Reeer burco xaraabo

Reeer burco xaraabo Baxsan oil herbal

21/03/2023
02/02/2023

African is the best inthe word
Like sher flow fff

31/01/2023

ASXAABEEY SHERE FALAW ISOO SIIYA PLES

Dadkii sharfta lahaaa
04/09/2022

Dadkii sharfta lahaaa

Xaasid hadad maqasho Waa kan sawirkaga arko hdana Love ku saarin 🥺🙄🙌🏻

Jimca wangsan

Africa  waa cunnto😂😂
03/09/2022

Africa waa cunnto😂😂

Nala wadaaag reer Abtigaa me daraawiishta dhulbahante😘😘
01/09/2022

Nala wadaaag reer Abtigaa me daraawiishta dhulbahante😘😘

29/08/2022

HANTI QARAN WAA GOROOB LABA CARUURA WADTA MEEYE HABLII GAROOBTA AHAAA RELPY WXA KU SOO GALI DOONA CALFKAAGIYEE

25/08/2022

😂SHEEKO QOSOL BADAN NIN DAAWNYEY SHELEEMO HINDI AH

Nin reer baadiya ah ayaa hada ka hor galay sheleemo si u daawado hindi afsoomaali ah
Sheelemada waxa ka socday filim ajanty ah
Oo dagaal ah isla markaana shaleemadu waxay ahyd mid cidhiidhi ah oo ma lahyn meel
La fadhiisto
Ninkii wuu istaagay markuu wax yar daawnyey
Ka dib waxa uu arkay fardo iyo xabado laysku eryanyo inta uu naxay oo booday misna dadkii dusha ka maray ayaa uu jabay ka diba dhaktarka la geeyey subxii ayaa la wareystey
Oo lagu yidhi maxaa ku helay xalay kulahaa kuwii xalay fardaha lagu erynyay ayaan ka mid ahaa😂😂 like shere yaan laga ilaawin waa unoo muhiim si uu pageku inuugu socdo

24/08/2022

Alle diluunbaa dhinta😂😂

MAGAALADEE DALXII UTAGI LAHYD SOO SHEEG QOFKA AFRAAD AYAA KUSOO GALYA INAAD QARASHA KU HAYSAN KUU SHEGYEE
24/08/2022

MAGAALADEE DALXII UTAGI LAHYD SOO SHEEG QOFKA AFRAAD AYAA KUSOO GALYA INAAD QARASHA KU HAYSAN KUU SHEGYEE

20/06/2022

Ogaw hadii ninkaaga sidii kubada aad u laado in naag kle sidii gool hayaa uqabsanyso

20/06/2022

OGOOW NINKAAGA HADII SIDIII KUBADA AAD ULAADO INAAY NAAG KLE SIDA GOOL HAYAA UQABSANYSO😂

10/06/2022

SHEEKO CAJIIB AH ODAY REER BURCO AH OO XARIIF AH AYAA BARI
TSGAY MEEL TUULAA AH KA DIB WUXU UU TAGAY MASJID MARKII SALAADA LAGA BAXAY AYAA LA YIDHI MISAAJIDKA DHAQAALE LAGU DHISAA LOO URURINYAA CIDII WAX KU DARSANYSA HA IS QORTO ODAYGII AYAAA GACNTA TAAGAY MISAA HADANA LA DHAHY YAA KLE CIDNA MAAY TAAGIN HADANA ISGIIBA DHAHY ANIGA MAR SADEXAADKII AYAAA LA DHAHY YAA KLE CIDNA MAAY TAAGIN ODAYGIIBA HADANA DHAHY ANIGA MARKII AAY SUBXII GAADHAY AYAAA LA DHAHY WAAR ODAYGA WAXAASOO DHAN BIXIYEY AAYNU WAX U QALO NEEFBAA LOO QALAY KA DIB MARKII NEEFKII UU WAX KA CUNAY AYAA LA YIDHI INA MARI DOONEE WIXII AAD BIXISAYE MARKAASUU DHAHY MAXAAN HAYEY CAYDH JIBOOTAYBAAN AHAAYE😂😂😂😂

Dabaal dagiii 18 may
20/05/2022

Dabaal dagiii 18 may

03/05/2022

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin sodohdiii garaacy telphonka kadib lama heli karo noqday mar danbe ayaaye ka qabtey kadib wuxu dhahy ee ku garaaacnay ku garaacnay hadana ku gali waayee waa noocma kadib waxay tidhi ku celceli waa lagu celceliyaaye😂😂😂😂 hadaad ka heshay like shere comntigana adaa iska leh mabdaaga

EIID MUBARIK MAGAALADII BURCO ↗️↗️
02/05/2022

EIID MUBARIK MAGAALADII BURCO ↗️↗️

Waan tagi lahaaa qurbaha ee waxaan ka bqay in laay gu ciyaaaro bahal Ahaan
01/05/2022

Waan tagi lahaaa qurbaha ee waxaan ka bqay in laay gu ciyaaaro bahal Ahaan

Islaan rabta inaay daawto koobka aduunka 2022 ayaa waxaay sheevty inaaay khamara cabayso inta ciyaarta u horeysa ka hadh...
02/02/2022

Islaan rabta inaay daawto koobka aduunka 2022 ayaa waxaay sheevty inaaay khamara cabayso inta ciyaarta u horeysa ka hadhay😂😂😂

Address

City Palaca
Burco
ZIP

Telephone

+252634699752

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Reeer burco xaraabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like