ENG cabdi casiis maxamuud goox

ENG cabdi casiis maxamuud goox Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ENG cabdi casiis maxamuud goox, Digital creator, Madiinatu Rijaal, Burco.
(1)

Burco iyo mayal ๐Ÿ‘‹
02/03/2024

Burco iyo mayal ๐Ÿ‘‹

ุฌู…ุนู‡ ู…ุจุงุฑูƒู‡๐Ÿ‘‹
01/03/2024

ุฌู…ุนู‡ ู…ุจุงุฑูƒู‡๐Ÿ‘‹

Barqo wanaagsan ๐Ÿ–     Follow soo dheha zxpyaal
29/02/2024

Barqo wanaagsan ๐Ÿ–
Follow soo dheha zxpyaal

Subax wanaagsan dhisayn qurxoon Kaso dalbo whats ap 065----9624833
28/02/2024

Subax wanaagsan dhisayn qurxoon
Kaso dalbo whats ap 065----9624833

25/02/2024
22/02/2024

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa la ogaysiinayaa dadwaynaha kunool magaalada Burco Togdheer gaar ahaan xafadda hodan iyo nawaaxigeeda in SACAADADIIN PHARMACY uu kuu diyaariyey dhakaatiir takhasus uleh adeegyada ay bixinayaan Dr.C/NAASIR CISMAAN ASKAR oo ah dr ku takhasusay xanuunada guud iyo caruurta sidoo kale waxa kuugu diyaara dhalhtar ku takhasusay xanuunada dumarka DR.C/RAXMAAN MUUMIN KIBAAR

SUBAXII DHAKHTARKA DUMARKA
6:00------8:00 subaxnimo
Gelin dambe 4:00------8:30 fiidnimo
SUBAXII DHAKHTARKA CARRUURTA
7:00--------12:00 Duhurnimo
Galabtii 4:00---------8:00 fiidnimo ๐Ÿ–

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญMurugada haysata caruurtan uma baahnid in lagaaga warramo waayo wajigooda ayaa hadlaya ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญPlease aynu uducayno in ilaah...
21/02/2024

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญMurugada haysata caruurtan uma baahnid in lagaaga warramo waayo wajigooda ayaa hadlaya ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ
Please aynu uducayno in ilaahay si deg deg ah caddaaladooda usiiyo ๐Ÿคฒ

*Halgan noloshu weeyee                Ha hilmaamin weligaa โœŒCabdi Casiis Mohamoud Goox โœ
20/02/2024

*Halgan noloshu weeyee
Ha hilmaamin weligaa โœŒ
Cabdi Casiis Mohamoud Goox โœ

Buuga laga qoray alle how raxmadee Abwaan Hassan sheikh moumin ee Gaaraabidhaan oo dhawan lagu soo bandhigi doono magaal...
19/02/2024

Buuga laga qoray alle how raxmadee
Abwaan Hassan sheikh moumin ee Gaaraabidhaan oo dhawan lagu soo bandhigi doono magaalada Burco

Iyo qaar kamida ardayda dugsiga sare ee sheikh ibraahim ๐Ÿ–

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญAx ax ax ilnaalilaahi wa inaa ilaahay raajucuun alle hakuu naxariisto wllky Cabdi qani siciid ciise oo gacan ka xaqdar...
19/02/2024

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญAx ax ax ilnaalilaahi wa inaa ilaahay raajucuun alle hakuu naxariisto wllky
Cabdi qani siciid ciise oo gacan ka xaqdarani dishay ๐Ÿคฒ

18/02/2024

Habeenimo wanaagsan zxpyaal ๐Ÿ–
Follow dheh page ka ๐Ÿค™ ama
Whatsa pp ---------0659624833โœ

ุงู„ู‚ู„ู… ู…ูƒุณูˆุฑ ๐Ÿ˜‚Reer burco sidan maxay ka wadaan๐Ÿค”
18/02/2024

ุงู„ู‚ู„ู… ู…ูƒุณูˆุฑ ๐Ÿ˜‚
Reer burco sidan maxay ka wadaan๐Ÿค”

3:0 FUL TIME 6:0 KA TIRIYA ๐Ÿ–
18/02/2024

3:0
FUL TIME 6:0
KA TIRIYA ๐Ÿ–

18/02/2024

Taageere da yar oo reer Burco ah ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Alx waxan logadoda ku abaal marinayHormuudka xarunta sawirada ee Bildhaan production๐Ÿค™
17/02/2024

Alx waxan logadoda ku abaal marinay
Hormuudka xarunta sawirada ee
Bildhaan production๐Ÿค™

Jimce wanaagsan ammin kastoy idiintahay ๐Ÿ‘‹ EENG cabdi casiis maxamuud goox& CCabdi Casiis Mohamoud Gooxโœ
15/02/2024

