Qaar ka mid ah ciyaartoydii hore ee gobolka togdheer iyo caasimada hargeiysa ayaa bulshada burao ee qurba joogta ah iyo qolqoljoogtaba waxay ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan dib u dhiska garoonka Alamzey Stadium.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta Maxkabada Sare Ee Dustuuriga ah u gudbiyey Natiijada Ku-meelgaadhka ah ee Doorashada Madaxweynaha, Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa ku dhawaaqay Natiijadii Ku Meelgaadhka Ah Ee Doorashada Madaxweynaha Ku-xigeenka Madaxweynaha iyo Xisvbiyada Qaranka 20224.
Guddiga Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa ku ku dhawaaqay doorashadii dhacday 13Nof
📢 War Deg-deg ah: Gudoomiye Ku-xigeenka KDQ Mud: Axmed Cismaan Xasan ayaa ku dhawaaqay in tirinta codadka iyo natiijada doorashada gobolka Togdheer ay si nabadgolyo ah ku soo dhamaatay.
🗳️ #SomalilandElections2024 #Transparency
📢 War Deg-deg ah: Komishaneer Xuseen Cabdi Cali (Badhaani) oo goor dhaweyda soo gaadhay xarunta guud ee KDQ ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay soo gebogeboowday tirinta codadka iyo natiijada doorashada ee gobolka Awdal.
🗳️ #SomalilandElections2024 #Transparency
Gudoomiyaha KDQ Mud: Muuse Xasan Yuusuf ayaan maanta garoonka diyaarada ee Cigaal Airport kusoo dhaweeyey komishineer Faadumo Ismaaciil Cabdi oo KDQ u qaabilsanyad gobolka Sanaag, oo sida Natiijadii Doorashada Madaxweynaha iyo Xisbiyada Qaranka Ee Gobolka Sanaag.
Deg-Deg: Tirintii Codadka Gobolka Saaxil Iyo Natiijadii Hordhaca ahayd ee gobolkas oo la soo gabagabeeyay.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa soo gabogabeeyey Tirintii codadka Doorashada madaxweynah iyo Xisbiyada Qaranka ee gobolka Saaxil Komishineer Ibraahim Macalin iyo wakiilada Xisbiyada Qaranka iyo Ururda Siyaasada ayaa sheegay in ay si nabadgelyo ah ku soo dhamaàtay guud ahaan tirintii codadka doorashadu.
🗳️ #SomalilandElections2024 #Transparency
Tirinta codadka ayaa si habsami leh uga socota guud ahaan Gobolka Maroodijeex, waxa la soo gabagabeeyey Tirintii cododaka Degmooyinka: Baligubadle, iyo Salaxlay.Waxa weli si habsami ah u socota Tirinta codadka degmooyinka Hargeysa iyo Gabilay. 🗳️
#SomalilandElections2024 #Transparenc
📢 War Deg-deg ah: Waxa guud ahaan lasoo gabgabeeyey Tirintii Codadka ee Gobolka Sanaag,Komishineer Faadumo Ismaaciil Cabdi oo ku sugan gobolka Sanaag ayaa sheegtay in si nabadgelyo ah ay ku soo dhamaatay guud ahaan Tirintii Codadka Gobolka Sanaag.
🗳️ #SomalilandElections2024 #Transparency