Mubaarik samadoon

08/10/2024

Fardihii hawdka iyo ciidi casayd 🐎❤️

08/10/2024

Hoggaamiye ku xigeenka SSC-Khaatumo Dr. Mohamed Abdi Ismail Shiine oo ay weheliyay wasiirka wasaaradda tamarta, khayraadka biyaha iyo macdanta mudane Cali Warsame Cismaan, xubno ka tirsan Baarlmanka, badhasaabka Gobolka Cayn, iyo hawlwadeeno sare oo ka mid ah xukuumadda ayaa maanta xariga ka jaray ceelka cusub ee deegaanka Xadhadhan kaas oo ay hirgelisay hay'adda Laanqayrta Cas.Ceelkan ayaa dabooli doona baahida biyo ee ay qabaan dadka iyo duunyada. Axmed Cabdulqaadir Siciid oo ka socday hay'adda Laanqayrta Cas ayaa sheegay in muddo laba sano ah ay ku hawlanaayeen hirgelinta mashruuca ceelkan oo isugu jira qoddida ceel cusub, qalabayn iyo hannaanka soolarka oo ceelka cusub lagu rakibay.

05/10/2024

Buhoodle oo rooban 📍🌨❤️

Mohamed Gamaadiid Cadaawe

27/09/2024

Vocation time❤️

25/06/2024

24/06/2024

Beer ee magaalada buhoodle 🏕📍🏞

26/04/2024

Soo mention garee qof reer 🏕🏞📍

23/04/2024

Vlog/santarkii burburis oo robsaday🏞🏕🏖

Uwac qof reer burburis ah

14/03/2024

Waligaa geel ma raacday🐪❓️

13/03/2024

Soo sheeg magaceeda ?

04/03/2024

Abwaan Garaaɗ adeer gabayga naga hagaaji😅🤣

14/01/2024

Dalxiis buhodle to miyiga burburis

Horta qof aan waligii ubax loo keenin siduu u nool yahay?1k ❤️
18/10/2023

Horta qof aan waligii ubax loo keenin siduu u nool yahay?
1k ❤️

Address

Buuhoodle
HAJIHIRAD

Telephone

+252636376871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mubaarik samadoon posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mubaarik samadoon:

Videos

Share

Nearby media companies