Jimce wanaagsan ammin kastoy idiintahay ๐Ÿ‘‹ EENG cabdi casiis maxamuud goox& CCabdi Casiis Mohamoud Gooxโœ

Hambalyo hambalyo hambalyo.Waxaan halkan hambalyo meher wacan uga dirayaa,walaal Abdisamed yuusuf Cabdiraxmaan iyo marwa...
13/02/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo.
Waxaan halkan hambalyo meher wacan uga dirayaa,walaal Abdisamed yuusuf Cabdiraxmaan iyo marwadiisa, Bedra Amiir Cawed, oo maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada Burco, barakooba idam alle wll.
ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุงู„ุฎูŠุฑ ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุงู„ุฎูŠุฑ

11/02/2024

DADKU WAA MUDAN AMA WAA MARTI
1-HADII H.JECLO MARTI NOQOTAY
2-YAA MUDAN AH ?๐Ÿค”๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Duhur wanaagsan   Waa kee gaadhigaagu ?๐Ÿ˜‚
10/02/2024

Duhur wanaagsan
Waa kee gaadhigaagu ?๐Ÿ˜‚

Ilaahay hawnaxariisto sh Mukhtaar , ahlu masjid ayuu ahaa , ku xidhnaanti masjidka iyo quraanka ayeynu u rajayn in ay u ...
02/02/2024

Ilaahay hawnaxariisto sh Mukhtaar , ahlu masjid ayuu ahaa , ku xidhnaanti masjidka iyo quraanka ayeynu u rajayn in ay u shafeeci doonto insha allah.
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุนุงูู‡ ูˆุงุนู ุนู†ู‡ ูˆุฃูƒุฑู… ู†ุฒู„ู‡ ูˆูˆุณุน ู…ุฏุฎู„ู‡ ูˆุงุบุณู„ู‡ ุจุงู„ู…ุงุก ูˆุงู„ุซู„ุฌ ูˆุงู„ุจุฑุฏ ูˆู†ู‚ู‡ ู…ู† ุงู„ุฐู†ูˆุจ ูˆุงู„ุฎุทุงูŠุง ูƒู…ุง ูŠู†ู‚ู‰ ุงู„ุซูˆุจ ุงู„ุฃุจูŠุถ ู…ู† ุงู„ุฏู†ุณ ุงู„ู„ู‡ู… ุงู…ูŠู†๐Ÿคฒ

๐Ÿ˜ญAlle ha u naxariistee laba wiil oo isu adeer ah ayaa ku dhintay Degmada Nasiye Gobolka Togdheer , ka dib markii ay liqd...
31/01/2024

๐Ÿ˜ญAlle ha u naxariistee laba wiil oo isu adeer ah ayaa ku dhintay Degmada Nasiye Gobolka Togdheer , ka dib markii ay liqday xorfad ku taala degmadaasi.

Labada wiil oo la waayey ilaa xalay ayaa saaka maydkooda laga helay dhaamka biyaha.

Habeenimo wanaagsan zxpyaalHalkan kala soco farsamooyinka aan soo geliyo  Todobaadkii hal mar ๐Ÿ‘‹Follow page ENG cabdi cas...
29/01/2024

Habeenimo wanaagsan zxpyaal
Halkan kala soco farsamooyinka aan soo geliyo Todobaadkii hal mar ๐Ÿ‘‹
Follow page ENG cabdi casiis maxamuud gooxxโœโค

28/01/2024

Alxamdulilah riyooyinkii dabeed rumoobay ๐Ÿ‘‹โค
Follo ENG cabdi casiis maxamuud goox โœ

28/01/2024

*xabbadu hal mar bay dhacdaa
Bale waxay dishaa geesiga fulayguna wuu badbaa daaa๐Ÿค”๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

26/01/2024

Habeenimo wanaagsan zxpyaal ๐Ÿ‘‹
Follow dheh lana soco qaybaha dambe ๐Ÿค™
ENG cabdi casiis maxamuud goox โ™ฅ๏ธ

*nin dhanoo la gowracan gashigiisu kuu imane geelu xoolo kuma jiro ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‹
25/01/2024

*nin dhanoo la gowracan gashigiisu kuu imane geelu xoolo kuma jiro ๐Ÿ˜‚๐Ÿ‘‹

Motion soo dheh qofkaad meheradan ku casuumi lahayd ๐Ÿคฃ
25/01/2024

Motion soo dheh qofkaad meheradan ku casuumi lahayd ๐Ÿคฃ

Address

Madiinatu Rijaal
Burco
ALXAMDULILLAH

Telephone

+252634167333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ENG cabdi casiis maxamuud goox posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share