayeelkuna gobanimadooda ayay u dabaal dagayaan.

Waxaa dhamaan isu soo baxay dadwaynihii Laaacanood waxayna Goolada ka dhex bilaabin Jaandheertii uu tolku caanka ku ahaa.

Bidhaan Media Afnugaal Media Inc.

04/01/2023

Shir Muuse Biixi la leeyahay horgalada Dhulbahante ee Hargaysa jooga.

1.Keenadiid Awil (Wacays Aadan)

2.Joofeey Reer Hagar

3.Cali Qayaad

4.Cali Baashe Ugadhyahan

5.Mukhtar Xabashi Ugadhyahan.

6.Indho Indho Ugadhyahan

7.Abdikarin Saciid Aw Cabdi Ugadhyahan.

8.Cabdi Khayre Bahararsame.

9.Mohamed Jama Moris (Khaalid)

10.Cabdi Cabdilahi Js

11.Ilkacase.

12.Wasir Cabdirashid Qanbi Rer Hagar

Wasirada iiddoor Ee Hawsha Loo Xilsaaray Waxay Kala Yihiin Maxamed Kaahin,

Sacad Cali Shire Iyo Siciid Sulub.

04/01/2023

Reer puntlandnow kawarama hadaan 1melyan oo lacaga iska aruurino oo Dani qurux aan ciidanka kaga kiraysano si aan shacabkeena laascaano ugu gurmano waad ogtihiin Dani diin aan lacag ahayn malehe

Hada postigan markuu arko ilaa biri qofkii soobooqda waxuu hadalka oga bilaabayaa kabtan ayuubaa malyen sheeg sheegayaye wax lacag wada ma aragteen kkkkk
Ilaahow iimaanka hanaga qaadin.

Address

HusseinJama00@gmail. Com
Buuhoodle

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Jama mohamed" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share