Sacad Cabdi Boos

Sacad Cabdi Boos Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sacad Cabdi Boos, Burco.

10/10/2024

Cabdiraxmaan Cirro For
Waddani for Party ...........

Salaadiinta iyo gudiga guud ee HJ doorkoodii is bedelka way qaateen, wayna ku mahadsanyihiin.

Count down
13/08/2024

Count down

Hanblyo, Hanbaly, Hanbalyo Rugsan iyo reer san indrky Crisaaq Cali Jamac iyo Marwadiisa Deeqa Cismaan Axmed.            ...
31/07/2024

Hanblyo, Hanbaly, Hanbalyo

Rugsan iyo reer san indrky Crisaaq Cali Jamac iyo Marwadiisa Deeqa Cismaan Axmed.

بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر

30/09/2023
Fadlan mudane/marwo, fadlan ilawadaag xog ku saabsan caqabadaha hortaagan Adeega cisbitaalka guud ee Burco.
02/04/2018

Fadlan mudane/marwo, fadlan ilawadaag xog ku saabsan caqabadaha hortaagan Adeega cisbitaalka guud ee Burco.

20/03/2018

Sidani, waa sida ugu fudud ee Ee aad u xidhan karto
Tie-ga.
Barasho wacan

Ilaa hada go'aamada xukuumada ee wax lagaga qabanayo sicir bararku waa sheekooyinkii reer guura raaca iyo suul cayn ee c...
17/03/2018

Ilaa hada go'aamada xukuumada ee wax lagaga qabanayo sicir bararku waa sheekooyinkii reer guura raaca iyo suul cayn ee caruurta lagu maaweelin jiray oo kale.

Gudida la dagaalanka sicir bararka waxa laga doonayaa dariiqii lagu jaangoyn lahaa arrimahan hoose:
1. Jaangoynta Qiimaha ascaarta.
2. Jaangoynta Qiimaha sarrifka lacagaha qalaad.
3. Kaantaroolida lacagta adag debeda wadanka uga baxda.
4. U furfurida wadanka ganacsiga wadamada jaarka ah ee aan uu sicir bararku saamaynta badan ku lahayn ama yareeyey.
5. Koru qaadida tayada wasaarada ganacsiga iyo baanka dhexe ee Somaliland.

Haddii la qaado tallaabooyinkaas waxaan qabaa in is bedel fiican la samaynkaro.

Maxay adiga kula tahay muwaadin?

"Filo goor-dhaw waraysi xiise gaara leh oo aan siiyey television-ka Eryal.Waxyaabaha uu waraysigani xanbaarsanyahay waxa...
14/03/2018

"Filo goor-dhaw waraysi xiise gaara leh oo aan siiyey television-ka Eryal.
Waxyaabaha uu waraysigani xanbaarsanyahay waxa ka mid:
1. Aafada sicir bararka iyo talaabooyinka ilaa hada xukuumadu qaaday maangal nimadooda.
2.Heshiiska saddex geesoodka ah Somaliland, Ethiopia iyo Imaaraadka carabta, fursadaha ku jira iyo waliba qaylada faqashta.
3. Fiiro gaabnida farmaajo iyo cuqdada yariisow.
4. Qorshayaasha cusub ee Xisbiga Ucid iyo doorashooyinka innagu soo fooda leh.

Dhammaan qodobadaa iyo kuwo kale oo faaiido lehba waxa aad ku daawan doontaan saaxiibayaal waraysigan"

Sacad Cabdi Boos
Gud. Xisbiga cadaalada iyo daryeelka Gob/Togdheer.

14/09/2017
06/08/2017

"DOORASHO KULMIYE QABTO OO HADAL LA' BAAN ARKIWAAYEY"

27/04/2017
27/04/2017

Badheedhe iyo barwaago

Address

Burco
252

Telephone

634375557

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sacad Cabdi Boos posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share