GALAD

GALAD Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GALAD, TV Network, Burao, Burco.

configration network
29/10/2024

configration network

29/05/2024

muxuu qof walba markii la weydiiyo xaalkiisa uu u yiraahdaa waan fiicanahay isga oo aad u dhibaateysan ama murugeysan .
ma lays oran karaa kalmada waan fiicanahay murugo badan ayaa ku duugan.
waxaan rabaa qof iiga jawaaba su'aashan ?

13/04/2024

I am here to congratulate all the Muslim nations on the occasion of Eid al-Fitr, wherever they live.

Burco oo umuuqata in ay kasii kululaandoono magaalooyinka xeebaga ku yaal dhulka soomaaligu degto
12/04/2024

Burco oo umuuqata in ay kasii kululaandoono magaalooyinka xeebaga ku yaal dhulka soomaaligu degto

Hadii Qoyskan Muslim Noqon lahaa ama u jiro qoys sidan oo kale oo ah muslim ah Imisa Su,aalood oo diinaya ayaa jawaab u ...
12/04/2024

Hadii Qoyskan Muslim Noqon lahaa ama u jiro qoys sidan oo kale oo ah muslim ah Imisa Su,aalood oo diinaya ayaa jawaab u bahan

1 Ninkan Ma waxa u Noqonaya Hal Xaasle oo waxaa ka banaan sadex xaas mise laba xaas le oo waxaa ka banaan laba xaas

2 meherka ma waxaa loo Xisaabinaya laba qof iyo laba meher maadama oo ay wataan laba magac shardiga meherkana ay ku Jirto Magaca gabadha la meherinayo

Hoos ku Qor Hal ama Laba Suaal oo diiniya oo Maxkadaada Ku Soo Dhacday?????

Ku Darsoo Xisaabta Waxay Wadaagan Hal Xubin taran oo Dareenka Jidh kooda Isku Si u Dareeman galmada

Bilan Osman oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay dalka Sweden una ol-olayso ka hortagga midab takoorka ayaa ku dhacda...
12/04/2024

Bilan Osman oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay dalka Sweden una ol-olayso ka hortagga midab takoorka ayaa ku dhacday dabin loo maleegay.

Gabadhan oo dhanka kale ah wariye ayaa ayaa u ol-olayso ka hortagga midab takoorka iyo islaam nacaybka, waxaa loo soo diray nin caddaan ah oo la sheegay inuu Yuhuud yahay.

Muddo laba sano ah ayuu la sameeyay xiriir jacayl, asagoo u sheegay inuu darteed u qaatay diinta Islaamka, intii ay xiriirka lahaayeen ayay u dhashay wiil.

Ninkii ayaa hadda u sheegay Bilan inuu soo bandhigayo waxay Islaamku yihiin iyo ceebeheeda, wuxuuna sheegay inuusan diintiisa ka bixin balse uu ayada ugu tala galay inay dabinkaas ku dhacdo.

Bilan Osman oo 1992 ku dhalatay Sweden ayaa aad loogu hadal hayaa Tweterka, ayadoo ninka ay xiriirka la lahayd uu ka sameeyay qoraallo badan, wuxuu sheegay inuu Jimcaha soo fariisanayo TV-ga si uu u bixiyo waraysi ku saabsan sida islaamku yahay oo uu ula jeedo siday Bilan Osman u wada noolaayeen guur la’aan ayna awlaad ugu dhashay.

How to take this picture  πŸ€”
16/03/2024

How to take this picture πŸ€”

28/02/2024
Aduunyo waa taa ✍️Ninna waqtiga saacida mid waayaha xira πŸ₯Ήβœ…
24/02/2024

Aduunyo waa taa ✍️
Ninna waqtiga saacida mid waayaha xira πŸ₯Ήβœ…

12 anniversary Xaley oo habeen jimce ku beegneyd waxaa farxad wayn noo ah in collegeka Orbit International College - Bur...
23/02/2024

12 anniversary
Xaley oo habeen jimce ku beegneyd waxaa farxad wayn noo ah in collegeka Orbit International College - Burao ay ahayd munaasibadii 12 guuradii kasoo wareegtey asaaskii collegeka facawayn ee orbit college .

Waxaa kale oo farxad wayn inoo ah in ay noo qabsoontey xaflad sannadeedkii shaqaale waynaha college waxaa halkaa lagu abaal mariyey xubnihii ugu firfirconaa sannadkii tegey 2023 oo aan qayb ka ahaa xubnihii lagu abaal mariyey halkaa.

Ugu danbeyn waxaan siguud iyo sigaar ahba hanbaliyo, bogaadin iyo ducaba u dirayaa dhamaan shaqaale waynaha orbit international college

Mahadsanidiin dhamaantiin

Nuuraani Ahmed Xaaji Abdile

mudane madaxwayne, waxkasta oo aad taariikh lagugu xasuusto ka tagi laheehd ama kuu qabsoomay waxaa ciida ka hoos mariye...
02/01/2024

mudane madaxwayne, waxkasta oo aad taariikh lagugu xasuusto ka tagi laheehd ama kuu qabsoomay waxaa ciida ka hoos mariyey in jiilasha danbe ay kugu xasuustan doonaan in xilligii ay Ethiopia badeenna qaadatey inuu in uu soomaaliland madaxwayne ka ahaan jirey nin la odhan jirey Muuse Biixi Cabdi la dhehi jirey taas ka fiirso .
fadlan moddaas maanta baalkaaga dahabiga ah ah haku qorin.
yaaney kula fogaanin ictiraaf raadintu.
dhawr guulood oo waawyn ayaad u soo hoysey soomaaliland
guulahaas oo dhan waxaa wax k**a jiraan ka dhigi doona in dalkeeni caawa aad u sexeedo dalkale .


waxaan jeclaan lahaa in waqadaa layga gaadhsiyo madaxwaynaha somaaliland

WAXA WAX DHAQAAJIYAA WAA GO.AAN.WAXA WAX BEDELAA WAA DADAALKA 😎😎😎😎😎 2024 SANNADKII GUULASHA INSHA ALLAH
02/01/2024

WAXA WAX DHAQAAJIYAA WAA GO.AAN.
WAXA WAX BEDELAA WAA DADAALKA 😎😎😎😎😎 2024 SANNADKII GUULASHA INSHA ALLAH

05/12/2023

Address

Burao
Burco
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GALAD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GALAD:

Videos

Share

Category